Webmaster

    PM Abdiwali attends the funeral service of his permanent secretary Mohamud Hersi Abdulle:“promising defeat for the terrorists”

    H.E Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, member of his Cabinet and civil society members today attended the funeral service of the Permanent Secretary, Office of the Prime Minister, who was killed in yesterday’s cowardly attack. “It is with great sadness that I learnt of the death of my Permanent Secretary Mohamud Hersi Abdulle “Inda-ase’ in…

    Read More

      Madaxweyne Xasan Sheekh “Ciidanka Asluubtu waa Hal-bowlaha Garsoorka”(SAWIRO)

      Muqdisho, 22 February 2014-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda 44 aad ee ka soo wareeegatay maalintii la aas-aasay Ciidamadda Asluubta Soomaaliyeed oo maanta lagu qabtay xarunta Taliska Ciidamadda Asluubta ee magaaladda Muqdisho. Munaasabadda Waxaa goob joogka ahaa, Wasiirka Dastuurka iyo Cadaaladda Faarax Sheekh Cabdulqaadir, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo…

      Read More

        Sagaal Qodob oo lagu Soo Gabo Gabeeyay Khilaafkii Xisbiga Kulmiye+ Weedhihii laga Jeediyay {DHAGAYSO}

        Hargaysa 22.Feb 2014 (SDN)- Dhinacyadii xisbiga talada haya ee Kulmiye ee muddooyinkii u dambeeyay khilaafku ka dhexeeyay ayaa caawa soo afjaray khilaafkaasi isla-markaana xal kama dambays ah ka gaadhay. Mudanayaal, sida aad la socotaan waxaa madaxweynaha JSL u magacaabay gudi turxaan bixin khilaafka  soo kala dhex galay madaxda sare ee xisbiga Kulmiye kaas oo saamayn…

        Read More

          Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “Maxamuud Xersi wuxuu ahaa shaqsi daacad ah oo naftiisa u huray Qaranka”

          Muqdisho, February 22,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qeybgalay aaska Xoghayihii joogtada ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Marxuum Maxamuud Xersi Cabdulle oo lagu aasay dugsiga Tababarka ciidanka Booliska ee Jeneraal Kaahiye (Ex. Iskool Bolisiya). Aaska marxuum Maxamuud Xersi Cabdulle oo shalay ku geeriyooday weerarkii  shalay ay kooxo dhagar qabayaal…

          Read More

            Xisbiga Waddani oo Hadhimo Sharafeed u Sameeyay Salaadiinta Gobolka Awdal iyo Ujeedada lagaga hadlay

            Boorama 22.Feb 2014 (SDN)- Guddoomiye kuxigeenka xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Mud. Axmed Muumin Seed ayaa maanta casuumad qado sharafo ah oo aad u balaadhan u sameeyey badi hogaamiye dhaqameedyada beelaha Jibriil Yoonis ee deegaanka Boorama . Casumaddan oo ka dhacday Huteel Rays , balse anay saxaafaddu goobjoog ka ahayn, ayaa ah tii ugu horreysay…

            Read More

              Khilaafkii Xisbiga Kulmiye oo Caawa Lagu Soo Khatimay Madaxtooyada

              Hargaysa 22.Feb 2014 (SDN)- Dhinacyadii xisbiga talada haya ee Kulmiye ee muddooyinkii u dambeeyay khilaafku ka dhexeeyay ayaa caawa soo afjaray khilaafkaasi isla-markaana xal kama dambays ah ka gaadhay. Dhinacyada xisbiga Kulmiye oo maanta ilaa caawa kulan ku lahaa aqalka Madaxtooyada Somaliland, ayaa xal kama dambays ah ka gaadhay khilaafkii mudada kala fogeeyay, waxaana lagu…

              Read More

                Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo Casuumad u fidiyay Xildhibaanadii Golaha Wakiilada ee Afkaartu kala Irdhaysay

                Hargaysa  22.Feb 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada, ahna Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maalinta berri ah casuumad qado ah u sameynaya guud ahaan xildhibaanada Golaha Wakiilada. Guddoomiyaha Golaha Wakiilada, Md. Cirro oo qado sharaftiisani tahay mid uu dib ugu midaynayo xildhibaanada golaha Wakiilada oo uu kala fogeeyay khilaafkii…

                Read More

                  Wasaarada Waxbarashada oo ka Hadashay Xaalada Dugsigii Caanka ahaa ee Dayaxa iyo Qorshaha uga Meel yaal

                  Hargaysa 22.Feb 2014 (SDN)- Wasiirul-dawlaha Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare Md Axmed Nuur Faahiye ayaa maanta ka warbixiyey xaaladda waxbarasho ee Guud ahaan Gobolada iyo degmooyinka Somaliland, gaar ahaan Gobolada bari oo uu dhowaan Wasiirul-dawluhu socdaal ku soo maray.   Md faahiye waxa uu sheegay in waxbarashadu ka taabbo gashay deegaanada Somaliland, rajo weyna laga…

                  Read More

                    Ciidamada Asluubta ee Somalia oo Maalin Kadib Qaraxii Villa Somalia u dabaal Degay Aasaaskoodii

                    Muqdisho 22.Feb 2014 (SDN)- Munaasabad lugu maamuusay 44-guuradii ka soo wareegtay aas-aaskii ciidanka asluubta Soomaaliya ayaa maanta lugu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabadda waxaa ka qeyb-galay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, Xubno ka tirsan goleyaasha baarlamaanka iyo xukuumadda, saraakiil sare oo ka tirsan ciidamada qalabka sida iyo marti sharaf kale. Taliyaha ciidanka asluubta Jeneraal Xuseen Xasan…

                    Read More

                      “Qofkii rajo ka qabay in ay dowladdu dalka ka saarto xaaladda aan ku jirno, waxaa niyaddiisa shalay gaadhay dhaawac culus,” Siyaasi Yuusuf Garaad

                      Muqdisho 22.Feb 2014 (SDN)- Siyaasiga Yuusuf Garaad Cumar ayaa dawladda Soomaaliya ku dhaliilay guul-darrada ka soo gaadhay sugida amniga dalkaasi. Waxaanu tilmaamay in siyaasadda dalkaas lagu dhaqayaa ay gaadh siisay Soomaaliya in la qarxiyo madaxtooyadii dalka looga tallinayay.   Madaxii hore ee laanta afsoomaaliga ee BBC-da Yuusuf Garaad Cumar oo ku sugan magaaladda Muqdisho ee…

                      Read More

                        Boobe Yuusuf Ducaale oo Madaxweyne Siilaanyo Xasuusiyay ka Dhabaynta Hadalkiisii ahaa “Waxaan ahay Hogaamiye ka Soo Hor jeeda Mudo Kordhin,Maalina yaan la iigu darin Marka Xilkaygu Dhamaado” {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 22.Feb 2014 (SDN)- Wasiirkii Hore ee Wasaarada Warfaafinta Mudane Boobe Yuusuf Ducaale ayaa Sheegay in Shacabka Somaliland aanay u dul qaadan doonin Muran danbe oo ka dhex Unkama Golayaasha Sharci dejinta . Mujaahid Boobe Waxaa kale oo uu ka Hadlay Mudo kordhin Maalmahanba la isla dhex marayay oo sheegayay in Madaxweyne Siilaanyo uu dalbanayo…

                        Read More

                          Madaxweynaha Puntland oo oo ka qeyb-galay kulan dhaqaale loogu ururinayo dib u dhiska buundada Sunni-jiif

                          Garowe 22.Feb 2014 (SDN)- Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kulan dhaqaale ururin ah kula yeeshay magaalada Garoowe culumaa’uddiin iyo ganacsato. Kulanka ayaa looga hadlayey sidii dhaqaale loogu ururin lahaa dhismaha buundada deegaanka Sunni-jiif ee gobolka Nugaal, halkaasoo dhowaan dhismo laga billaabay. Madaxweynaha ayaa ka codsaday ganacsatada iyo culumada in ay qaataan…

                          Read More

                            Marwada Madaxweyne Siilaanyo oo dhagax dhigtay Cisbitaal ay Maalgelinayso Marwada Madaxweynaha Jabuuti

                            Gebilay 22.Feb 2014 (SDN)- Wafti balaadhan oo ay hogaamineyso marwada madaxweynaha Somaliland Aamin sh. Maxamed jirde,oo ay weheliyaan wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland Samsam cabdi Aadan, wasiirka wasaarada caafimaadka DR saleebaan ciise xaglo toosiye,agaasimaha samofalka madaxtooyada, Badhasaabka Gobolka Gabiley Yuusuf ibraahin Geedi, Maayerka Degmada Gabiley Shucayb maxamed muuse ayaa Maanta Gaadhay Deegaanka Kala Baydh halkaas oo…

                            Read More

                              Ukraine Crisis: Opposition Takes Control of Presidential Compound as Viktor Yanukovych ‘Flees Kiev’

                              Kiev, 22 Feb 2014 (SDN) – Ukraine’s opposition on Saturday pushed for Viktor Yanukovych’s resignation as protesters seized the presidential residence and offices and the embattled leader appeared to have fled Kiev. Allies of the jailed former prime minister Yulia Tymoshenko were appointed as parliamentary speaker and interim interior minister, as a revolution seemed to…

                              Read More

                                Garyaqaanka Guud ee Qaranku Muxuu ka Yidhi Mudo Kordhinta Madaxweyne Siilaanyo {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 22.Feb 2014 (SDN)- Garyaqaanka Guud ee Qaranka Ibraahin Iidle Saleebaan ayaa ka Hadlay Warar Mudooyinkii danbe Saaxada Siyaasada ee Somaliland aad looga hadal hayay oo ku Saabsanaa in Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu ka dalbaday inuu Sameeyo Qoraalka Sharci ee uu Golaha Guurtida kaga dalbanayo Mudo kordhinta Xilka Madaxweynaha  iyo Ku Xigeenkiisa. Garyaqaanka…

                                Read More

                                  Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Gudida Arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiilada oo Xal Ka Gaadhay Muran ka Taagnaa Shaqaale ay qaadanayeen

                                  Hargaysa 22.Feb 2014 (SDN)- Xildhibaan xasan cawaale caynaan  oo ah Gudoomiyaha  Guddi hoosaadka Guddida arrimaha Bulshada ee Golaha wakiilada s/land ayaa maanta ka warbixinaayey kulan dhexmaray wasiirka wasaarada arrmaha Gudaha iyo Gudoomiyaha hay-adda shaqaalaha dowladda . kulankan oo ku saabsanaa sidii imtixaan looga qaadi lahaa shaqaalaha ay qaadanayso wasaaradda arrimaha Guduhu ayaa xildhibaan xasan cawaale…

                                  Read More

                                    Gudoomiyaha Xisbiga Ucid iyo Boqor Buur Madow oo ka Dhawaajiyay Ifaafaale Muujinaya in Doorashadu dib u dhacayso

                                    Hargaysa 22.Feb 2014 (SDN)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadaw) oo ka tirsan Xisbiga Wadani, Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Faysala Cali Waraabe iyo wasiirka Arrimaha gudaha ayaa maalmo isku dhaw oo toddbaadkan ah midba xaflad ka sheegay hadal muujinaya in dib u dhici karto Doorahada Madaxtinimada ee qoondaysnay 2015-ka. Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadaw…

                                    Read More