Webmaster

    Halkan Ka Akhri Magacyada Dad Maleeshiyada Khaatumo Ku Laysay Deegaanka Kalshaale Iyo Saaka Oo La Isku Wajahan Yahay

    Buuhoodle:09-Feb-2014(SDN)-Maleeshiyada Khaatumo ee Fadhigeedu Yahay Magaalada Buuhoodle, ayaa Shalay Makhribkii Weerar ay Dad ku laayeen ku soo Qaaday Shacab ku Sugnaa Deegaanadii Hore dagaaladu uga Dhici jireen Ee Khalshaale. Maleeshiyaddan ayaa Soo Badhtilmaameedsatay Shacab Xoolo Dhaqato ahaa oo  Joogay Dhinaca Bare Ee balliga Kalshaale ooh ore murano uga Dhaceen, waxana iyagoo Tikniko Wata ay Halkaas …

    Read More

      Aqalka Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Caawa uu ka bilaabmay Shir dabka sii qabadsiinaya Xaalada Golaha Wakiilada

      Hargaysa 08.Feb 2014 (SDN)- Shir Doceedyo ayaa Caawa Ka Socda Guriga Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland,Kaas oo ay Goobjoog ka tahay  Marwada Koowaad Ee Dalka Aamin Weris Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada Oo Uugu Tun Wayn Yahay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Iyo Xildhibaano Aqalka Wakiilada Qaarkood. Waxana Kulanka Caawa Uu Daaran Yahay Sidii Ay Usii Badhi Taari…

      Read More

        “Ma oggolaanayno in dhallinyarada la baro xagjirnimo” Madaxweynaha dalka Kenya

        Nairobi 08.Feb 2014 (SDN)- Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in aysan u oggolaan doonin xarumaha lagu cibaadeysto in loo isticmaalo in dhallinyarada lagu baro asal-raacnimada xagga diinta ah. Hadalka Madaxweynaha Kenya ayaa ka dambeeyay kaddib markii shalay oo Jimco ahayd masjidka Musa ee magaalada Mombasa ay dib uga soo cusboonaadeen isku dhacyo u…

        Read More

          Xukuumadda iyo Guddoomiye Cirro Cidee ayaa soo dhaqdhaqaajiyey Ergada Guurtidda?

          Hargaysa 08.Feb 2014 (SDN)- Maanta oo golaha wakiilada Somaliland ay u balansanaayeen quwado iska soo horjeeday oo la kala safan gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Xukuumadda madaxweyne Axmed maxamed siilaanyo ayaa baaqday kadib markii labaatan oday oo uu horkacayey gudoomiye ku xigeenka guurtiga Md. Siciid ay golaha wakiilada ka dalbadeen…

          Read More

            Xubno ka Tirsan Wasiirada Somaliland oo Mudo Sadex Todobaad ah Kormeer ku maraya Gobolka Sanaag

            Ceerigaabo 08.Feb 2014 (SDN)- Weftigii Golaha wasiirada ee socdaalada shaqo ugu joogay Gobolka Sanaag ayaa maanta kormeer hawleed ku soo maray deegaanada bariga ka xiga degmada Ceerigaabo, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyey. Wasiirka wasaaradda gaashaandhiga Md Axmed Xaaji Cali cadami, wasiirka wasaaradda Caafimaadka Dr saleebaan Ciise axmed (Xaglo toosiye) wasiirul-dawlaha wasaaradda maaliyadda Md Cismaan…

            Read More

              Dawlada Maraykanka oo Muwaadiniintiisa uga digay u socdaalista Somalia

              Washington 08.Feb 2014 (SDN)- Dowlada Mareykanka ayaa mar kale ku celisay digniin ah in muwaadiniintooda ay u safraan Dalka  Soomaaliya ay tilmaameen in xiligan ka jiraan qataro badan oo halis galin kara nolosha Muwaadiniintooda. Wasaarada arrimaha dibada Maraykanka ayaa qoraal ay soo saartay muwaadiniinta dalkaas u dhashay uga digtay iney tagaan gudaha Somalia oo ay…

              Read More

                Burundi is our brother in arms, says President, as Foreign Minister visits Mogadishu

                Muqdisho 08.Feb 2014 (SDN)- His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today praised Burundi as a “brother in arms” for Somalia. The President made his comments during a visit to Mogadishu by the Foreign Minister of Burundi, His Excellency Laurent Kavakure, who was accompanied by Somalia’s Foreign Minister His Excellency Abdirahman Duale Beileh. The President said:…

                Read More

                  Golaha Wasiirada Dawlada Federaalka ee Somalia oo yeeshay kulan aan caadi aheyn

                  Muqdisho, February 9,2014(SDN)-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed. Kulankan ayaa waxaa diirada lagu saaray qorshe howleedka Wasaaraddaha, waxaana maanta qorshayaashooda soo bandhigay Wasaaraddaha Garsoorka iyo Dastuurka, Shaqada iyo Shaqaalaha, Isgaarsiinta, Dekedaha iyo Dhalinyarada iyo Isboortiga, waxaana Wasiirada…

                  Read More

                    Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Wasaarada Boosaha oo Shacabka ku Baraarujiyay in Waxbarashadu aanay da’a ku Xidhnayn {DAAWO}

                    Hargaysa 08.Feb 2014 (SDN)- Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta xukuumaddii Daahir Rayaale Mr. Cali Maxamed Cabdi, oo ah nin weyn oo waayeel ah ayaa dhawaan diyaariyay shahaadadii koowaad ee jaamacadda oo uu qaatay Public administration. ka dib markii dhamaystay jaamacadda Machadka shaqaalaha dawladda ee (CSI) ee magaaladda Hargeysa oo xiligan ka…

                    Read More

                      Madaxweyne Xasan Sheekh oo ammaanay doorka Burundi ee Nabad ka Aslaaxinta Soomaaliya

                      Muqdisho 08.Feb 2014 (SDN)- Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ammaanay doorka Burundi ee Soomaaliya, wuxuuna ku tilmaamay inay yihiin ‘walaalo dhab ah’ oo naftooda u huray Soomaaliya. Madaxweyne Xasan ayaa hadalkan ka sheegay kulan uu maanta xafiiskiisa kula qaatay wasiirka arrimaha dibedda ee Burundi, Laurent Kavakure iyo taliyaha ciidanka AMISOM, General Silas Ntigurirwa…

                      Read More

                        “Runta hadaan Idiin Sheego hadii dalku mucaarid waayo , Wuxuu Xukunku isu bedelayaa Dawlad Digtaatoor ah” Murashax Jamaal Cali Xuseen

                        Burco 08.Feb 2014 (SDN)- Murashaxa Jagaada Madaxweyne ee Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen oo Ayaamihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada Burco ayaa maanta Munaasibaddan qado sharafta ahayd oo ay ka soo qaybgaleen Odayaasha, Waxgaradka, Aqoonyahanka, Ganacsatada iyo Dhalinyaradan Beesha Awal Bari loogu sameeyay Magaalada Burco. Aqoonyahan Jamal Ali…

                        Read More

                          Goormaa Inqilaabku ka Dhacay Somaliland? Abdi Geireh

                          Ummaddu waxey codkooda siiyeen madex-weyne Siilaanyo in uu hogaamiyo muddo shan sano ah oo ka bilaabaneysey Bishii June 2010. Muddadaa siilaanyo madaxa ahaa  waxa ku gadaamnaa shaki isa soo tarayey oo sheegayey in dalka aanu maddax weynihii loo igmadey  ka talin, balse talo kale oo an dalka iyo dadkaba nasteex u aheyni ka taliso. Haseyeeshee,waxba…

                          Read More

                            Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo Shan Xildhibaan ka Saaray Gudida Joogtada ah iyo Asbaabaha uu u Cuskaday

                            Hargaysa 08.Feb 2014 (SDN)- Guddomiyaha Golaha Wakiilada ayaa Guddida Joogtada ah ka saaray 5Xildhibaan oo la sheegay in ay xallay saxeexen in Awooda Guddomiyaha Golaha wakiilada Cabdiraxman Cirro  lagu dhimo. Shantan Xildhibaan ayaa loo baday Guddiyo kale, waxaanay xildhibaanadani kala yihiin. Xildhibaan Axmed Barkhad Obsiye, 2. Ibraahin Caraale Cabdi, 3. Cali Maxamed Cabdi. 4. Cabdilaahi…

                            Read More

                              Djibouti Hosts Regional Anti-FGM Conference

                              Addis Ababa, 08 Feb 2014 (SDN) –Djibouti hosted a regional conference on Friday devoted to combatting female genital mutilation (FGM). Held under the motto “Towards a circumcision-free society,” the conference was attended by Djiboutian First Lady Hadra Mohamoud Hade and Italian Foreign Minister Emma Bonino. The event was also attended by representatives from Ethiopia, the…

                              Read More