Uncategorized

Xoghayaha Arimaha Siyaasada UK Iyo Europe Ee Xisbiga UCID Siciid Xariir Diiriye oo dhaleceyey Nin xisbiga u fadhiya Biristol oo warsaxafadeed iska soo sara oo war ka hayn laanta Uk

London 04March14(SDN) Xoghayaha Arimaha Siyaasada UK Iyo Europe Ee Xisbiga UCID Siciid Xariir Diiriye Oo Waraysi gaara siyey qurbejoog.com ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Nin degan Magalada Biristol oo xisbiga dhawr wiig ku jiray oo aan wax khibrad iyo mihnad saxafadeed midna lahayn uu saxafada u gudbiyo hadalo deel qaaf ku ah xisbiga laantiisa Uk oo dhawaan la dardar galiyey iyada oo la wado in qaybta  Mediaha ee uk  waxana uu sheegay in ninkaas loo soo dhiibo wararka oo cida uu soo dhiibtana aan la aqoon sababta uu xisbiga u kala jabinayo xisbiguna  maha mid shaqsi waa xisbi qaran ,waxa jira taageerayaal badan oo ku dhaqan Uk oo magaca xisbiga ku hadla oo si mutadawacnimo ugu heegan xisbiga kana qayb gala  doodaha  iyo  baraamijyada. xisbiga ucid laantiisa Uk qaynta siyaasada iyo saxafaadu waxay qabteen hawlo badan  oo  anuu war ka hayn ninkaas xilka loo soo igmaday waxa ay ahayd inuu horta ka qayb galo shirarka xisbiga iyo munasabadaha lagu soo dhaweeyo madaxda lana xidhiidho Tvyada ku sugan Uk oo anu xidhiidh toosa leenahay  sida soo  dhawayntii Musharaxa madaxwayne ku xigeen Cabdirashiid xasan mataan, Mayor ku xigeen caasimada hargaysa iyo soo dhawayntii tageerayasha xisbiga lamahiisa kala duwan iyada oo ka qayb galno baaramijyada xisbiga sida  Tvyadu nala soo xidhiidhaan waxa kale oo ninkaa biristol jooga qaata xilkii Xoghayaha Xisbiga Ucid laantiisa Uk taas oo aad moodin in uu ka raali yahay isaga oo aan hubsan habka loo maareeyo hawlaha xisbiga  oo ah in uu kala tashado Xoghayaha xisbiga iyo garabyada haweenka waxa kale oo uu shegay in anay jirin haba yaratee digniin loo soo diray iyo meel lagu kulmay xisbiga laantiisa Uk iyada oo la rabay in afka gudoomiyha  inuu ku soo baxo war saxafadeedka waxa uu aan ka xumahay dadka ka soo horjeeda horumarka xisbiga Ucid ee kula jira in laga digtoonado waxa kale ugu baqay in xisbiga Ucid laantiisa Uk la dar dar galiyo isaga oo shegay in uu dhawaan imanayo musharaxa madaxwaynaha jamaal cali xuseen ooo loo diyaar garoobayo soo dhawayntiisa inuu ninkaasi ku dhaqmo hadalada noocaas oo klae ah anaga oo ixtiraam u hayna jecelna laanta Biristol inay noqoto laan aad u firfircoon ee aanu laantas oo hawl wacan ku jirta .

Halkan waxan idinku soo gudbinaynaa baramijyadii aan ka qaban uk ee anu ka war hayn ninkaa odayga ah.