Madaxweyne Gaas oo furay wadada Islaan Maxamed
Garoowe Feb 20,2014(SDN)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xariga ka jaray Wadada Islaan Maxamed oo laami laga dhigay islamarkaasina shaqadu ka socotay saddexdii bilood ee la soo dhaafay. Wasiirada arrimaha gudaha, hawlaha guud, maaliyada iyo amniga ayaa wehelinayay, taliyaasha booliska, maamulka gobolka Nugaal, duqa degmada Garowe iyo madaxa mashruuca JPLG ee…
