“Qolada Maxkamadda Derejaa Koowaad way isku Dhejiyeen inay Kiiskaas Soo Daayaan, amar Baana Lagu Riday oo Xataa Dawladda Dhexe ayaa Farogelisay” Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidanka Somaliland
Hargeysa:05-March-2014(SDN)-Guddoomiyaha Maxkamadda Derejada Labaad ee Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa Marii Ugu Horraysay ka Hadlay Xukunka ay Ku rideen Taliyihii hore ee Saldhiga Dalloodho Maxamed-siciid Aw Cabdi oo Maalin ka Hor Xabsi Daa’im lagu Xukumay. Guddoomiye Xasan Aadan Sugulle oo waraysi Gaar ah siiyey Shabakadda Qurbejoog.com kadib markii Xukunku Dhacay, ayaa Sheegay inay Maxkamaddu Xukukan ay…
