Hargaysa 04.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha dallada guud ee ay ku midoobeen Ururadda Naafadda Somaliland Md. Mukhtaar Cismaan Muxumed,ayaa Waraysi gaar ah oo uu maanta Xafiiskiisa magaaladda Hargaysa ku Siiyay Shabakadda Caalamiga ah ee Somalidiasporanews.com kaga xog-waramay waxa ay Dallad ahaan u qabtaan Naafadda Dalka.cidda taageerta dhinacayada dhaqaalaha iyo hawl maalmeedka shaqo ee Dallada,waxa ilaa hadda u qabsoomay,waxaan u qabsoomin iyo Rajadooda mustaqbal ee Dalladooda.
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Xogwarankan
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Gudnaafada04.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
