Webmaster

    U.S. State Department Issues Somalia Travel Warning

    Washington, DC, 08 Feb 2014 (SDN) –The U.S. Department of State continues to warn U.S. citizens to avoid all travel to Somalia. This replaces the Travel Warning dated June 21, 2013, to update information on security concerns. There is at this time no U.S. Embassy or other formal U.S. diplomatic presence in Somalia.  Consequently, the…

    Read More

      “Wasiirka Madaxtooyadu Wuxuu Maroorsaday Awoodii Gudida Joogtada ah ee Wakiilada” Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah {DHAGAYSO}

      Hargaysa 08.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay burbur ay la rabto Golaha Wakiilada isla markaana ay ku kaceen Distoor Jabin . Gudoomiyaha Gudida Joogtada ahi Waxa uu Wasiirka Madaxtooyada dusha ka saaray Mas’uuliyada ka timaada soo faro gelinta awooda Golaha Wakiilada….

      Read More

        Nuqul ka Mid ah Mooshinada Golaha Wakiilada hor yaala ee Xiisadu ka Dhalatay + Xildhibaanada SaxeexayHalkan ka akhri

        Hargaysa 08.Feb 2014 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada ayaa Mid ka Mid ah labada Mooshin ee ay rabaan in Awooda Gudoomiyaha iyo Ku Xigeenadiisa lagu ridi karo soo Jeediyay in laga dhigo 42 Cod halka ay haatan ka tahay Gudoomiyaha in lagu ridi karo 2/3 amase 55 Cod halka Ku Xigeenadiisuna uu Xeer Hoosaadku Tilmaamyo in…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo oo Soo laabtay kana Hadlay Mawqifkiisa ku Wajahan Golaha Wakiilada {DHAGAYSO}

          Hargaysa 08.Feb 2014 (SDN)- Waxa maanta Dalka ku soo guryo noqday Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ay Wehelinayso Marwada koowaad ee Madaxweynaha JSL. Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde. Madaxweynaha waxa gegida Diyaaradaha ee Egal International Airport ku soo dhaweeyey Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland oo horkacaayey Golaha wasiirada iyo Gudoomiyaha Xisbiga…

          Read More

            Waxyaabihii Saaka Ku Cusbaa Fadhigii Baaqday Ee Golaha Wakiillada Somaliland Sawiro

            Hargeysa:08-Feb-2014(SDN)- Kulankii maanta ee Golaha Wakiilada oo Hakaday, ayaa lahaa Xiiso gaar ah, waxana ka Dhacay waxyaabo aan hore loogu arag. Waxyaabaha ugu xiisaha badnaa ee Kulankani Huwanaa ayaa wax aka mid ahaa inay Taariikhda markii ugu horraysay Labada Guddoomkye kU xigeen Fadhiisteen Goobta Loogu Tallo Galay Xildhibaanada kale ee caadiga ah, iyagoo diiday inay…

            Read More

              Ardaydii Wax ka Baranaysay Dugsiyada Caasimada oo Maanta laga Fasaxay Waxbarashadoodii,Waa maxay Sababtu?

              Hargaysa 08.Feb 2014 (SDN)- Maanta oo golaha wakiilada Somaliland ay u balansanaayeen quwado iska soo horjeeday oo la kala safan gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Xukuumadda madaxweyne Axmed maxamed siilaanyo ayaa baaqday kadib markii labaatan oday oo uu horkacayey gudoomiye ku xigeenka guurtiga Md. Siciid ay golaha wakiilada ka dalbadeen…

              Read More

                Shir gudoonka Guurtida oo hakiyay kalfadhigii gollaha Wakiilada Somaliland ee maanta

                Hargeysa Feb 08,2014(SDN)-Kal fadhi ay maanta u balansanaayeen mudaneyaasha gollaha Wakiilada Soomaaliland oo loogu balansanaa in la dhimo awoodaha Guddoomiyaha Wakiilada ayaa maanta baaqday. Baaqashada ayaa timi ka dib kolkii Shir guddoonka Gollaha Guurtida Somaliland ay ka soo xaadireen xarunta Shirka Wakiiladu ka socday kana dalbadeen mudeneyaasha in ay dib u dhigaan doodooda. Xukuumada Somaliland…

                Read More

                  Jawiga Saaka Ee Golaha Wakiillada Oo Kacsan, Xildhibaanadda oo Koox Koox U Shiraya Iyo Mudanayaashii Guulwadaynta Ku Caanka Ahaa Oo Xaraaraddu Ka Baajisay Soo Dhaweynta Madaxweynaha

                  Hargeysa:08-Feb-2014(SDN)-Waxa saaka Kacsan Xaaladda Guud ee Golaha wakiillada Somaliland, iyadoo Xildhibaanada intooda Badani ay ku sugan yihiin xaruntooda dhexe. Xaaladda ayaa meel sare maraysa, waxana jira Gaaf-wareeg badan oo Xarunta ka dhex jira, walina lama furin Fadhiga oo talooyin iyo Faq kala duwan ayaa socda. Xildhibaanada Golahaa ayaa intooda badani Goobta joogaan, waxana Muuqda mudanayaal…

                  Read More

                    Meydka Afartii Nin ee weeraray Suuqii Westgate Mall oo FBI-da Mareykanka gacanta loo geliyay

                    Nairobi Feb 08,2014(SDN)- Meyadadkii afartii ruux ee weeraray xaruntii ganacsiga ee Westgate mall ee magaalada Nairobi sanadkii hore ayaa haatan la xaqiijiyay in ay qaateen ciidamada denbi baarista Mareykanka ee FBI-da loo yaqaano. Xogtan ayaa waxa saxaafada la wadaagay Taliyaha ciidamada Kenya Julius Karangi mar uu u waramay saxaafadadalka Kenya. Saxaafada Kenya ayaa soo abaabushay…

                    Read More

                      Switzerland Oo Safiir U Magacowday Somalia

                      Zurich:08-Feb-2014(SDN)-Dawladda Switzerland ayaa Safiir Cusub  Oo Lagu Magacaabo Dominik Langenbacher U Magacawday  Soomaliya.  Dominik Langenbacher Kadib markii La Magacaabay waxaa uu la kulmay dadka ka shaqeeya hayadaha Samafalka iyo qurbojoogta Soomaliswiss Diaspora Horjoogayaashooda waxayna ka wada hadleeyn habka loo xoojinkaro xidhiidhka Labada dal iyo weliba isku xidhka Qurbo joogta iyo hirgelinta Nidaamka Federaalka. Bulshadan Soomaaliyeed…

                      Read More

                        Somali group to use Gawker funds for mentoring

                        Abdulrahman Elmi has called a group of young Somali-Canadian men to a community centre in the north Toronto neighbourhood of Rexdale. They have a lot of work ahead. The group owes its existence to the now-infamous – yet never publicly seen – video, the one in which Toronto Mayor Rob Ford allegedly smokes crack cocaine…

                        Read More

                          Dawladda Maraykanka oo Markale Digniin Cusub u Jeedisay Muwaadinteeda u Safra Somalia iyo Sababta Keentay

                          Washington:08-Feb-2014(SDN)-Maraykanka ayaa Markale  Soo Saaray Digniin Cusub oo ku Socota Muwaadiniinteeda ku Safarta Somalia. Wasaaradda arrimaha dibedda Maraykanka ayaa sheegtay in kooxda Al-Shabaab ay damacsan tahay in ay weerarro ku qaado xarumaha dowladda,goobaha la isugu yimaado iyo goobaha muhiimka ah ee ku yaalla Somalia, sidaas darteedna looga Baahan yahay muwaadiniinteeda ku sugan Meelahaas inay Taxadar…

                          Read More

                            Madaxweyne Siilaanyo Oo Saacadaha Soo Socda La Filayo Inuu Hargeysa Ka Soo Dego, Waddooyin Badan Oo Xidhan iyo Cidhiidhiga Caasimadda Oo Cirka Isku Shareeray

                            Hargeysa:08-Feb-2014(SDN)-Caasiamada Somaliland ee Hargeysa ayaa Saaka ku Waabariisatay Ciidamo Xooggan oo waddooyinka Halbawlaha ah la Daadiyey iyo Waddooyin Muhiim ah oo loo Diiday Isticmaalka Gaadiiska. Arrintan ayaa lagu Macneeyey Soo Degitaanka Madaxweynaha Somaliland oo Saacadaha soo Socda lagu wado inuu ka soo Dego garoonka Cigaal International Airport, waxana jira Dhaqdhaqaaqyo iyo Diyaargarow Ballaadhan oo ay…

                            Read More

                              “Dedaalka xasan Sheekh ma joojinayso hadalkani oo waanu sii Wadaynaa, Waxana aanu Rabnaa Inay Dhaliiluhu Noqdaan……..” Afhayeenka Madaxweynaha Somalia

                              Muqdisho:08-Feb-2014(SDN)-Afhayeenka Madaxweynaha Somalia Cabdiraxmaan Cumar Yariisow ayaa si Kulul uga Jawaabay Hadal Dhawaan ka soo yeedhay Sarkaal sare oo Maraykan ah, kaas oo si weyn u dhaliilay Geeddi-socodka Dawaldda Uu Hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh.   Mr Yariisow  oo Toddobaadyo kadib dhaliishan ka Jawaabayey, ayaa isagoo u warramayey Idacadda BBC-da farta ku fiiqay inuu wax badan…

                              Read More

                                Xuseen Cadhoole Ergeyga USN Canada”Madaxweynaha Jabuuti ayaa dalbaday in wadahadaladii dib loo furo”DHEGEYSO

                                Ottawa Feb 07,2014(SDN)-Ergeyga Dalada Mucaaridka Jabuuti ee dalkan Canada Md Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole ayaa shaaciyay in wadahadaladii Xukuumada Jabuuti iyo Mucaaridka dalkaas dib u furmayaan dhawaan. Xuseen Cadhoole ayaa nooga waramay in madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md Ismaaciil Cumar Geelle uu doorkan isagu xiriir la soo sameeyay dalada Mucaaridka Jabuuti.          …

                                Read More

                                  Guddoomiye Cirro Xukuumadu adigeey duulaan kugu tahaye Gollaha Wakiilada Kuma aha

                                  Hargeysa Feb 07,2014(SDN)-Guddoomiyaha Gollaha Wakiilada ee Somaliland isla markaana ah Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Wadani Md Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegay in xukuumada Somaliland ay duulaan ku tahay gollaha Wakiilada ee Somaliland. Guddoomiyaha oo ay hore wada shaqeyn hoose oo aaney xisbigiisa iyo mudaneyaasha Wakiiladuba la qabin la lahaa xukuumada Axmed Siilaanyo. Wasiirka Madaxtooyada oo…

                                  Read More

                                    Journalist Beaten, Detained for Allegedly Covering Controversial Meeting

                                    The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns the assault, torture, mistreatment and overnight detention of broadcast journalist Ali Ilyas Abdullahi by security forces in Baidoa, in southwest Somalia.   On Wednesday evening, 5 February 2014, security forces under the instructions of the Baidoa district administration, beat and detained Abdullahi, a journalist working for Radio…

                                    Read More

                                      DAAWO: Wasiirkii Hore ee Warfaafinta oo si adag uga hadlay Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada ee Xukuumaddu saluugtay, kana digay farogelin lagu sameeyo Nidaamka Maamul ee Golahaas oo hadda Kala-Qaybsan

                                      Hargeysa Feb 07,2014(SDN)-Wasiirkii Hore ee Warfaafinta Somaliland Boobe Yuusuf Ducaale oo si adag uga hadlay Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada ee Xukuumaddu saluugtay, kana digay farogelin lagu sameeyo Nidaamka Maamul ee Golahaas oo hadda Kala-Qaybsan.  

                                      Read More