Webmaster

    Saudi Arabia – 12,000 Somalis Expelled – Mass Deportations Without Considering Refugee Claims

    Nairobi — Saudi authorities have deported more than 12,000 people to Somalia since January 1, 2014, including hundreds of women and children, without allowing any to make refugee claims. Saudi Arabia should end the summary deportations, which risk violating its international obligations not to return anyone to a place where their life or freedom is…

    Read More

      “Wasiir Garaadow Kursiga Waxaad Ku Heshay Inamadii Aad Adeerka U Ahayd Ee Seemaal Lagu Gawracay Dhiigoodii”Dhalinyarada Awdal ka Daawo Qurbejoog.com

      Boorama 18.Feb 2014 (SDN)- Qaar ka mid ah dhalinyarada mas’uuliyiinta xisbiga Mucaaradka UCID Ee Gobolka Awdal oo wax laga xumaado ku tilmaayay hadalkii shalay ka soo yeedhay wasiirka shaqada iyo arimaha Bulshada Somaliland Mudane Garaad oo uu ku Duray Gudoomiyaha Xisbiga Ucid isla markaana Maah Maah aanu Geyin Goob Fagaare ah ka Jeediyay . Waxaa…

      Read More

        Saudi Arabia: 12,000 Somalis Expelled

        By: Human Rights Watch Riyadh, 18 Feb 2014 (SDN) –Saudi authorities have deported more than 12,000 people to Somalia since January 1, 2014, including hundreds of women and children, without allowing any to make refugee claims. Saudi Arabia should end the summary deportations, which risk violating its international obligations not to return anyone to a…

        Read More

          “Waxaan Leeyahay Maanta Ma Lihi Tol Aan Shacabka Reer Somaliland Ahayn, Waxaanan Hoos Taaganahay Calankayga Iyo Ciidayda Hooyo Ee Somaliland” Nimcaan Brain Bowden

          Hargaysa 18.Feb 2014 (SDN)- Nimcaan Brain Bowden oo dadiisu tahay 26 jir Agoon iyo Rajay ah oo ku dhashay Somaliland kuna nool caasimada Hargeysa ee Somaliland oo aabihii dhalasho ahaan ka soo jeeday dalka Ingiriiska, ayaa sheegay in guri dhaxal ah oo aabihii ka dhintay oo ku yaala ka soo horjeeda xarunta Komishanka Doorashooyinka laga…

          Read More

            Golaha Guurtida oo Fadhi deg Deg ah Arbacada Beri isugu Yeedhay Golaha Wakiilada iyo Gudoomiye Saleebaan Gaal oo Beri dalka imanaya

            Hargaysa 18.Feb 2014 (SDN)- Golaha Guurtidda Somaliland ayaa maanta qoraal rasmi ah oo ay u gudbiyeen Golaha Wakiiladda ku amray in Fadhi deg deg ah oo ka soo horumaray mudadii ay hore ugu dhawaaqeen in ay Go’aankooda ku soo saarayaan ku sheegay in Berri Goluhu fadhiisto go’aankana ay soo dhigi doonaan. Sida ay noo Xaqiijiyeen…

            Read More

              Raysul wasaaraha Soomaaliya oo Lugtii Sadexaad ee Socdaalkiisa Maanta ku tagay Nairobi

              Nairobi 18.Feb 2014 (SDN)- Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa markii ugu horreysay galabta gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Wafdiga raysul wasaaraha waxaa qeyb ka ah wasiirka warfaafinta Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow iyo wasiirka arrimaha dibadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta kula hadlay warbaahinta…

              Read More

                Hogaanka Maamul Goboleedka Punt land oo Shaaciyay in la Diiwaangelinayo Hantida Madaxda

                Garowe 18.Feb 2014 (SDN)- Mas’uuliyiinta maamulka Puntland ayaa markii ugu horreysay isku raacay diiwaan-gelinta handida madaxda dowlad goboleedka. Shirka golaha wasiirrada maamulka Puntland ee shalay ayaa si weyn looga dooday qodobka dhigaya diiwaan-gelinta hantida madaxda maamulka. Golaha ayaa sidoo kale sheegay in la isku raacay samaynta hay’ad cusub oo diiwaan-gelisa hantida, taas oo hoos tagi…

                Read More

                  Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex oo Xukun ku Riday Afar Weriye,iyo Asbaabaha loo Cuskaday {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 18.Feb 2014 (SDN)- Maxkamada gobolka Maroodi Jeex  ayaa maanta xukun ku riday sadex weriye oo ka tirsan warbaahinta madaxa banaan ee Somaliland. Garsoore Axmed Dalmar Ismaaciil  oo ka mid  ah garsoorayaasha maxkamada gobolka Maroodi Jeex ayaa waxa uu shaaca ka qaaday  xukunka lagu riday saxafiyiinta ka tirsan warbaahinta madaxa banaan ee ka hawl gasha…

                  Read More

                    Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland iyo Nuxurka Khudbad uu u Jeediyay Qaybaha Warbaahinta {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 18.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Md Cali Maxamed Warancadde oo Maanta ka Hadlay Kulan uu la Qaatay Qaybaha Warbaahinta Somaliland ayaa  xusay in qabyaaladdu tahay shay Qaran dumis ah isla markaana aanay haboonayn inay ka muuqato saaxadda siyaasadeed iyo ta bulsho ee Somaliland, xilli ay Jamhuuriyadda Somaliland tiigsanayso dunida inteeda kale. Wasiirku…

                    Read More

                      Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka oo Xabsiga ku Guray Saraakiil Ciidanka ka Tirsan

                      Hargaysa 18.Feb 2014 (SDN)- Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sarreeye Gaas Ismaaciil Shaqale ayaa shalay xabsiga u taxaabay saraakiil sar sare oo ka tirsan Ciidanka Qaranka, kuwaas oo uu qaarkood u dhaadhiciyey xabsiga Mandheera, halka kuwo kalena Taliska Guud uu ku xidhay. Taliye Ismaaciil Shaqale lama oga sababta rasmiga ah ee uu saraakiishan xabsiga ugu taxaabay,…

                      Read More

                        Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Kulan Wada Tashi ah la Qaatay Qaybaha Saxaafada

                        Hargaysa 18.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha ee JSL Md Cali Maxamed Warancadde ayaa maanta weriyayaasha iyo wakiilada laamaha saxaafdda  uga furay kulan hawleed lagaga tashanayo  kaalinta saxafaddu ka qaadan karto diyaarinta diiwaangelinta muwaadinka iyo la dagaalanka Qabyaalada. Kulankaasi oo ay ka qayb qaadanayeen in ka badan konton Suxufi oo ka kala tirsan warbaahinta…

                        Read More

                          Maxaad kala socotaa sida ay ku bilowdeen qalelaasaha hareeyay Gollaha Wakiilada Somaliland?

                          Hargeysa Feb 18,2014(SDN)-Waxa todobaadyadii ina dhaafay Hareeyay Gollaha Wakiilada Soomaaliland qalalaase salka ku hayaa xeer hoosaayada gollaahaasi ee khuseeya doorka ku-xigeenada Wakiilada Somaliland ku yeelanayaan gudoonka iyo xeerarka khuseeyay rididdoda. Waxaana jira asbaabo loo aaneynayo in ay sal u yihiin ismaandhaafka guddoomiyaha Wakiilada Md Cabdiraxmaan Cirro iyo saaxiibadiisii Madaxtooyada Somaliland. Sababta ugu muhiimsan ee loo…

                          Read More

                            Maxaa Keenay In Wasiir Cukuse Oo Saxafi Sheegtaa Uu Qaabkaas Uga Hadlo Madal Guul u ah Somaliland?

                            Hargeysa:18-Feb-2014(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse,  oo ka hadlayey shalay Madal abaalmarino lagu Guddoonsiinayey Saxafiyiin Reer Somaliland ah, ayaa ka Baydhay ujeeddada munaasibadda, waxana uu weerar Qaawan ku qaaday Xoghaya Ururka Saxafiyiinta Somaliland ee Solja oo isagu xafladda Soo Abaabulay. Wasiirka ayaa Weerar Qaawan ku qaaday Xoghaye Maxamed Rashiid, waxana…

                            Read More

                              Isku-dhufashadii Wasiir Cukuse ee Guddoomiye Faysal iyo Wasiir Garaad iyo is-dabaqabadkii Guddoomiyaha

                              Hargeysa Feb 18,2014(SDN)-Kulan shalay ka dhacay Hotel Mansoor oo abaal marino lagu guddoosiinayay afar ka mida suxuufiyiinta Somaliland ayaa waxa fooda isku daray Wasiirka Shaqada iyo arrimaha Bulshada ee Somaliland Md Maxamuud Axmed Barre Garaad iyo Guddoomiyaha Xisbiga UICD Md Faysal Cali Waraabe. Waxa sidoo kale isna halkaa ku sugnaa wasiirka warfaafinta Somaliland Md Cabdilaahi…

                              Read More

                                AMISOM Oo Ku Lug Yeelatay Inay Al-Shabaabku Si Fudud Gacanta Ugu Dhigaan Hub Tiro Badan

                                Muqdisho:18-Feb-2014(SDN)-Shacabka Ku Dhaqan Meelaha ay Joogaan Ciidamada Amisom ayaa sheegay inay Ciidanka Midowga Afrika ee Amisom ay kaalin weyn ku Leeyihiin inuu Hubku si fudud ugu Gudbo Kooxda Al-shabaab. Eedahan Shacabku u jeediyey ciidankan ayaa cuskanaya Caddaymo muuqda oo la xidhiidha inta Badan Hubka ciidanka AMisom siiyo Ciidamadu uu yahay mid aan Lahayn Numberka isdaba-socodka…

                                Read More