“Cabdiwaloow Haddaad Nabadda Diido Cidda Aad Ka Hor Imanaysaa waa Aniga oo Tuutaan Soo Xidhanayaa ee Diyaar Garaw.”Faysal Cali Waraabe
Hargaysa 11.Feb 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuu diyaar u yahay difaaca dalka isla markaana uu tuute u xidhanayo haddii ay joojin waayaan Maamulka Puntland hanjabaadaha iyo faro galinta ay ku hayaan Somaliland. “Cabdiwali waxaan leeyahay ninka aad ka hor imanaysaa waa aniga ee diyaar garaw hadaad…
