Webmaster

    Typhoons, Earthquakes and Landslides: British Red Cross sends Lego men to brave ‘Disaster Island’

    An interactive game made by a schoolboy in his bedroom ‘studio’ has been launched by the Red Cross today, to highlight how preparing for a natural disaster can protect communities in crisis.  Fourteen-year-old Morgan Spence of Kilbarchan, Renfrewshire, made the film Disaster Island, using Lego characters, a basic webcam and a laptop. The film is…

    Read More

      Ra’iisul Wasaaraha oo ka qeybgalay munaasabad looga hadlayay horumarinta kalluumeysiga dalka

      Muqdisho, February 10, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad ballaaran oo looga hadlayay horumarinta kalluumeysiga iyo kheyraadka badda. Munaasabadan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ayaa lagu casuumay iskaashatada kalluumeysiga gobolka Banaadir, waxaana sidoo kale goob joog ahaa Wasiirka Wasaaradda kalluumeysiga iyo…

      Read More

        “Waxaan Qabaa in Baashe Ogolaan doono in arrinta dibada lagu soo dhameeyo” Mudane Axmed C.Xaabsade

        Hargaysa 10.Feb 2014 (SDN)-  Wasiirkii hore ee Wasaaradda Hawlaha guud, gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland, Axmed Cabdi Xaabsade, ayaa ka hadlay khilaafka Golaha Wakiilada, waxaanu sheegay in heshiis la gaadhay mar haddii la wada hadlayo. Axmed Cabdi Xaabsade, oo saxaafadda kula hadlay golaha xarunta Baarlamaanka, ayaa sheegay in haddii Baashe diiday soo jeedinta Xaaji Cabdi Waraabe…

        Read More

          Xogo Hor leh oo ka Soo Baxay Qaraxii Gaadhi ee Muqdisho ka Dhacay Maanta

          Muqdisho 10.Feb 2014 (SDN)-  Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaraxa Muqdisho lagula eegtay maanta mas’uul sare oo ka tirsan maamulka gobolka Shabeellada Hoose, kaasoo aanay jirin illaa hadda sheegatay mas’uuliyaddiisa. Guddoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose C/qaadir Maxamed Nuur (Siidii) ayaa sheegay in guddoomiye ku xigeenkiisii dhinaca ammaanka laga jaray lug, sidoo kalena ay dhaawacyo…

          Read More

            Wasiirka Shaqada ee Somaliland oo Ka Sheekeeyay Dhacdo Xanuun badan oo Xasuuq oo Hargaysa ka Dhacday,Goob Joogna uu ka ahaa {DHAGAYSO}

            Hargaysa 10.Feb 2014 (SDN)-Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arimaha bulshada ee JSL Md Maxamuud Axmed Barre (Garaad) oo Hadal ka Jeediyay Daahfurka Xabaal Wadareedyadii labaad oo laga Wado Xaafada Badhka ayaa  sheegay inuu goobjoog u ahaa xiligii xasuuqyada qaarkood ka dhacayeen wadanka, xasuuqaasina uu ahaa mid bartilmaameedyo gaar lala beegsanayey isagoo Si Gooni ah Carabka ugu…

            Read More

              The UK Is Committed To the Development of Stability and Prosperity in Somaliland and The Wider Region- Baroness Warsi

              London, 10 Feb 2014 (SDN) –The British Government considers that it is for Somalia and Somaliland themselves to determine their future relationship and for neighbouring countries in the region to take the lead in recognising any new arrangements. Those were the words of the UK Senior Minister of State, Department for Communities and Local Government…

              Read More

                Wareegii Labaad ee Xabaal Wadareedyada uu laayay Rajiimkii Siyaad Bare oo Maanta ka Bilaabmay Xaafada Badhka iyo Wasiiro ka Qayb galay

                Hargaysa 10.Feb 2014 (SDN)- Wasiirada wasaaradaha shaqada iyo cadaaladda ee JSL ayaa maanta ka qayb galay wareegii labaad ee baadhista xabaalo wadareedyada Qabuuraha Xaafada  Badhka  ee Axmed Dhagax ee caasimadda hargaysa. Wareegan labaad ee lagu  daah furayo  baadhitaanka xasuuqii dalka ka dhacay dhamaadkii sideetameeyadii ee qarnigii ina dhaafay  oo ay goobjoog ka ahaayeen khubaro ajaanib…

                Read More

                  Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland “Dadka Dawladimadu u cusubtahay iyagaa nagu daali”

                  Ceerigaabo 10.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Gaashaanddhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami,ayaa sheegay in hanjabaadda Puntland ay tahay cid iska hadlaysa oo aan waxba geysan Karin,waxaanu intaa ku daray inay yihiin qaar riyoonaya oo iska hadlaya. Wasiir Cadami waxaa kaloo uu ka hadlay waxyaabaha u soo qabsoomay intay safarka ugu maqnaayeen gobolka Sanaag. Ugu horrayn…

                  Read More

                    Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada oo Qaadacay Go’aankii Ergadii Guurtida

                    Hargaysa 10.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiye Xigeenka kowaad ee Golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa sheegay in Go’aanka guddi guurtida ka socotay ku qaboojiyeen Xiisadii golaha wakiilada aanay isku ogayn. Waxa uu sheegay in Gudoomiyaha Golaha wakiilada ay isku ogaayeen in Mooshinada golaha horyaala loo codeeyo. “Annagu Gudoomiyaha waxbaanu isku Ogayn, waxaan ku idhi Golaha…

                    Read More

                      Af-hayeenka Dhallinyarada Talo iyo Tawfiiq Oo Cali Warancadde Ugu Baaqay In Uu Is-Casilo

                      Hargaysa 10.Feb 2014 (SDN)- Af-hayeenka Dhallinyarada Habar Yoonis Xasan Axmed Xasan (Xasan Dhako) ayaa ka hadlay xadhigga Guddoomiyaha Guddiga Talo iyo Tawfiiq, fara-gelin uu sheegay in xukuumaddu ku hayso Golaha Wakiillada, sidoo kalena ugu baaqay wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland inuu is-casilo.   Af-hayeenka oo maanta wareysi siiyay saxaafadda ayaa waxa uu yidhi “Aniga oo ah Af-hayeenka…

                      Read More

                        Khudbad Waano ah oo Dhaqaajisay Damiirka Mudanayaashii Golaha Wakiilada isku hayay oo uu Xaaji Cabdi Waraabe ka Jeediyay, Arrimaha Lagu Heshiiyay iyo Fasaxa Golaha {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 10.Feb 2014 (SDN)- Fadhigii maanta ee Golaha wakiilada JSL oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha golahaasi Md Cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi (Cirro) ayaa mudanayaasha la fasaxay muddo todobo cisho ah iyadoo khilaafaadkii jirayna lagu dhamaynayo dhexdhexaadin ay wadaan Golaha Guurtida Somaliland. Fadhiga maanta ee Golaha wakiilada Somaliland waxaa marti u ahaa mas’uuliyiin ka tirsan golaha guurtida…

                        Read More

                          Golaha Guurtida oo Qaboojiyay Xiisadii Maanta ay u balansanaayeen Golaha Wakiiladu

                          Hargaysa 10.Feb 2014 (SDN)- Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada oo ay Mudanayaashu u balansanaayeen Guda Galka Mooshino Golaha Hor yaalay ayaa Waxaa Mar qudha Xaraaradii Golaha Dejiyay Ergo Ka Tirsan Golaha Guurtida oo uu Hogaaminayay Ku simaha Gudoomiyaha Golaha Guurtida ahna Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Guurtida ,Xaaji Cabdi Xuseen Cabdi Waraabe,Madaxweyne ku xigeenkii…

                          Read More

                            Xisbiga UCID oo canbaareeyay qalalaasaha Gollaha Wakiilada iyo Hantida ku baxeysa

                            Hargeysa Feb 10,2014(SDN)-Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Somaliland ayaa war murtiyeed uu soo ssaray ku dalbaday in baaritaan lagu sameeyo Hantida ay Xukuumada Somaliland u isticmaaleyso wax ka bedelka Gollaha Wakiilada Somaliland. Sidoo kale Xisbiga UCID waxa ay canbaareeyeen falal sharci burburin ah oo laga dhexwado gollaha Wakiilada Somaliland. Sidaa waxa lagu sheegay warsaxaafada loogu talogalay…

                            Read More

                              Dhoolatuska Xirsi ee Wakiiladu Cirro uun kuma wejahna

                              Hargeysa Feb 10,2014(SDN)-Qalaalasaha hareyay gollaha Wakiilada Somaliland maalmihii u danbeeyay ayaa waxa si weyn ugu lug leh Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji oo hanjabaad ka soo bilaabay dalka UK. Wasiirka aayaa maah maah halku dhig u noqotay qalalaasaha Wakiila”sanka caano ka keeni” ayaa waxa aaney ku socon uun Guddoomiyaha Wakiilada Cabdiraxmaan Cirro. Sida…

                              Read More

                                Shacabka Caasimadda Oo Si Weyn Uga Biyo Diiddan Tallabada Madaxtooyadu Ku Farogelinayso Wakiillada iyo Mudaharaad Maanta Lagu Wado Inuu Dhacaco

                                Hargeysa:10-Feb-2014(SDN)- Waxa Sii Kordhaya Cadaadiska ay xukuumadddu Saarayso Sidii ay uga Takhalusi lahayd Guddoonka Xilligan ee Baarlamaanka, waxana kor u kacday Cadhada shacabku ka Muujinayaan Arrintan. Ilaa iyo Xalay waxa Meelo ka mid Hargeysa ka Dhacayey Mudaharaaddo iyo Shirar isdaba Joog ah oo ay wadeen  Dadweyne Ka so Horjeeda Iskudayada Madaxtooyadu Meesha kaga Saarayso Guddoomiye…

                                Read More