FAYSAL WARAABE LA CAAYI OGAA LOO HANJABI OGAA MIYAANU CID KA DHALAN
Salaan qiimo badan ka dib. Waxaa wax aad loola yaabo ah in maalinkasta marka aad warbaahinta kala duwan ee reer Somaliland dhugato ama aad fiirisaba, aad ku arkeyso iyadoo ninka la yidhaa Faysal Cali Waraabe loo caayayo ama loogu hanjabayo si xad dhaafa oo qofka damiirka lihi uu ka yaqyaqsoonayo ama uu aad ula yaabayaba. Caydaas…
