Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Golaha Wakiilada oo Ka Hadlay Dareenkiisa ku Aadan Go’aankii Guurtida {DHAGAYSO}
Hargaysa 19.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Golaha Wakiilada Dr Cali Yuusuf Axmed Ayaa Sheegay inay Ku qanacsan Yihiin Go’aankii ay Golaha Guurtidu ku Furdaamiyeen Khilaafkii Ragaadiyay Hawlihii Shaqo ee Golaha Wakiilada. Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad ee Aqalka Wakiiladu Waxa uu Xusay in Wixii haatan ka danbeeya uu Goluhu si rasmi ah Shaqadiisi…
