Maareeyaha TV-ga Qaranka Oo Uu Maanta Xafiiskiisa Ku Dhex Garaacay Midka mid Shaqaalaha Wasaaradiisa Oo Xaqiisii La Duudsiyey
Hargeysa:08-April-2014(SDN)-Waxa Maanta Dagaal Gacan-ka-hadal ahi Dhex Maray Maareeyaha Telefishanka Qaranka Somaliland iyo Mid ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta, iyadoo Dagaalkaasi Ka Dhacay Gudaha Xafiiska Maareeyaha. Dagaalkan ayaa ka bilaabmay Markii uu Maareeyuhu dhawaan Soo Saaray Amar uu Lacago Gunno ah kaga Joojinayo Xubno shaqaalaha Wasaaradda ka tirsan oo uu ku tuhmay inay Si…
