Webmaster

    “Xukuumadu Waxay Bartilmaameed ka Dhigatay inay Xidh Xidho Birimagaydada Beel ka Mid ah Somaliland” Gudoomiye Ku Xigeenka Waddani {DHAGAYSO}

    Hargaysa 13.Feb 2014 (SDN) Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga  Mucaaridka ah ee Waddani Axmed Muumin Seed ayaa Sheegay in Hab dhaqan Qalafsan ay Xukuumada Somaliland ee uu Gadh wadeenka ka Yahay Madaxweyne Siilaanyo ay Olole Xoogan ku Hayso Beel ka Mid ah Somaliland oo ay Xabsiyada ku Gurayso. Gudoomiye ku Xigeenka Xisbiga Waddani Waxa…

    Read More

      “Tallada dalka Somaliland waxay ka go’daa dad aan xil ba hayn, oo aan xil ba loo dooran, waana mucjisooyinka Somaliland ka jirra.” Mujaahid Cali Guray

      Hargaysa 13.Feb 2014 (SDN)- Guddoomiye Ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga  Mucaaridka ah ee UCID  Muj. Cali Maxamed  Yusuf (Cali Guray),ayaa sheegay in talada dalka Somaliland ay gacanta ugu jirto oo ay ka go,do cid aan laba dooran isla markaana aan dalka xilba ka hayn oo uu sheegay inaan lagaranayn halka ay ka soo gaeen. Waxaa kaloo…

      Read More

        Kooxda Alshabaab oo Sheegatay Mas’uuliyada Qaraxii Gaadhi ee Muqdisho ka Dhacay

        Muqdisho 13.Feb 2014 (SDN)- Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax gaari oo maanta ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka howlgallada milateri ee Al-Shabaab, Sheekh Cabdicasiis Abu Muscab ayaa sheegay inay weerarka ku dileen ugu yaraan 13 qof oo saddex ka mid ah ay yihiin dad caddaan ah, halka toban kalena…

        Read More

          Faro Gelintii Xukuuumada ee Golaha Wakiilada oo uu Telefishanka Qaranku ka Marag kacay

          Hargaysa 13.Feb 2014 (SDN)- Garabka uu Hogaamiyo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada iyo Axsaabta Mucaaridka ayaa tan iyo Markii uu Khilaafku ka Dhex aloosmay Golaha Wakiilada waxay ku Celceliyeen in Xukuuumada Madaxweyne Siilaanyo ay faro galin toos ah ku hayso Golaha Wakiilada isla markaana ay Mudanayaal ka tirsan Aqalkaasi oo Iyada taabacsan ay Kulamo kula qaadatay Guriga…

          Read More

            Afar Qof oo ku Naf Waayay Qarax Baabuur oo ka Dhacay Garoonka Aadan Cade ee Muqdisho

            Muqdisho 13.Feb 2014 (SDN)- Ugu yaraan afar qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen weerar argagaxiso oo loo adeegsaday gaari laga buuxiyay walxaha qarxa oo ku qarxay agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Sida ay soo Tebiyeen Weriyeyaal Goob Joog ahaa  ciidamo ka tirsan AMISOM iyo kuwa dowladda ay hareereeyeen goobta uu qaraxa…

            Read More

              Wasiirka arrimaha Dibedda Soomaaliya oo booqday Machadka Daraasada Diblomaasiyada

              Mogadishu, February 13, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh  iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda H.E. Mahad Mohamed Salad ayaa maanta  waxa ay booqdeen qeybaha kala duwan ee dhismayaasha burbursan ee ka tirsan Wasaaradda , kuwaasoo kala ah Waaxda Warbaahinta,Machadka daraasaadka diblomaasiyadda iyo Maktabadda . Dhismayaashaasi burbursan oo qaar ka mid ah ay degan yihiin…

              Read More

                Cali Khaliif oo Madaxweynaha Soomaaliya ku khafiifay isla markaana shaaciyay siyaasada dhabta ah ee Khaatumo

                London Feb 13,2014(SDN)-Raiisul wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya Cali Khaliif Galeyr ayaa maalmihii u danbeeyay aad uga soo muuqday saxaafada Soomaalida kiyoo ka hadlayay laba qodob oo mid ahaa dhaliilaha madaxweynaha Soomaaliya halka ka kalena ahaa sharaaxaad uu ka bixinayay Khaatumo. Cali Khaliif oo haatan ah xildhibaan ka tirsan baarlamaaka Soomaaliya ayaa madaxweynaha Soomaaliya ku…

                Read More

                  Dalada Mucaaridka Jabuuti oo Guddbiyay Qodobadii Wadahadalka iyo Madaxtooyada oo Jawaab laga Sugayo

                  Jabuuti Feb 13,2014(SDN)-Dalada Mucaaridka Jabuuti ku bahoobeen ee USN ayaa u guddbisay qodobada ay doonayaan in xal looga gaaro Wadahadalka ay Madaxtooyada Jabuuti u balansan Yihiin. Waxaan weli qodobo iyo xiliga furitaanka wadahadalada Mucaaridka iyo Madaxtooyada Jabuuti laga heyn Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md Ismaciil Cumar Geelle. Mucaaridka ayaa doonaya in wadahadalada xal looga qodobo ay…

                  Read More

                    Tarzan”Waa in marka la qabto Shababaka dhagax lagu dilaa isla goobtaa,looma baahna in sharciga la horgeeyo”

                    Muqdisho Feb 13,2014(SDN)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur ayaa ciidamada iyo shacabka Muqdisho ugu baaqay in ay Shabaabka ku dilaan halka ay ku arkaan ayna waxba xabsiyada u dirin. Tarzan ayaa hadaladan ka sheegay mid ka mida kulamada amniga magaalada Muqdisho oo ka dhacay xaafada Hawlwadaag. “Waa in Shabaab walba oo…

                    Read More

                      Nin Soomaali ah oo la sheegay in uu Qaraxyo u maleegayo dalka Ugandha oo Nairobi laga baadigoobayo

                      Nairobi Feb 13,2014(SDN)-ciidamada amaanka ee dalka Kenya ayaa magaalada Nairobi ka baadi goobaya nin la sheegay in uu hogaamiye u yahay koox xagjiriin Soomaali ah oo doonaya in ay weeraraan magaalada Kampala ee dalka Ugaandha. Sida saxaafada Kenya ay ka soo xigatay sarkaal diiday in magaciisa uu shaaciyo ninkan Soomaaliga ah ayaa la aaminsan yahay…

                      Read More

                        Jamhuuriyada Africada Dhexe oo Muslimiintii ku nooleyd la isu raaciyay Xasuuq iyo Barokac

                        Bangui Feb 13,2014(SDN)-Meliishaadka masiixiyiinta ah ee dalka CAR ama Jamhuuriyada Africada Dhexe ayaa wada bar tilmaansi ay la beegsanayaan Muslimiinta dalkaa looga Tirada Badan yahay,sida ay sheegeen hay’adaha u ololeeya Xuquuqul insaanka ee Human Rights Watch iyoAmnesty International. Hay’adaha ayaa sheegay in intii ka danbeysay kolkii Jabhado Muslimiin ahaa ay awoodii dalkaas kala wreegeen madaxweynihii…

                        Read More

                          Agaasimayaasha Laba Idaacadood Oo Muqdisho Ku Yaalla Oo Maalintii Labaad Xidhan iyo Nusoj Oo Cambaaraysay

                          Muqdisho:13-Feb-2014(SDN)-Laba Agaasime oo Madax u ah Idaacado warbaahineed oo ka Hawlgala  halkaasi, ayaa Maalintii  Labaad Xabsiga ku Jira, iyadoo uu Ururka Saxafiyiinta Somaliyeed ee Nusoj ay si Kulul u cambaaraysay.  Agaasimaha Idaacadda Haatuf Ibraahim Yare iyo Agaasimaha Idaacadda Danan Fiyoore oo ku yaalla Magaalada Muqdisho, ayaa ku Sugan xabsi halkaasi ku yaalla Halkaasi, waxana xadhigooda…

                          Read More