Ottawa Feb 07,2014(SDN)-Ergeyga Dalada Mucaaridka Jabuuti ee dalkan Canada Md Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole ayaa shaaciyay in wadahadaladii Xukuumada Jabuuti iyo Mucaaridka dalkaas dib u furmayaan dhawaan.
Xuseen Cadhoole ayaa nooga waramay in madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md Ismaaciil Cumar Geelle uu doorkan isagu xiriir la soo sameeyay dalada Mucaaridka Jabuuti.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/ergey.MP3″]
