Hargaysa 29. July 2017 (SDN/QJ):- Haweenay Ajaaniib ah oo Ku Sugan Caasimadda Somaliland ee Hargaysa ayaa Sheegtay in Xukuumadda Somaliland Ogolaatay in Magaaladda Hargaysa laga Furo Kiniisad Cusub oo ay Ku Cibaadaysan doonaan Sida ay Xustay Dadka aaminsan Mad-habta Kaatooliga.
https://www.youtube.com/watch?v=bBCwnSuF1w0
Dhanka Kale Wasiirka diinta iyo awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland mudane Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed ayaa beeniyay wararka sheegaya in kiniisad laga furay gudaha magaalada Hargeysa.
https://www.youtube.com/watch?v=rJIik0FbBXg
