Webmaster

    Ciidamo ka Tirsan Jab’hada ONLF oo Isu dhiibay Dawlad Deegaaneedka Somalida Itoobiya

    Jig Jiga 11.Feb 2014 (SDN)- Ciidammo ka tirsanaa jabhadda ONLF ayaa la sheegay inay isku dhiibeen Taliska amniga dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, iyadoo ciidamadan lagu qanciyay inay nabadda qaataan si looga gudbo caqabadaha hortaagan is-fahan dhamaystiran oo ay gaadhaan dhinacyada dowladda iyo mucaaradka. Sida lagu sheegay war ay dowladdu arrintaa kasoo saartay, waxaa kooxda isa…

    Read More

      Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Morsi oo laga duubay kiyoo leh isu soobaxyada Taageereyaashiisu Faaido ma leh

      Qahira Feb 11,2014(SDN)-Ciidamada amaanka ee dalka Masar ayaa soo bandhigay cajalad ay si sir ah uga duubeen madaxweynihii hore ee Masar oo la hadlaya qareenkiisa. Madaxweyne Maxamed Morsi ayaa xiliga cajaladan laga duubay ku sugnaa maxkmad dhegeysaneysa denbiyo lagu soo oogay ka dib kolkii xilka xoog looga tuuray. Cajaladan Maqalka ah ayaa ciidamada Amaanka Masar…

      Read More

        Switzerland oo cod gelisay sharci ka dhan ah Qaxootiga iyo Midawga Yurub oo qaylo dhaan uga jawaabay

        Brussels Feb 11,2014(SDN)-Cod u qaadida shuruuc lidi ku ah Qaxootiga oo ka dhacdaysa dalka Switzerland ayaa dhul gariir ka riday guud ahaan qaaramada Yurub. Madaxda Midawga reer Yurub ayaa ka digay in Switzerland oo aan ka mid aheyn midawga Yurub ay ku xadgudubtay mid ka mida shuruucda ugu muhiimsan caalamka “Xoriyada dhaqdhaqaaqa”. Wasiirka Arrimaha Dibedda…

        Read More

          DHEGEYSO:Suldaanka Beelweynta Irir Samaale :Guurtida Somaliland waxa ay muujisay inta aanu Soomaalida dheernahay Xaaji Cabdi waraabena eebe cimriga ha u dheereeyo

          Edmonton Feb 11,2014(SDN)-Suldaanka guud ee beelaha Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa nooga waramay xaaladihii u danbeeyay ee Somaliland khaasatan khilaafka hareeyay Gollaha Wakiilada Somaliland todobaadyadii u danbeeyay. Suldaanka ayaa sheegay in Somaliland eebe ku maneystay golle Guurti oo uu sheegay in ay ilaahay ka sokow mahad mudan yihiin,sidoo kale waxa afkaartiisa ka dhiibtay sida…

          Read More

            Saxaafada Soomaaliya oo si aaney hore u tebin jirin wararka Somaliland u baahiyay qalalaasihii Wakiilada

            London Feb 11,2014(SDN)-Saxaafada Soomaaliya oo aan inta badan tebin dhacdooyinka Somaliland ayaa si weyn ugu hawlanaa baahinta qalalaasihii todobaadkan hareeyay Gollaha Wakiilada Somaliland. Saxaafada Soomaaliya oo inta badan aan Somaliland ku laheyn weriyeyaal uga soo warama ayaa aad uga faaloonayay halka uu ku danbeyn karayo khilaafka Wakiilada. Ciwaanadooda ayaa laga dheehan karayay xiisaha gaarka ah…

            Read More

              Xildhibaan ku goodiyay in xaalada caafimaad ee Madaxweynaha Somaliland looga doodi doono gollaha Wakiilada iyo doorka arintani ku laheyd heshiiska Wakiilada

              Hargeysa Feb 11,2014(SDN)-Xildhibaan ka tirsan Gollaha Wakilada ee Somaliland ayaa markii u horeysay bada soo dhigay jiritaanka tuhun ku xeeran xaalada Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo oo in badan ay mucaaridku sheegeen in taladii dalka ee loo igmaday ay cid kale ku tagri faleyso. Xildhibaan Bashiir Xuseen Tukaale ayaa dhawaan saxaafada u sheegay in…

              Read More

                Siyaasi mucaaradnimadiisa ay Xukuumada Siilaanyo Hurdada ka ledi weyday oo aamus ku wejahay khalalaasaha Wakiilada,maxey tahay sababtu?

                Hargysa Feb 11,2014(SDN)-Todobaadyadii u danbeeyay ee Gollaha Wakiilda Somaliland uu galay herdanka siyaasadeed ee xisbiyada Wadani iyo Kulmiye ayaa waxa saaxada saxaafada laga waayay gebi ahaanba mid ka mida siyaasiyiinta ay madaxtooyada Somaliland jiifka ka ledi weyday. Gollaha oo haatan xiisadiisa hakad gelisay faro gelin uga timi dhanka Gollaha Guurtida ayaa isu iman doona todobaad…

                Read More

                  Nuxurka Kulan Garnaqsi ah Oo Madaxtooyada Ku Dhex Maray Madaxweyne Siilaanyo Iyo Waxgarad Ka Soo Jeeda Beesha Galbeedka Burco Oo Uu Hoggaaminayo Siciid Sulub

                  Hargeysa:11-Feb-2014(SDN)-Xaraaraddii Hawada Martay ee Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Si Gaar ah u Taabatay Beesha Galbeedka Burco oo uu Ka Soo Jeedo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro. Beeshan ayaa Si Weyn uga Biyo Diiday Farogelinta Golaha oo lagu Eedeeyey Dhinaca Madaxtooyada, waxana Goobo Ka mid ah Hargeysa ay ku Yeesheen Shirar lagaga Arrintsanayo…

                  Read More

                    Muqdisho: Ciidanka Ammaanka Oo Xalay Hawlgal Ballaadhan Sameeyey Tiro Dad ahna Ku Soo Qabqabtay

                    Muqdisho:11-Feb-2014(SDN)-Waxa Mar kale Dib u soo Noqday Cabsidii ay qaraxyada iyo Dilalka Qarsoon Ka qabeen Shacabka Reer Muqdisho, waxana ay Taasi Keentay in Ciidamadu Hawlgalo Xooggan ku Dhaqaaqaan.  Ciidamada Booliska ayaa Habeenkii Xalay ahaa Hawlgallo Xooggan ka Sameeyey Goobo ka Tirsan Muqdisho oo Tuhun Laga Qabay sida Waddada Maka Al-Mukarama iyo qeybo ka mid ah…

                    Read More

                      Hogaamiyaha Jubba Land Oo Xalay Madaxtooyada Ku Qaabilay Laba Ka Mid ah Ragga Sida Weyn Uga Soo Horjeeda iyo Qodobadii la Isla Meel dhigay

                      Kismayo:11-Feb-2014(SDN)-Hoggaamiyaha Maamulka Jubba ayaa Habeenkii Xalay Kulan Qarsoodi ah Kismayo kula Yeeshay Qaar ka mid Raggii uu Hore Dagaalka ugaga Xoreeyey Magaaladaasi. Kulankan oo ahaa mid Albaabadu u xidhan Yihiin, ayaa waxa uu Hoggamiyuhu La Yeeshay Labada Hoggaamiye ee Kala ah Cabdi Baaleey iyo Iftiin Baasto oo  Halkaas ku Sugnaa Tallaaboyinka ay Qaadayaana si weyn…

                      Read More

                        Cali Gurey OO Muranka Golaha Laga Dhex Aloosay Ku Macneeyey Tallaabo Xukuumaddu Muddo-Korodhsi Ku Samaysanayso

                        Hargeysa:11-Feb-2014(SDN)-Guddoomiye-ku-xigeena Saddexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid  Yuusuf Maxamed (Cali-Gurey) ayaa Muranka Golaha Wakiillada Laga Dhex Aloosay Ku Tilmaanay mid Looga Jeedo in Doorashada Dib loogu dhigo oo Lagu Xalaalaysto in wakhtiga la Korodhsado.   Mujaahid Cali Guray ayaa Xusay inay Ujeedadu ka Fog tahay tan dadka u muuqata ee ah in Goluhu Foodda islagalaan,  isagoo…

                        Read More

                          Somalia ‘dragging feet on refugees’

                          Nairobi, Kenya: The Government has called on Somalia to fast-track the appointment of members to the tripartite commission to facilitate repatriation of refugees. Interior Cabinet Secretary Joseph ole Lenku said all the other parties had appointed their members and were waiting for those from the Federal Republic of Somalia to kick-start the repatriation process. “Safe…

                          Read More

                            Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo Cagajugleyntiisii dib ula noqday fasiraad raqiis ah ka bixiyay

                            Hargeysa Feb 10,2014(SDN)-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Xaaji Cali Xasan ayaa sharaaxaad jilicsan ka bixiyay ereyo cagajugleyn ahaa oo u jeediyay Guddoomiyaha Wakiilada Somaliland Md Cabdiraxmaan Cirro oo uu ka jeediyay magaalada Liverpool mar uu la hadlayay Jaalida magaaladaasi. Wasiirka oo hadalkan u sheegay wargeyska Foore ayaa waxa uu yiri“Waxa ay ahayd maahmaah aan ku…

                            Read More

                              “Hadii Gudoomiye C.raxmaan Cirro Xabada Isu Dhigeen Markii Golaha La Xidhay Walaahi Isbedelkaa Dalka ka Dhacay kamuu Dhaceen” Wasiirka Maaliyada {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 10.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa ku dhaartay in Isbedelkii uu Hogaaminta Qaranka Ku Hantiyay Madaxweyne Siilaanyo inaanu Dhaceen Hadii aanu Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani aanu Xabada isu dhigin Markii uu Maamulkii Madaxweynihii Hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin Qufulka ku Jabiyay Golaha Wakiilada….

                              Read More

                                Arrimaha Ugu Weyn ee lagaga Hadlay Shirkii Kowaad ee Golaha Wasiirada ee Punt land Daawo

                                Garowe 10.Feb 2014 (SDN)- Shirka gollaha wasiiradda xukumadda Puntland ayaa maanta ka qabsoomay xarunta madaxtooyada waxaana goob joog ahaa madaxwaynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa. Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) oo shirka gollaha wasiiradda ka dib warbaahinta la hadlay ayaa sheegay bishii kowaad ee sanadkaan inuu baxshay mushaharka shaqalaha iyo ciidanka qalabka sida. Waxa kale…

                                Read More

                                  Wasiir Xirsi oo Xaaji Cabdi Waraabe Miciin biday iyo sababaha dhabta ah ee Farogelinta Guurtida

                                  Hargeysa Feb 10,2014(SDN)-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji Xasan ayaa iska caabin weyn kala kulmay isku deygiisii uu damacsanaa in uu ku sameeyo xeer hoosaadyada Gollaha Wakiilada Somaliland. Wasiirka oo boolaxoofto ka soo bilaabay UK todobaad ka hor ayaa motion uu dabada ka riixayay ay xildhibaano hor geeyeen Gollaha Wakiilada shalay. Afar iyo labaatankii saacadood ee…

                                  Read More