Webmaster

    “Xukuumad ahaan Diyaar uma Nihin Muran Diineed Waayo..” Wasiirka Warfaafinta {DHAGAYSO}

    Hargaysa 05.April 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo Maanta Xafiiskiisa kula Hadlay Warbaahinta ayaa ugu Baaqay Saxaafada Somaliland inay ka Dhawrsoonaadaan ka Hadalka Khilaafaadka Diiniga oo Saamayn Taban ku Yeelanaya Amniga dalka . Hadalka Wasiirka ayaa ka danbeeyay kadib markii uu dhawaan Sheegay Gudoomiyihii Xilka laga…

    Read More

      Fanaaniintii Xidigaha Geeska oo Muqdisho Ku Sugan iyo Xubin ka Mid ah oo Hargaysa lagu Xidhay

      Hargaysa 05.April 2014 (SDN)- Faananada Ifraax Hargeysa Oo Kamida Kooxda Xidigaha Geeska Ayaa Haatan Naloo Xaqiijiyay Inay Ku Xidhintahay Airportka Caasimada Hargeisa Ee Cigaaal International Airport. Fanaanada Ayaa La Sheegay In Lagala Soo Dagay Diyaarad Ku Socotay Magaalada Muqdisho Oo Ay Rabtay Inay Tagto Magaaladaasi,Hayeeshee Fananadu Markii Ay Diyarada Fuushay Ayaa Waxaa Kalasoo Degay Ciidamada…

      Read More

        Aqoonsigii wuu innoo bilaabmay sidaas ayay innoogu sii socon doontaa” Gudoomiye Wakiilada

        Hargaysa 05.April 2014 (SDN)- Shir-gudoonka Golaha Wakiiladda  ayaa soo dhaweeyay oo u mahad celiyay Golaha Deegaanka Magaaladda Sheffield ee dalka Ingiriiska oo Arbacadii todobaadkii hore fadhi ay yeesheen ku shaaciyay inay Somaliland u aqoonsadeen dal madax-banaan. Shir-gudoonka Wakiiladdu waxay ku tilmaameen dhawaaqa Golaha deegaanka Sheffield tallaabo taariikhi ah, sidaasna waxa sheegay Gudoomiye Ku xigeenka labaad…

        Read More

          Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Eng Faysal Cali Waraabe oo soo gadhay Caasimada Wadanka Finland ee Helsinki

          Finland 05April14(SDN)Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Eng Faysal Cali Waraabe  oo soo gadhay Caasimada Wadanka Finland ee Helsinki gudoomiyaha ayaa waxa garoonka caalamiga ee Helsinki ku soo dhaweyey Tageerayasha xisbiga Ucid laantiisa Finland oo hor  kacayso Godomiyaha Garabka Haweenka Ee Finland Samia Omar Hagi Muse , Godomiya ku xigeenka Hassan Cumar Hurre, Godomiye Ku xigeenka Yurub Hodan Aden…

          Read More

            Wakiilka dalada mucaaridka Jabuuti ee USN u fadhiya Canada Xuseen Cadhoole oo la kulmay Safiirka Tunisia Canada iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalkaas (SAWIRO

            ttawa April 05,2014(SDN)-Safiirka dalka Canada u fadhiya dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN Md Xuseen Cabdiraxmaaan Jaamac Cadhoole ayaa la kulmay Safiirka Tunisiau fadhiya magaalada Ottawa ee dalka Canada iyo wefdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Tunisia Prof Mustapha Ben Jaafar. Md Xuseen Cadhoole wakiilka USN ayaa masuuliyiinta Tunisia ee uu la kulmay u sharaxay xaalada…

            Read More

              Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Faahfaahin ka Bixiyey Faa’iidada Somalia Ugu Jirta Shirkii Brussels Ee Uu Ka Qaybgalay

              Bussels:05-April-2014(SDN)-Madaxweynaha Dawladda Federalka Somaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka war bixyey kalintii Soomaaliya kaga aadaneyd shir-madaxeedka Wadamada Afrika iyo Yurub ee Dhawaan Ka Dhacay Dalka Beljiumka. Madaxweynaha ayaa sheegay inay Halkaas La Tageen Ajandayaal Cadcad oo la Xidhiidha Horumarinta Guud Ahaanba Somalia. Madaxweynaha iyo Wafdigiisa  intii ay  ku sugnaayeen Magaaladda Brussels waxa  ay la…

              Read More

                Shaki iyo is Aamin La’aan Soo Kala Dhex Gashay Isimo Taageersan Khaatumo Oo Waday Qabanqaabada Shirweyne Boocame Lagu Qabanayey

                Boocame:05-April-2014(SDN)-Waxa Deegaanka Boocame oo haatan ay Gacanta ku hayso Khaatumo ka Socda Abaabulka SHir la Doonayo in la Isugu Keeno Beelaha Sheegta inay Maamulkaas wada leeyihiin, balse waxa soo Baxaya Shaki Arrintaas Laga Muujinayo. Sida ay sheegayaan wararka ay Helayso Shabakadda Qurbejoog.com, waxa  Abaabulka shirkaas Boocame Gadh-wadeen ka ah Garaad Saleebaan oo ay ka Go’antahay…

                Read More

                  Dawlada Britain oo baareysa in Duqa magaalada Tower Hamlets in uu Soomalaida siiyay mashaariic aaney Gollaha degaanku ansixin

                  London April 05,2014(SDN)-Dawlada Britain ayaa amar ku bixisay in baaritaan lagu sameeyo lacago uu duqa magaalada Tower Hamlets Lutfur Raxmaan siiyay jaaliyadaha Bangaladesh iyo Soomaali. Duqa ayaa lagu eedeeyay in uu bixiyay lacago lagu qiyaasay £1.5m to £3.6m oo ay gollaha degaanka magaaladaasi qaadeceen in la bixiyo. Mayorka Tower Hamlets ayaa eedaa iyo baaritaanadaba ku…

                  Read More

                    Xildhibaanada Soomaalida eeka tirsan Baarlamaanka Kenya oo dawlada ku eedeeyay xadgudubyo ay Soomaalida u geystaan ciidamadu

                    Nairobi April 05,2014(SDN)-Xildhibaano ka mida baarlamaanka dalka Kenya oo ka soo jeeda degaaanka Soomaalida ee dalkaasi ayaa dawlada dalkaasi ku eedeeyay xadgudubyo lagula kaco Soomaalida. Dawlada Kenya ayaa maalmihii u danbeeyay hawlgalo ciidan ka waday degaanada Soomaalidu ku badan tahay ee dalka Kenya. Hawlgalada ayaa lagu soo qabqabtay tiro dad ah oo boqoqlaal ka badan…

                    Read More

                      Afgaanistaan oo Doorashooyin looga dareerayo iyo amaanka oo la adkeeyay

                      Kabul April 05,2014(SDN)-Dalka Afgaanistaan ayaa colaad dheer dabadeed waxa manta looga dareerayaa Doorashooyinkii madaxtooyada ee dalkaasi. Doorashooyinka oo ay ku tartamayaan lis=x musharax ayaa lagu wadaa in ay ka dhacaan dalkaasi. In ka badan 300,000 oo askeri ayaa ka hawlgalaya sugida amaanka goobaha ay doorashooyinka ka dhacayaan ee dalkaasi. Kooxaha ka soo horjeeda joogida dalkaasi…

                      Read More