Webmaster

    Taliyihii Nabad-sugidda Maamulka Jubba iyo Laba Ka Mid ah Ilaaladiisii Oo Xalay La Khaarajiyey

    Kismayo:18-Feb-2014(SDN)-Taliyihii Nabadsugidda Ee Maamulka Jubba Ciise Maxamed Kambooni iyo Lab aka mid ah Ilaaladiisa ayaa Habeenkii Xalay lagu Dilay Magaalada Kismayo ee Xarunta  Gobolka  Jubadda Hoose.  Taliye Kaambooni ayaa la Sheegay in dilkan loogu Geystay Gurigiisa oo Ku Yaalla Magaalada Kismayo xilli uu u diyaargaroobayey inuu Seexdo.   Wararka ayaa sheegay in koox hubaysan ay…

    Read More

      Guddoomiye Cirro Oo Markale Fadhigii Golihiisa Toddoba Cisho Dib u Dhigay iyo Kulamo Gooni Gooni ah oo Socda

      Hargeysa:18-Feb-2014(SDN)-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, ayaa Mar kale dib u dhigay Fadhigii Golaha oo Loo Ballansanaa inuu Furmo Maanta oo Salaasa ah. Guddoomiye Cirro ayaa Sababta Dib u dhigga Fadhiga Golaha ku Macneeyey Dhexdhexaadinta Golaha Guurtidu ka Dhex Waddo Garabyada Wakiillada, waxana uu Mudanayaasha ku Wargeliyey inay Toddoba Cisho oo kale ku…

      Read More

        Gudoomiyaha garabka haweenka qarada Yurub xisbiga Ucid Marwo Amina Ismaciil oo ku baqaday in la qabanayo shirwaynahii xisiga ee Qarada Yurub

        London18Feb14(SDN) Gudoomiyaha garabka haweenka xisbiga ucid Marwo Amina kinsi Cubuli ayaa waxay taagero iyo hambalyo u dirtay  qaar ka mida garabka haweenka ee xisbiga kulmiye ee ku soo biiray xisbiga ucid marwo Amina oo sheegtay is badalka dhabta ee ka muuqda xisbiga ucid waxay kale oo hambalyo u dirtay garabyada haweenka ee qarada yurub iyada…

        Read More

          “Anaga Berigii Waad Naga Hiiliseen oo Kulmiye ayaad u Hiiliseen,Horta Cuqubadayadii ayaa idin Haysa” Gudoomiyaha Ucid {DHAGAYSO}

          Hargaysa 17.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Saxaafada Somaliland ay ka hiilisay Xiligii Ololaha doorashada Isla markaana ay Garabka Saareen Xisbiga Kulmiye kaas oo hadana Xidh Xidhay Saxaafadii Madaxa banaanayd. Gudoomiyuhu Waxa uu sheegay in Wadaada iyo Siyaasada la kala Ilaaliyo sidoo kalena Saxaafada…

          Read More

            Xog Isweydaarsi ku Wajahan Baahiyaha Dabiiciga ah ee Ciidanka Difaaca iyo Ilaalada Xeebaha oo Hargaysa ka Furmay

            Hargaysa 17.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Maanta Huteel Ambassador ee Caasimada Hargaysa ka Furay Kulan Hawleed ay ka qayb qaadanayaan Saraakiisha Sare ee Ciidanka Difaaca iyo Ilaalada Xeebaha ee Somaliland kaas oo Lagaga Hadlayo Horumarka Mustaqbalka Dhow Ay Ku Talaabsan Doonaan Ciidamada Ilaalada Badu. kulan kan oo ay…

            Read More

              Editorial: Hello Mr. President

              By: Horn Newspaper The current parliamentary deadlock seems to taken a new turn with both opposing sides of the aisle digging their heels even much deeper than before after reconciliation talks failed to succeed. The two group failed to reach a compromise yesterday hence the collapse of the talks aimed to find a solution to…

              Read More

                Somaliland: 2013 Media Awards Recognizes Media Talents and Quality Journalism

                Press Release The Somaliland Journalists Association (SOLJA), in partnership with United Nations, are today celebrating 4 winners of the 2013 Somali Media Awards competition. The Media Awards recognize professionalism and excellence in the Somali media sector. Somali journalists submitted entries across four categories – gender, children and youth, access to basic services, and investigative journalism….

                Read More

                  Duuliye Itoobiyaan ah oo Dyuuradiisii ula baxsaday Switzerland ka dibna qaxootinimo dalbaday

                  Geneva Feb 17,2014(SDN)-Duuliye u dhashay dalka Itobiya oo ku sii jeedeyay magaalada Roma ee dalka Talyaaniga ayaa duyuuradii iyo rakaabkii la socdayba ula goostay dalka Switzerland ka dibna qaxootinimo dalbaday. Duuliyahan oo ahaa ku-xigeen ayaa da’diisa lagu sheegay dhawr iyo sodon jir waxaana loo taxaabay xabsiga kolkii ay duyuuradu cago dhigatay Geneva. Sanadii 1996dii ayaa…

                  Read More

                    Dhacdo Cusub: Wasiirka Duulista Somaliland oo Amar ku Bixiyay In Qolka VIP ee Madaarka Hargaysa ee Madaxweynaha u Gaarka ah u Furay Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia

                    Hargaysa 17.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Baarlamaanka dawlada Xamar oo la socday diyaarad ka soo qaaday Xamar oo shalay kula hakatay madaarka Hargeysa ayaa qadar 30 daqiiqo ah ku nastay qolka VIP-da ee u gaarka ah Madaxweynaha Somaliland ee Cigal International airport kadib makrii wasiirka duulista Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi amar ku bixiyey in loo furo…

                    Read More

                      Proposed E. Idaho mosque provokes religious debate

                      POCATELLO, Idaho (AP) – A planning and zoning commission meeting concerning turning a Mexican restaurant into an Islamic center in the eastern Idaho city of Pocatello turned into a religious discussion. The Idaho State Journal reports that about 100 people on Thursday attended the hearing involving a request to turn the old El Jacalito Mexican…

                      Read More

                        Turkish Schools in Somalia Won 22 Medals in 2 Years

                        By: Kamil Karli Mogadishu, 17 Feb 2014 (SDN) –Turkish schools in Somalia have shown great success within two years, winning a total of 22 medals in Olympic competitions since 2011. Attaching great importance to education in Somalia, Turkish schools play a significant role in rebuilding the country’s collapsed education system with the support of the…

                        Read More

                          Laba Wiil oo Somali ah oo Booliska Sucuudigu ku dileen Magaalada Jiddah

                          Jiddah 17.Feb 2014 (SDN)- Booliska dalka Sucuudiga,ayaa  toogashi ku dilay laba wiil oo Soomaali ah gudha magaalada Jiddah ee dalka Sucuudiga. Booliska magaalada Jiddah  ayay wadada iskaga hor yimaadeen dhalinyaro Soomaali ah ka dibna waxaa la sheegay inay llaba Wiil  oo ka mid ah dhalinyaradaasi ay carareen taasoo keentay in ciidanka Booliska Jiddah  iyaguna inay…

                          Read More

                            Gudoomiye Jawaari oo Kulan la Qaatay Dhigiisa Wadanka Iran Ali Larijani

                            Tehran 17.Feb 2014 (SDN)- Guddoomiya baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa maanta magaalada Tehran kula kulmay dhiggiisa dalka Iran, Ali Larijani, waxayna ka wadahadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka iyo iskaashiga labada dal. Jawaari ayaa kulanka kaddib sheegay in ay baarlamaanka Iran ka codsadeen inuu xildhibaannada Soomaaliya ka caawiyo dhinaca tababarrada. Wuxuu sheegay in…

                            Read More

                              Somali Remittances Update – Banking Up the Wrong Tree

                              By Edward Paice In a recent blog “Anti-Money Laundering Regulations: Can Somalia survive without remittances” the World Bank’s Sonia Plaza warned of the deleterious and undesirable effects of interrupting remittance flows to Somalia. This is a timely reminder. Following the inaugural meeting of the UK government’s Action Group on Cross-Border Remittances, the Working Group on…

                              Read More

                                Faysal Cali Waraabe oo Ku Baaqay in Dawlad Wadaag ah La Sameeyo Hadii Doorashooyinku dib u dhacaan Mar kale

                                Hargaysa 17.Feb 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Xisbiga Siyaasiga ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ku baaqway in aan maalin loo kordhin doonin Xukuumadda haddii ay dib u dhacaan Doorashooyinka soo socda, isagoo taas bedelkeeda cadeeyey in dawlad wadaag ah la dhisi doono. Faysal Cali Waraabe waxa uu sheegay Xilligii Xukuumadda in ay ka hadhay sanad…

                                Read More