Webmaster

    Somali terror suspect denies escape from Dadaab camp

    A Somali suspected of terrorism was yesterday charged in a Mombasa court with residing outside a designated refugee camp. Abdirahman Ahmed Abdullahi appeared before senior principal magistrate Richard Odenyo. He admitted that he was found outside the refugee camp at Ganjoni in Mombasa town on April 3. The court was informed that police officers from…

    Read More

      Hundreds of immigrant kids sent abroad to study

      Hundreds of Norwegian-Somali children are being sent to study in Somalia, Kenya, Egypt and Britain, because their parents are concerned that they are struggling to prosper inside the Norwegian system, according to a new report from Norway’s Institute for Social Research. “Parents often find that their children are seen as weak learners, often because they…

      Read More

        Warbixin:Boqolaal Caruur Soomaali ah oo Norway ku dhashay oo Waxbarasho u taga dalkaas dibediisa iyo sababaha keena

        Oslo April 09,2014(SDN)-Warbixin ay daabacday Macahdka Cilmi barista Bulshada ee dalka Norway ayaa lagu sheegay in in badan oo ka mida caruurta Soomaalida ee dalkaa ku dhashay in dalal kale waxbarasho loo geeyo. Warbixintu waxa ay arintaa ku micneysay waalidiinta ubadkaa dhalay oo qaba in waxbarashada dalkaasi aaney kor u qaadin waxbarashada caruurtooda. Waalidiinta ayaa…

        Read More

          Qorilugud: Masiibo Ku habsatay Qoys 3-Carruur ah Oo Qarax Ku Dhimatay iyo 2-Dhaawac ah

          Qorilugud:09-April-2014(SDN)-Saddex Carruur ah ayaa Dhimatay Laba kalena Dhaawac culus ayaa Soo Gaadhay Ka dib markii uu Qarax ku Habsaday Caruur isku Qoys ah oo Ku Noolaa Deegaanka Qorulugud ee Gobolka Buuhoodle. Sida uu Qurbejoog.com u xaqiijiyey Taliyaha Booliska Degmada Qolugud Cismaan Taarwale, waxa uu Qaraxaasi ka dhacay Meel 2-KM dhinaca K oonfureed kaga Beegan Degmadda…

          Read More

            UN concerned over arrest of 4,000 Somalis in Kenya

            NAIROBI: Kenyan security forces have rounded up thousands of Somalis or Kenyans of Somali origin, leaving many languishing in a football stadium, amid a major crackdown on suspected Islamists blamed for a string of attacks. The operation, which local media say has involved more than 6,000 men from the police and from the elite General…

            Read More

              Madaxdii Gobolka Gabiley Oo Looga Yeedhay Xarunta Dembibaadhista CID-da Hargeysa Iyo Su’aalo Darandoorri ah Oo Laga Weydiiyey Dacwad Ka Dhan ah Oo Ethiopia Ka TImi

              Hargeysa:09-April-2014(SDN)-Sida ay sheegayaan Wararka ay helayso Shabakadda Wararka ee Qurbejoog.co, Waxa Habeenkii Xalay ilaa iyo shalay Galabnimadii Xarunta CID-da magaalada Hargeysa Soo Gaadhay Madaxda Sare ee Gobolka Gabiley, kadib markii Laga Gudbiyey Dacwad ka timi Dhinaca Ethiopia.   Ragga Halkaas Looga Yeedhay si Su’aalo Loo Weydiiyo ayaa wax aka  mid ah Badhasaabka, Maayarka, Taliyaha iyo…

              Read More

                Kenya Oo Go’aansatay inay Saaka Somalia Dib Ugu Celiso 82-Qof oo Somali ah Oo Muddo Halkaas Ku Xidhnaa

                Nairobi:09-April-2014(SDN)-Dawladda Kenya ayaa ku Dhawaaqday inay Si Toos ah Somalia ugu celin doonto Dad Soomaali ah oo Tiradoodu Dhan tahay 82-qof, kuwaas oo in muddo ah ku Xidhnaa Xabsiyadda Dalkaas. Sida ay dawladdu Sheegayso, waxa Saaka Garoonka Diyaaradaha ee Jomo Kenyata laga Soo Dhoofin Doonaa Dadkaas oo laga Dejin doono Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Somalia….

                Read More

                  Hay’adaha Caalamiga Ee Xuquuqda Saxaafadda U Doodda Oo Si Kulul Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Ugu Dhaleeceeyey Tacaddiyadda Saxaafadda Madaxa Bannaan

                  New york:09-April-2014(SDN)-Waxa Soo Kordhaya Dhaleecaynta iyo Cambaaraynta ay Ha’aydaha Caalamiga ah ee Arrimaha Saxaafadda Ka Hadlaa u jeedinayaan Hagardaamada Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku Hayso Saxaafadda Madaxa Bannaan ee Dalka.   Inta Badan Hay’adasha U Doodda Saxaafadda ayaa Soo Saaray Qoraallo ay kaga Soo Horjeedaan Xadhigga Dhawaan Loo Geystay Xaruntii Wargeyska Haatuf oo Hargeysa ka soo…

                  Read More

                    New York: Qaramada Midoobay oo caddaysay magacyada iyo xogta hawlwadeenadeedii lagu toogtay Madaarka Gaalkacyo, maxayse dilkaas ka tidhi kooxda Al-Shabaab?

                    New York April 8, 2014 (SDN)- Qaramada Midoobay ayaa caddaysay magacyada laba hawlwadeenadeeda ka tirsanaa oo Isniintii shalay lagu dilay dalka Soomaaliya. Jimciyada Quruumaha ka dhexaysaa waxay sheegtay in labadaas qof oo shalay nin hubaysan oo ka tirsan Booliska maamul-gobolleedka Puntland ku toogtay madaarka Gaalkacyo, ay kala ahaayeen; Simon Davis oo u ahaa muwaadin u…

                    Read More

                      Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Ridwan oo maanta ka qayb galay kulan looga hadlayey tayeeynta Shaqaalaha Dowalada

                      Muqdisho, 08, April, 2014(SDN)-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiiraka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta ka qayb galay kulan ay isugu yimaadeen Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha, kaasi looga hadlay tayeynta iyo dib-u-habaynta shaqaalaha rayidka ah ee Dawladda, waxaana kulankaasi oo uu soo qaban qaabiyey Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha…

                      Read More

                        “Waxa aan ka codsanaya shicibka ay tegayaan khubarada shirkadu ku nool in ay weji furan iyo soo dhawayn tusaan” Wasiirka Macdanta

                        Hargaysa 08.April 2014 (SDN)-Wasiirka Wasaaradda Macdanta Md. Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay inay soo dhaweeyaan, isla markaana aanay dhibaato u gaysan khubaro ka socota shirkad dhuxul-dhagaxda dalka ka baadhi doonta oo ay heshiis ku-meelgaadh ah la galeen, kuwaasoo labada toddobaad ee soo socda bilaabi doona sahaminta degaannada macdantu ku jirto. Masuuliyiinta Wasaaradda…

                        Read More

                          Wararkii Dal iyo Dibad ee Shabakada Somalidiasporanews {DHAGAYSO}

                           Hargaysa 08.April 2014 (SDN)- Ku soo Dhawaada Warkii Shabakada Qurbejoog.com oo Idiinka Imanaya Xafiiska Somalidiasporanews.com ee Magaalada Hargaysa Warka waxaa idiin soo Tebinaya Weriyahayaga Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKII CAAWA EE QURBEJOOG.COM [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/ArbacaWar(1).mp3″] Hargaysa SDN. Qurbejoog@gmail.com

                          Read More

                            Baarlamanka Somalia oo laalay Qaadashada Kaadhadhka Aqoonsiga

                            Muqdisho 08.April 2014 (SDN)- Xildhibaannada golaha baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Muqdisho ku yeeshay fadhigii 8-aad ee kalfadhiga afaraad, ayaa waxa ay ka soo saareen qaraar lagu joojinaayo qaadashada kaararka aqoonsiga dalka. Xildhibaannada oo ka dooday qodobkan shalay iyo maanta ayaa isku raacay in shacabka ay dhib ku qabaan qaadashada kaararka aqoonsiga. Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee…

                            Read More

                              ” Xukuumadda talada haysaa way naga mamnuucdayba inaan ka hadalno jaamacadaha iyo inaan ka soo qayb gallo midnaba.” Musharax Jamaal Cali Xuseen Daawo

                              Hargaysa 08.April 2014 (SDN)- Musharaxa  Jagada Madaxweynaha  Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen oo  safar ku jooga dalka kanada,ayaa waraysi uu bixiyay kaga hadlay arrimo  badan. Musharax Jamaal Cali Xuseen oo u warramayay TV-ga UNIVERSAL,waxaa kaloo uu ka hadlay farqiga u dhexeeya Xukuumaddii uu hoggaamiayay Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin  xilligii uu talada dalka…

                              Read More

                                “Wargayskii Hubaal oo inta xaruntiisii lagu weeraray oo Gudoomiyihiisa la layku dayey in la toogto ayaa cidii weerartay ay dalacaad ku heshay” Xoghayaha Waddani {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 08.April 2014 (SDN)- Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani Maxamed C/Laahi Uurcade Waxaana Uu Sheegay In Uu Xukumada Ku Dhaliilayo Sida Ay Ula Dhaqmayso Isla Markaana Ay U Burburinayso Xoriyatulqowlka Isagoo Xukumada U Soo Jeediyey Una Baaqay In Ay Iska Ilaaliso Wixii Waxa U Dhimaya Madax Banaanida Xariyada Hadalka . Geesta kale…

                                Read More

                                  Madaxweyne Siilaanyo oo Magacaabay Gudida Qabanqaabada Xuska 18 May

                                  Hargaysa 08.April 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu Digreeto Madaxweyne ku magacaabay Guddida Qaban-qaabadda Xuska 18 May, oo uu gudoomiye u yahay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL, Mudane Cali Maxamed Warancade. Warsaxaafadeedkan oo uu Ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleeban Dhuxul soona Gaadhay Shabakada Qubejoog.com  ayaa Waxaa Xubno ka…

                                  Read More

                                    “Ciidankan Ay Sida Guracan U Isticmaalayso Xukuumaddu Ha Joojiso Haddii Intaas Laysla Dhaafo Wixii Soo Baxayana Waa Laysla Garanayaa”. Xoghayaha Guud ee Waddani

                                    Hargaysa 08.April 2014 (SDN)- Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Oo Maanta Shir,Jaarid Ku Qabatay Xafiiskooda Ayaa Waxaa Ay Kaga Hadleen Kuna Canbaareeyeen Falkii Lagula Kacay Wargayska Haatuf  Oo Maalintii Shalay  Ay Ciidamada Booliska Somaliland Gabi Ahaanba La Wareegeen . Waxaana Ay Masuuliyiinta Xisbiga Wadani Xuseen In Ay Xukuumada Ku Tahay Talaabadaasi Ceeb Iyo Wax Laga…

                                    Read More