“Wasiir Runta hadaan kuu sheego wax cadaalada oo ka jirta Gobalka Sannaag ma jirto” Wasiirul dawlaha Maaliyada oo ka Nixiyay Wasiirka Cadaalada
Ceerigaabo 05.Feb 2014 (SDN)- Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Somaliland Md. Xuseen Axmed Caydiid ayaa shalay gaadhay Gobalka Sannaag ee magaalada Ceerigaabo, kaas oo salka ku haya cadaaladda jeelasha iyo maxkamadaha Gobalkaas. Wasiirka Cadaaladda oo shalay Xadhiga ka jaray xarun loo dhisay maxkamada Gobalka Sannaag, iyadoo munaasibadaas ay ka soo qayb-galeen Wasiirka Gashaandhiga, Wasiir…
