Webmaster

    Madaxweyne Siilaanyo oo Maalmo kadib Maanta Tacsi u diray Ra’isal Wasaarihii Lixdamaadkii ee Somalia

    Hargaysa 06.Feb 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Siilaanyo), oo haatan socdaal ugu maqan dalka Ingiriiska ayaa tacsi u diray  Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo guud ahaanba dadka soomaalida, isaga oo ka tacsiyadaynaaya geeridii dhawaan ku timid raisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdirisaaq Xaaji Xuseen, waxaanu illaahay uga baryayaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo…

    Read More

      Wasiirada Waxbarashada oo ka Hadashay Sababta ay Wasaaradeeda ugu Samaysay Koox u Ciyaarta

      Hargaysa 06.Feb 2014 (SDN)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland, ayaa qaadatay koox cusub oo kubadda kolayga ah oo ay maalgelinayso, kuna ciyaari doonta magaceeda. Kooxdan oo magaceeda la yidhaa IFTIN, kuna metali doonta xirfadda kubadda kolayga Wasaaradda Waxbarashada, ayaa daahfurkeeda laga shaaciyey xaflad lagu qabtay hoolka guriga shaqaalaha dawladda ee magaalada Hargeysa maanta,…

      Read More

        Investigating Genocide in Somaliland

        By: James Reinl Hargeisa, 06 Feb 2014 (SDN) –Frankincense wafts through the air of a quiet building on the outskirts of Hargeisa, in the self-declared republic of Somaliland. It masks the odour of the remains of 38 men, whose skeletons are packed into cardboard boxes. The tattered containers will be opened this month with the…

        Read More

          Wufuud Somaliyeed oo Muqdisho Maanta Gaadhay iyo Ujeedada Safarkooda

          Muqdisho 06.Feb 2014 (SDN)- Waxaa maanta magaalada Muqdisho gaaray labo wafdi oo ay kala hoggaaminayeen madaxweynaha maamulka Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo hoggaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobee). Madax ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa mas’uuliyiinta ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde. Madaxda maamul goboleedyada ayaa ka…

          Read More

            Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo Muqdisho ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Puntland ka hor aaska Qaran -“ Quluub mid ah oo murugaysan ayeynu ku sagootinaynaa Cabdirisaaq Xaaji Xuseen

            Muqdisho, February 6, 2014—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland mudane Cabdiwali Maxamed Cali ( Gaas) iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayey, kaasi oo ka qaybgeli doona aaska qaran ee loo samaynayo Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya allaha u naxariistee…

            Read More

              Buuhoodle oo uu ku Soo Wajahan yahay Madaxweyne Xigeenka Puntland iyo Wasiir Xaglo Toosiye oo Sanaag ka Hilaacay

              Buuhoodle 06.Feb 2014 (SDN)-Magaalada buuhoodle ayaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaqyo lagu soo dhaweynayo imaatinka madaxweyne ku xigeenka puntland Cabdixakim Xaaji Camey. Warka ayaa sheegaya Inuu M/xigeenku Doonayo Inuu Qadiyada Puntland ka Dhaadhaciyo wax garadka Buuhoodle, Maadaama Madaxweynihiisu ku dhawaaqay qorshe dib loogu midaynayo beelihii wada saxeexay heshiiskii lagu yagleelay Puntland. Dawlada cusub ee dhawaan lagu dhawaaqay…

              Read More

                Maxkamada Hargaysa oo Maanta la Hor keenay Eedaysane lala Xidhiidhinayo Al Shabaab iyo Qaabkii uu Isaga Difaacay Kiiskiisa

                Hargaysa 06.Feb 2014 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay saaka horkeentay maxkamadda Gobolka Hargeysa C/laahi Maxamed Axmed (Carabay) oo lagu eedaynayo inuu ka tirsan yahay kooxda Al-shabaab. Fadhigii ugu horeeyey ee saaka ay Xeer ilaalintu horkeentay carabay maxkamadda waxaanay ku Eedaysay in uu Al-shabaab ka tirsan yahay isla markaana ku eedaysan yahay Argagixiso. Carabay…

                Read More

                  Xukuumada Iyo Gudoomiye Cabdi Raxmaan Cirro oo Dirirtii ugu Xumayd Todobaadkan Dhex mari doonto

                  Hargaysa 06.Feb 2014 (SDN)- Wasiiradda Xukuumadda talada haysa ee Kulmiye ayaa bilaabay kulamo cul culus oo ay Xildhibaanadooda Mucaardka ku noqday kaga soo leexinayaan majarihii siyaasadeed ee Cirro u qabtay mudadii ay isku maqnaayeen, waxaana wali socda shirar Doceedyo saameeyey dhamaan Beelaha xildhibaanda ku leh Golaha Wakiiladda. Ilo wareedyaddii u danbeeyey  ayaa sheegaya in wasiiradda…

                  Read More

                    Kooxda Alshabaab oo Dib u Hawl galiyay Isgaadhsiintii ay Xayiraada ku Soo Rogeen

                    Kismaayo 06.Feb 2014 (SDN)- Kooxda Al-Shabaab ayaa maanta oo Khamiis ah fasaxday adeegyada taleefoonka ee shirkadda Hormuud ee gobollada Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe. Al-Shabaab ayaa lix maalmood ka hor damisay hab-dhiska shirkadda Hormuud ee isku xira Muqdisho iyo gobollada Jubbooyinka. Sida ay Warfidiyeenada ku Sugan  gobollada Jubbooyinka  ku soo warramayaan  al-Shabaab ayaa qaadday xayiraadda…

                    Read More

                      FAALIYAHA QARANKA IYO TV UNIVERSAL. Qalinka: M. Haaruun

                      Foolxumo iyo fadeexad aanay Somaliland iyo Madaxwayne Silanyo toona u baahnayn ayay dhawr nin abuureen. Alaylehe way abuureen, oo maanta meel la ga gaadho aan la helaynin. Dhawr qof oo ay ka mid yihiin Wasiir ka Warfaafinta, Agaasimaha TV ga Somaliland iyo, wiil wariyayaasha dhawaan soo baxay ee qurbaha ka yaacay ka mid ah ayaa fadeexad aan loo…

                      Read More

                        “Faysal iyo Dadkaas Midgaha ah Ma Xidhnee Inaga Daaya, Meeshii Aad Wariye Universal Ka Socda………..” Wasiir Cukuse

                        Hargeysa:Feb-06-2014(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacgelinta Somaliland Cabdilaahi  Maxamed Daahir Cukuse, ayaa Markii ugu Horraysay Hadallo Deelqaaf iyo Meel Ka Dhac ah Kula Kacay Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka Eng. Faysal Cali Waraabe. Wasiir Cukuse oo Ayaamo ka Hor Albaabada Iskugu Dhuftay Telefishanka Universal, ayaa Warkan Ka Sheegay Xilli Uu Ka Jawaabayey Telefon uu u…

                        Read More

                          Xaaska Mid Ka Mid Ah Raggii Ethiopia Ka Qafaalatay Kenya Oo Faahfaahisay Sida Wax U Dhaceen

                          Nairobi:Feb-06-2014(SDN)-Khadra Ibraahim Qammaan oo ah Xaaska Sulub cabdi Axmed oo ONLF Wakiil uga ahaa Wadahadallo la Doonayey inay Ethiopia iyo ONLF uga Furmaan Magaalada Nairobi,  ayaa ka Hadashay Meesha uu ku Dambeeyey  Saygeedii. Marwo Khadra oo u Warramaysay Idaacadda BBC-da, ayaa Afduubka Ninkeeda ku Eedaysay Dawladda Ethiopia oo ay Sheegtay inay Si Xaqdarro ah ninkaas…

                          Read More

                            Wasiir Cukuse oo Wariyayaasha Tv-ga Qaranka ee Gobolada Amar Ku Siiyey Inay Warar Ka Soo Sameeyaan Cayda iyo Aflegaadada Universal Tv

                            Hargeysa:Feb-06-2014(SDN)-Warar Hoose oo Shabakadda Qurbejoog.com ay ka Heshay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Somaliland, ayaa sheegaya in wasiir cukuse uu Amar Buuxa ku Siiyey Wariyayaasha Tv-ga Qaranka ee Goobaha ka Baxsan Hargeysa ka Soo Warrama inay Soo Duubaan oo Soo Diraan Warar lagu Taageerayo Tallaabadiisii uu Albaabada Ugu Laabay Universal TV. Wasiirka oo ay Haatan si wey…

                            Read More

                              Aaska Ra’isalwasaarihii Hore Ee Somalia Oo Berri Loo Qorsheeyey iyo Wufuud Ballaadhan oo ka Qaybgeli doonta

                              Muqdisho:Feb-06-2014(SDN)-Waxa Magaalada Muqdisho ee Xarunta Dalka Somalia Ka Socda Dhaqdhaqaaqyadii ugu Dambeeyey ee Loogu Diyaargaroobayo Aaska Ra’isal Wasaarihii Hore ee Somalia Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo Dhawaan KU Geeriyooday Dalka Maraykanka. Guddiga Qabanqaabada Oo kulankoodii Labaad iskugu yimi ayaa ku Dhawaaqay in Maalinta Berri oo Jimce ah Lagu Wado inuu Aasku Dhaco, waxana ay Sheegeen in…

                              Read More

                                Magacyada Afar Soomaali ah Oo Diblomaasi Ka Mid Yahay Oo Ka Soo Muuqday Maxkamad Ku Taalla Kenya

                                Nairobi:Feb-06-2014 (SDN)-Afar Qof oo  Soomaaliyeed oo uu ku Jiro Diblomaasi ka Tirsan Dawladda Somalia ayaa Maalintii Shalay ka Soo Muuqday Maxkamad Ku Taalla Dalka Kenya. Tirada Ragga Soomaalida ah ayaa Lagu Soo Oogay Dambiyo  la Xidhiidha Weerarro Laga Fuliyey Dalkaas Sida ay Warkbaahina Kenya ku Warrantay. Markii maxkamadda la soo taagay afartooda waa ay diiddeen…

                                Read More

                                  Shirkii Nabadaynta oo Maalintii Afaraad ka soconaya degmada Caabudwaaq “Sawirro”

                                  Cabudwaaq Feb 05,2014(SDN)-Waxaa maalintii afaraad ka soconaya degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud Shirka nabadaynta beelo walaala ah oo dhawaan wax ku kala gaareen deegaano ku yaala gobolka Galgaduud. Wafdiga ayaa kulamo kala duwan la qaatay beelihii wax kala gaareen iyadoo dhowrki cisho ee u danbeeyay si joogta ah ay kulamadu u socdeen, Waxaana muuqata…

                                  Read More

                                    Need for more foster carers and adoptive parents from ethnic backgrounds says leader of Harrow Borough Council

                                    The leader of the council says there is a growing need for foster and adoptive parents from different ethnic backgrounds to come forward. The comments come after independent councillor Husain Akhtar said Harrow Borough Council was not doing enough to engage with ethnic minorities to encourage them to foster or adopt. Concerns were raised after…

                                    Read More