Qarax ka Dhacay Magaalada Kismaayo Sadex ku Dhaawacmay iyo Hal ku Geeriyooday
Kismaayo 22.Feb 2014 (SDN)- Sadex qof oo shacab ah ayaa ku dhaawacantay hal qofna Waa uu ku Geeriyooday qarax miino oo lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa maamulka KMG ah ee Jubba. Qaraxa ayaa ka dhacay waddo marta xaafadda Faanoole, waxaana lala eegtay gaari ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa maamulka KMG ah ee Jubba….
