Webmaster

    Qaramada Midoobey oo ay dhici karto in ay mudo kordhin ku sameyso fasaxa hubka dawladu soo iibsato

    New York Feb 20,2014(SDN)-Gollaha amaanka ee QM ayaa lagu wadaa in dhawaan uu kulan ka yeesho waxa laga yeelayo cunaqabateynta hubka ee saaran 22kii sanadood ee u danbeeyay dalka Soomaaliya. QM ayaa sanadkii hore mudo sanad ah ka dabciyay cuna qabateynta dawlada Soomaaliya,kooxda la socodka cunaqabateynta ayaa shaacisay dhawaan in qaar ka mida hubkii dawladu…

    Read More

      Muqdisho: Libaax Cadhaysan Oo Xalay Ammaanka Magaalada Khalkhal Geliyey, Laba Qofna Dhaawacyo u Geystay

      Muqdisho:20-Feb-2014(SDN)-Libaax Cadhaysan Oo Baxsad ahaa ayaa Habeenkii Xalaya Magaalada Muqdisho ku Dhaawacay Tiro dad shacab ahaa oo Halkaas ku sugnaa. Libaaxan ayaa la sheegay inuu ka soo Fakaday Goob ku Taalla Waddada Warshadaha oo uu muddo ku xidhnaa, waxana uu Halis geliyey Nolosha Boqolaal qof oo  ku sugnaa Aagga oo markaas  soo Galay.   Dad…

      Read More

        Saaka oo Kale iyo Laba iyo Sodon Sanno ka hor iyo Hargaysa oo ku Waabariistay Dareen Colaadeed iyo Dhiilo hor leh {Barnaamij u Gaar ah Qurbejoog.com Dhagayso.

        Hargaysa 20.Feb 2014 (SDN)-Dhagax Tuurkii Taliskii Siyaad bare iyo Dareenkii Hargaysa ka jiray Fooraha Dhacayaa Ma kii February-baa Daruuro Colaadeed ayaa dul hoganayay Bulshadii ku noolayd Magaaladan,Gaashaan qaad iyo Ganboolay Waxay Isu diyaariyeen inay Dhagax kala Hortagaan Ciidan ku hubaysan nooc kasta oo hubka dagaalka ah,Amarna ku Qaba in kii dhaqaaqaba ay Toogtaan,balse Waxay Gar…

        Read More

          Somaliland: Warring Factions of Parliament Bury the Hatchet

          Hargeisa, 19 Feb 2014 (SDN) –Somaliland’s lower House of parliament warring factions allied to speaker Abdirahman Irro and his two deputies have buried the hatchet by accepting to elders recommendations. The Guurti elders recommendations that were unanimously accepted by the warring factions entail 1. Lowering the votes needed to disposed the house speaker from 55…

          Read More

            Wasiirka Arrimaha Dibeedda Somaliland oo eryay shirkad Mareykan ah oo Ictiraafka ka Caawineysay iyo mid cusub oo uu ku bedelay

            London Feb 19,2014(SDN)-Wasiirka wasaarada arrimaha dibedda ee Somaliland Md Maxamed Biixi Yoonis ayaa eryay shirkad Mareykan ah oo Somaliland ka caawin jirtay baadi-goobka Ictiraaf,isla markaana ku bedeshay shirkad laga leeyahay dalka Britain. Shirkada Mareykanka oo la oran jiray Glover Park ayaa aheyd mid takhasus gaara u leheyd ololaha siyasadeed. Halka Shirkadan Britishka ah oo la…

            Read More

              Gaadiidkii Iyo Qalabkii Lagu Bilaabayay Dhismaha Wadada Ceerigaabo iyo Burco oo Caawa Hargaysa Soo Gaadhay,Faanka ka Dhacay Wasiir Xirsi {DHAGAYSO+ SAWIRO}

              Hargaysa 19.Feb 2014 (SDN)- Waxa maanta Dalka soo gaadhay Agabkii lagu bilaabayey Wadada Ceerigaab kaasi oo ka soo degay Jabuuti soona maray Dhulka Somaliland nasiib wanaagna nabad ku soo gaadhay dalka iyada oo ay ka hortageen Wefti balaadhan oo ka kala socday Qaybaha Bulshada Golayaasha qaranka Sulaadiinta Dalka iyo Masuuliyiin fara badan oo kale. Guji…

              Read More

                UN Says Over 850,000 Somalis Desperately Need Food

                United Nations, 19 Feb 2014 (SDN) – More than 850,000 people in Somalia are in desperate need of food and “in crisis and emergency conditions,” the director of UN humanitarian operations said today. John Ging, who just returned from a three-day visit to Somalia, said another two million Somalis are considered to be “food insecure.”…

                Read More

                  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Kenya William Ruto(SAWIRO)

                  Nairobi Feb 19,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay maanta Madaxweyne ku-xigeenka dalka Kenya Mudane William Ruto, waxaa labada dhinac ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka qotoda dheer ee Soomaaliya iyo Kenya,  isla markaana ay dawladda Kenya gacan uga gaysan lahayd qorshaha Xukuummadda Soomaaliya  ee soo…

                  Read More

                    Muxuu Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladu ka Yidhi Wada Shaqayntii Isaga iyo Gudoomiye Cirro {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 19.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Shaaciyay in Guud ahaanba la soo Afjaray Murankii ka dhex aloosnaa Golaha Wakiilada ,Isagoo Xusay In markasta oo ay Wax dhacaan ay Somaliland Caado u Leedahay in Wada hadal lagu kala baxo. Gudoomiye Ku xigeenka 1aad Waxaa kale oo…

                    Read More