Hindise Cusub oo Dameeradii Biyaha u dhaamin Jiray Hargaysa loogu Bedelay Mootooyin
Hargaysa 20.March 2014 (SDN)- Xawaaraha horumarka sancooyinka ayaa sanadba sanadka ka dambeeya dalka laga dareemayaa. Waxa todobaadyadii la soo dhaafay magaaladda Hargeysa ku soo kordhay Mooto saddex lugood leh oo taangi biyood dusha laga saaray oo biyaha u dhaaminaysa sidii gaadhi dameerka oo kale. Xuseen Aadan Daa’uud (Fanax) oo hore ugu shaqayn jiray gaadhi dameerka, ayaa…
