Webmaster

Guddomiyaha jalliyada Somaliland ee dalka ugandha oo hanbalyey hogaanka cusub ee ururka ardaya Sland dalka ugandha +kana hadlayey qodobo dhowr ah siyaasiya

  (SDNKampal)  Guddomiyaha  jalliyada Somaliland ee  dalka ugandha Md abdi risaaq Mohamed daaud  cigaal oo maaanta saxafada Somaliland ee dalka ugandha iskugu yeedhay ayaa waxa uu ka hadlay xaalada guud ee jalliyada Somaliland ee dalka ugandha iyo arimo siyaasi ah dhanka kalana hanbayeyey hogaanka cusub ee ay doorteen ururka ardayda Somaliland ee dalka ugaandha oo…

Read More

    “Laba Mid uunbaa Beri dhici doonta in amba Sidii la Sheegayay in raga qaar la arko Sankooda oo Caano ka dareerayaan halka kuwa kalena….” Boobe Yuusuf Ducaale {DHAGAYSO}

    Hargaysa 07.Feb 2014 (SDN) Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaa ka hadlay Gocashada Xukuumadu ku Qoonsatay Xeer hoosaadkii Golaha Wakiilada,Waxaanu sheegay inaan laga Yeelayn Xukuumada Maanta Jirta inay u holato Sidii ay Faro gelin ugu samayn lahayd Golaha Wakiilada . Boobe Yuusuf Ducaale Waxa uu ku dooday in Golaha Wakiiladu aanu…

    Read More

      Madaxweynaha oo ku tilmaamay Cabdirisak Xaaji Xuseen Libaaxii Soomaaliya

      Muqdisho, 07 Febraayo 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeybgalay aaskii qaran ee loo sameeyey Ra’iisul Wasaarihii hore Marxuum Cabdirisak Xaaji Xuseen oo maanta lagu aasay Muqdisho. Madaxweynaha ayaa hoggaaminayey mas’uuliyiin kuwaas oo meydkii ku soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. Mas’uuliyiintaas oo ay ka mid ahaayeen Guddoomiyaha…

      Read More

        Ra’iisul Wasaare Cabdiwali “Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen wuxuu ahaa hogaamiye ku dayasho mudan”

        Muqdisho, February 7,2014(SDN) Madaxda ugu sareysa dalka ayaa si wadajir ah uga qeybgalay aaska Qaran ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho loogu sameeyey Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo saaka meydkiisa laga soo dejiyay garoonka Aadan-cadde iyada oo laga keenay magaalada magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka. Meydka marxuumka ayaa waxaa wehliyay…

        Read More

          The Braying Politics of Somaliland

          By Mohamed Ahmed Exerting their power at a frenzied pace, allegedly the administration of President Silanyo has for the second time- in an attempt to quash legitimate opposition rally-tried to stop Justice and Welfare party (UCID) Presidential candidate Jamal Ali Hussein in entering a major Somaliland city. Allegedly, Were it not for the throng of…

          Read More

            Uganda Deploys Over 1,600 Troops in Somalia

            Kampala, 07 Feb 2014 (SDN) –The Ugandan military late on Monday sent a new contingent of 1,600 peacekeepers in the war-torn Somalia to reinforce peace efforts and stabilize the country, a military spokesperson said here Tuesday. The troops under Uganda Battle Group (UGABAG) 13 will be deployed in sector one in Somalia, which is under…

            Read More

              Hambalyo Meher Wacan

              Eng. Abdirisak Ismail Qalinle (Itaqile), Abdifatah Adam Abdilahi (Cirro), Siciid Daahir Yoonis, Abdikarim Jaahuur Muxumed, Abdale Jaahuur Muxumed, Yaasin Ciise British, Kamaal Khalif, Mustafe Abiib Omer (Geele), Sharmaake Mohamed Abiib (Booska), Hussein Mataan, Cawaale Muxumed Farah, Cawaale Ibraahim Cawaale, Mukhtaar Ahmed Jamac (Qiyaamo) iyo dhaamaan shaqaalaha Jaahuur To Design waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan…

              Read More

              Kabtankii Man United Nemanja Vidic Ayaa Dhawaajiyey Inuu Ka Hayaamayo Man United Muxuu Suusey? (By Jaahuur)

              London,07-Feb-2014-(SDN) Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula caraabeynaa xagaaiyo cariga Ingiriiska oo Kabtankii (Captain) Man United Nemanja Vidic oo ka dhawaajiyey inuu ka haajirayo kooxda markuu dhamaado horyaalku (Premire League). Vidic oo ka soo jeeda Serbia ayaa ku hadaaqey inuu kontraageygii (Contract) ku egyahay sannadkan una jihaysandoono mustaqbalkeyga. 32-jirkan ayaa u soo kifaaxay Man United…

              Read More

                Abwaan Sangub oo Sida Fiinta uga Qayliyay dad uu sheegay inay 23 Sanno dhaleecayn la daba joogaan iyo Maanso Garnaqsi ah oo uu ka Tiriyay

                Mogdisho 07.Feb 2014 -(SDN)- Abwaanka Soomaaliyeed ee Maxamuud C/laahi Ciise Sangub oo la hadlay idaacada mustaqbal ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu si weyn uga cowday dad uu sheegay inay dhibaato ladaba taaganyihiin mudo ka badan 23 sano. Abwaan Sangub ayaa sheegay in markan uu xamili waayay dhibaatada lagu hayo oo uu mudo dheer qarsanayay…

                Read More

                  Murankii Siyaasadeed,iyo Kii Sharci oo dib Uga Curtay Somalilad iyo Xukuumada Siilaanyo oo Cagta Saartay dhabihii ay Ku Dhaliili Jirtay Maamulkii Rayaale,Iyo Balanta Beri ee Wakiilada

                  Hargaysa 07.Feb 2014 (SDN)- Xukuumada Somaliland ee uu Gadh wadeenka ka Yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Isku daygii u horeeyay ku damacsan inay Jagada ka Tuuraan Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” kadib markii uu Mudooyinkii u danbeeyay u banbaxay Soo bandhigida dhaliilaha iyo…

                  Read More

                    Gudoomiye Cirro oo Cadeeyay in Xukuumadu dagaal Toos ah kula Jirto Golaha Wakiilada kana Dalbaday in Mudanayaashu Karaamada Golaha Ilaaliyaan

                    Hargaysa 07.Feb 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) oo ka soo laabtay safar gaaban oo uu ku tagay Dalka itoobiya ayaa manta Dhoolatus ka dhigay qolka nasashada ee Madaarka Hargeysa oo ay ku soo dhaweeyeen Xildhibaanada Taageersani, waxaanu farriimo cul culus u diray Xukuumadda. C/raxmaan Cirro waxa uu sheegay Xukuumaddu mudadii…

                    Read More

                      Guddiga Qabanqaabada Aaska Ra’isal Wasaarihii Hore ee Somalia iyo Ciidamada AMISOM Oo Madaxweyne Gaas Dibadda Kaga Reebay Ciidankii Uu Watay

                      Muqdisho:07-Feb-2014(SDN)-Gegida Diyaaradaha ee Aadan Cadde ayaa wax aka Dhacay isku Dhac  iyo muran dhex maray Ilaalo gaar ah oo uu watay Madaxweynaha Puntland iyo Ciidamada AMISOM. Guddida qabanqaabada Aaska Marxuum Cabdirisaaq xaaji Xuseen iyo Ciidanka Amisom oo is kaashanaya ayaa isku raacay inaan ciidanka Madaxweynuhu wataan aanay soo Gelin Garoonka Dhexdiisa oo ay Dibadda Joogaan….

                      Read More

                        Fu’aad Shan Go’le Oo Xalay Ka Khudbadeeyey Masjiska Ku Yaalla Baardheere iyo Gawaadhi Codbaahiyayaal Lagu Xidhay oo Shacabka Farriimo u Gudbiyey

                        Bardhere:07-Feb-2014(SDN)-Waxa Gobolka Gedo ee Koonfurta Dalka Somalia Laga Dareemayaa Dhaqdhaqaaqyo Xooggan oo ay wadaan Ururka Al-Shabaab oo ka Gaashaamanaya Weeraro laga Yaabo inay kaga Yimaaddaan Dhinaca Ciidamda Dalka Ethiopia. Ciidanka Soomaaliya oo iyaguna Ku sugan meelo Aan Sidaa uga Durugsanayn Goobaha Shabaabku Fadhiyo, ayaa iyaguna ku jira Diyaar garawgii ugu dambeeyey ee ay ku Weerarayaan…

                        Read More

                          Wasiir Cukusoow iminkuunbaad Ciin daaqday

                          Hargeysa Feb 07,2014(SDN)-Wasiirka Warfaafinta ee Jamhuuriyada Somaliland Md Cabdilaahi Cukuse ayaa intii xisbiga Kulmiye uu qabtay talada dalka ka mid ahaa siyaasiyiinta ugu guulwadeysan ee jawaabaha uu siiyo mucaaridku aaney maraba ka maqnaan jirin ciwaanada Saxaafada. Balse waxa uu ilaa iyo haatan ka gaabsan jiray u jawaabida siyaasiga ugu weerarka badan xukuumada Axmed Siilaanyo oo…

                          Read More