Webmaster

    Televisionka BBC-da oo soo bandhigay muqaalo naxdin leh oo muujinaya xabaalo wadeerdyo Hargeysa laga helay(SAWIRO)

    Hargeysa March 01,2014(SDN)-Television-ka caalemiga ah ee BBC-da ayaa soo bandhigay baaritaano ay sameeyeen khubaro caalamka ka socota oo dabgal ku sameynaya xabaalo wadareedyo laga helay magaalada Hargeysa. Xabaalahan oo la qoday xiligii dawladii Maxamed Siyaad bare ee Xasuuqa ka geystay degaano ka mida dhulka haatan loo yaqaano Somaliland HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA NAXDINTA LEH

    Read More

      Ruushka oo farogelin ciidan ku sameeyay Ukraine iyo Obama oo la sugayo tilaabada uu qaado

      Ciidamada dalka Ruushka ayaa guddaha u galay dalka ay deriska yihiin ee qalaalasaha siyaasadeed uu hareeyay ee Ukraine iyo madaxweynaha Mareykanka oo garawaayay si uu uga jawaabo tilaabadaas. Ciidamada dalka Ruushka ayaa la arkayay iyaga oo isku hareeyay xarumaha dawladeed ee magaaaldaCrimea oo ah degaan ay aad ugu badan yihiin dad asalkoodu yahay Ruush. Dawladaha…

      Read More

        Burcad-Badeed Soomaaliya oo Markab ku weeraray badaha dalka Pakistan

        Islamabad March 01,2014(SDN)-Burcad-Badeed Soomaali ah ayaa baddaha dalka Pakistaan ku weeraray markab laga leeyahay dalka Bangaladesh oo ku sii jeeday dalka Iran,sida ay daabacday barta Internet-ka ee thedailystar.com. Markabka ayaa burcadu ku weerartay meel xeebaha dalka Pakistan 400 oo notical mils oo ah cabirka baddaha. Markabka MV Crystal Gold oo laga leeyahay dalka Bangaladesh ayaa…

        Read More

          Maxamuud Indhacase oo dhawaan ku dhintay Qaraxii Villa Soomaaliya ayaa Tacsi loogu sameeyay magaalada Ottawa

          Ottawa Mar 01,2014(SDN)-Waxa magaalada Ottawa lagu qabtay Tacsi balaaran oo ay ka soo xaadireen qeybaha kala duwan ee Bulshada Marxuum Maxamuud Cabdulle Indhacase oo dhawaan Qaraxii ismaadiminta ahaa ee ka dhacay Villa Soomaaliya ku geeriyooday. Maxamuud Indhacase oo ay si weyn u yaqaaneen bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Ottawa ayaa mudo dheer ahaa ruux…

          Read More

            Boobka uu ku kacay wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland

            Asc. Marka hore waxaan salaamayaa sacaafada horta ah ee somaliland, waxa kale oon salamayaa shacbka somaliland.indheer garadka gurtida, culimada. iyo dhamaan bulshawaynta somaliland, salaan ka bacdi. waxa maanta aan doonayaa inana ka hadlo boobka uu kulakacay dalka wasiirka wasarada ganacsiga iyo malgashigu. ee dadka qaar u yaqaanaan Dr beenaale. qaarkalana ugu yeedhaan Mr 10%, taasoo…

            Read More

              Compatibility Issues in Somalia: Governance and Economics

              By John Campbell    Somalia continues to improve after a nearly a quarter century of war, but integrating economics and governance remains difficult. IRIN identifies five core challenges for Somalia’s economic reconstruction. Potentially, the country offers interesting prospects to investors, including vast herds of livestock, bountiful fisheries, oil and gas reserves, and a long coastline with…

              Read More

                UN Agencies Begin Survey of Somali Refugees in Kenyan Camps

                Nairobi, 28 Feb 2014 (SDN) –Two UN refugee and migration agencies are carrying out comprehensive four-month return intention survey of Somali refugees living in the Dadaab refugee complex in northern Kenya. The UN High Commissioner for Refugees (UNHCR) and International Organization for Migration (IOM) said a two-month exercise will ensure that refugees’ views and concerns…

                Read More

                  “Waxaan Idinku Waaninayaa Reerkaas Mushkiladu iyo Dilku u soo Hoyatay inaydaan ka Rogan” Wasiirka Arrimaha Gudaha {DHAGAYSO}

                  Xaaji Saalax 28.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade oo ay Weheliyaan Wasiirka Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka Marwo Shugri Xaaji baandare iyo Wasiir ku Xigeenka Ganacsiga Mudane Bashiir Cabdi Xariir ayaa Maanta Gaadhay Deegaanka Xaaji Saalax ee Gobolka Daad Madheedh. Ujeedada Socdaalka Wasiirka ayaa Salka Ku haya Dilkii…

                  Read More

                    Madaxweynaha Punt land oo la kulmay Safiirka UK ee Ethiopia

                    Addis Ababa 28.Feb 2014 (SDN)- Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Gaas oo booqasho rasmiya ku jooga dalka Ethiopia ayaa maanta magalada Addis ababa kula kulmay safiirka dowladda Britain ee Addis ababa. Gregory Dorey sidoo kale waxa uu yahay wakiilka joogtada ah ee Midowga Africa waxayna ka wada hadleen arrimo badan oo salka ku hayo hormarka.amaanka,qorshaha nidaamka axsaabta…

                    Read More

                      Wasiirka Macdanta ee Somaliland oo Booqasho ugu Kicitimay Imaaraadka Carabta iyo Shirkado Baadhiseed oo kula kulmayo

                      Hargaysa 28.Feb 2014 (SDN)-Wasiirka Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta Eng Xuseen  Cabdi Ducaale,ayaa maanta safar shaqo ugu  kicitimay dalka Isu-tagga imaaraadka Carabta,halkaasoo uu kulan iyo wada hadal kula yeelan doono Masuuluyiinta afar shirkadood ooh ore Somaliland heshiis shidaal baadhis ah ula gashay. Wasiirka Tamarta iyo Macdanta ee Somaliland  Xuseen Cabdi Ducaale,ayaa intaanu maanda ka dhoofin Madaarka…

                      Read More

                        Xamar Lagaama Xigo (Inqaasta Yuusuf-Garaad)

                        Yaa Muqdisho gaadhsiiyay horumarka aan ku soo sheegnay Qeybta Koowaad ee Qormadan? Jawaabtu waa sahal. Soomaali oo dhan ayaa kalsoonidooda, maalkooda, maskaxdooda iyo muruqooda geliyay. Waxay ka dhigteen raasamaalka mustaqbalkooda. Daaraha ugu dhaadheer waxaa kala lahaa Cabdullaahi Omaar iyo Jirde Xuseen. Huteellada ugu caansan waxay ahaayeen Guuleed oo uu lahaa Gurguurte, Hotel Weheliye oo uu…

                        Read More

                          Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somalia Bayle oo Ka qayb galay Shirkii Golaha Amaan

                          New York 28.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaarada Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda magaalada New York ee dalka Mareykanka. Wafdiga wasiirka ayaa ka qeyb galaya shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo looga hadli doono…

                          Read More

                            Somaliland’s President Performs Friday Prayers at Ali Matan Mosque in Hargeisa

                            By: Abdirisak Itaqile Hargeisa, 28 Feb 2014 (SDN) –Somaliland’s President Ahmed Mohammad Mohamoud “Silanyo” has performed Friday prayers in large public mosque, reversing a trend of his predecessor Dahir Riyale Kahin who rarely appeared in crowded mosques. President Silanyo arrived today at Ali Matan mosque in Hargeisa downtown for Friday prayers. President Silanyo accompanied by…

                            Read More

                              Somaliland’s Finance Minister Approved as a Kulmiye Executive Committee Member

                              By: Abdirisak Itaqile Hargeisa, 28 Feb 2014 (SDN) –Somaliland’s ruling party Kulmiye has announced Thursday the official approval of Finance Minister Abdiaziz Mohamed Samale as a party executive committee member. A statement signed by the chairman of Kulmiye, Muse Bihi Abdi said that the inclusion of country’s Finance Minister Abdiaziz Mohamed Samale to the party…

                              Read More

                                Madaxweyne Siilaanyo Oo Muddo Sanad iyo Dheeraad ah Ka Dib Shacabka Salaaddii Jimcaha Kula Tukaday Masaajid Ka Baxsan Madaxtooyada SAWIRO

                                Hargeysa:28-Feb-2014(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa Muddo Sanado ah Markii ugu Horraysay  shacabka kula Tukaday Masaajid ku  Yaalla meel ka Baxsan Aqalka Madaxtooyada. Madaxweyne Siilaanyo oo ay Wehelinayeen Raxan Shaqaalaha Madaxtooyada ah iyo Saraakiil Ciidan ahi ayaa Maanta Salaadii Jimcaha Shacabka kula Tukaday Masaajika Cali-mataan ee Badhtamaha Magaalada Hargeysa. Madaxweynaha ayaa Masaajidka soo Galay…

                                Read More