Webmaster

    Maxaa ka Soo Baxay Kulan ay Maanta Gondaha is dareen Komiishanka Doorashooyinka,Deeq Bixiyeyaasha iyo Xisbiyada Qaranka?

    Hargaysa 04.Feb 2014 (SDN)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, Xisbiyada Qaranka iyo Deeq bixiyeyaasha Somalilad ka taageera dhinaca doorashooyinka ayaa maanta kulan ku yeeshay Xarunta Komishanka Doorashooyinka ee Hargeysa. Kulanka ayaa lagu falanqaynayay sidii Doorashooyinka soo socdaa u qabsoomi lahaayeen. Gudoomiyaha Xisbiga Talada haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Gudoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe oo…

    Read More

      Golaha Guurtida oo Warbixin ka Dhagaystay Wasiirka Beeraha ee Somaliland

      Hargaysa 04.Feb 2014 (SDN)- Fadhigii Golaha Guurtida ee JS loo uu shir gudoominayey G/xigenka Golahasi Md Siciid Jaamac Cali ayaa mudanayaashu waxay warbixin ka dhegaysteen wasiirka wasaaradda Beeraha Proffosor Faarax Cilmi Geedoole, Wasiirka Beeraha oo ay wehelinayeen mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradiisa ayaa ugu horayn ku wargeliyey xildhibaanada in Ayax ka dillaacay  deegaano Somaliland ka mid…

      Read More

        UNIVERSAL Garanaye, HUBAAL Meeday!!!!?

        Nin I Lurey, Nin Igu Laagsadiyo, Nin I Lammaaneeyey!! Iyo Nimaan Lurtaydana Jeclayn, Libinna Ii Diiddan!!! Iyo Nimuu Lihiin Dhigay, Halkuu Rag isku Laan-jiitay Intaasuu Isugu Laaqan Yahay,Loolkii Ii Xigaye!! Waa Maxay Likiicsigu, Barbaar Luun ma Kaafiyo’e Sow Anigiyo Duq Law-lawsadaa,Ma kala Laydhsan!!! Gabayga NIN I Lurey, Oo Uu Tiriyey Abwaan Muxumed Liibaan Jadeer Inkastoo…

        Read More

          Jabuuti iyo Mareykanka oo wadajir u martigelineya kulanka la dagaalanka Argegixisada Gacanka

          Jabuti Feb 04,2014(SDN)-Dalalka Jamhuuriyada Jabuuti iyo Mareykanka ayaa martigelinaya kulankii labaad ee ladagaalanka argegixisada Gacanka sida ay shaacisay wasaarada arrimaha dibedda ee dalka Mareykanka. Kulankan oo ah kiisii labaad oo daba socda mid sanadkii hore ay ka qeybgaleen dawladaha Mareykanka Yemen Jabuuti iyo Soomaaliya. Kulanka la dagaalanka agagixisada Gacanka ayaa looga gol leeyahay sidii dawladahani…

          Read More

            Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo Shir-guddoomiyey kulankii labaad ee guddiga hagista ee hay’adda Dib-u-dhiska iyo Horumarinta Soomaaliya ee (SDRF)

            Muqdisho,Feb 4,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku shir-guddomiyey kulankii labaad ee uu yeeshay guddiga haggidda iyo socod-siinta ee Hay’adda Dib-u-dhiska iyo Horumarinta Soomaaliya ee loo soo gaabiyo (SDRF). Shirkan oo ay ka sa soo qayb-galeen Dowladda Federaraalka, Maamul Goboleedyada iyo deeq-bixiyayaasha caalamiga ah ayaa lagu…

            Read More

              Mid ka Mid Ah Saraakiishii Dawladda Federalka Ka Tirsanayd ee Dhawaan Hargeysa Lagu Xidhay Oo Faahfaahiyey Xadhigoodii iyo Siideyntoodii

              Addis Ababa:Feb-04-2014(SDN)-Jaamac Maxamed Jaamac Oo Ka Tirsan Saraakiil Ka Tirsan Dawladda Federalka Somalia oo Maalinti Sabtidii Lagu Xidhay Magaalada Hargeysa, ayaa Beeniyey inay Dhuumasho ku Galayeen Somaliland. Jaamac oo Haatan ku  sugan Magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia oo La Hadlay Idaacadda BBC-da, ayaa Sheegay inay Magaalada Hargeysa qaab Taraansit ah ku Marayeen oo aanay…

              Read More

                Qarax Ismiidaamin ah Oo Xalay Ka Dhacay Dalka Lubnaan

                Beirut:Feb-04-2014(SDN)-Qarax Is  Miidaamin ah ayaa lala Eegtay Xalay Magaalo Ku Taalla Dhinaca Koonfureed ee Dalka Lubnaan, iyadoo Halkaana ay ka Dhasheen Dhimasho iyo Dhaawacyo badani. Wasaarada arimaha gudaha dalkaasi ayaa sheegtay in ruux is qarxiyay uu iska buuxiyay waxyaabaha qarxa isagoo adeegsaday gaadhi yar intii lagu gudo jiray xiliga kala hoyaadka.   Goobta qaraxa uu…

                Read More

                  Taliyaha Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed Oo Si Ramsi ah U Sheegay Tirada Askarta uu Shaqada ka Eryey iyo Sababta Keentay

                  Muqdisho:Feb-04-2014 (SDN)-Waxa Markii ugu Horraysay uu Taliyaha Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed Gen Daahir Aadan Cilmi (Indho-Qarshe)  uu Ka Hadlay Tiro ka Mid ah Ciidanka Qaranka Somaliyeed ka  oo Shhaqada laga Eryey. Isagoo la hadlaayay Warbaahinta ayuu sheegay in ciidamada shaqadala laga ruqseeyay ay gaadhayaan ilaa 700 oo akari, Isagoo ku eedeeyay ciidamadaas xil gudasho la’aan iyagoo…

                  Read More

                    Madaafiic Habeenkii Labaad Oo Xidhiidh ah Ku Soo Dhacay Xaafado Muqdisho Ka Tirsan Iyo Tiro Dad ah Oo Arrimahaas Loo Taxaabay

                    Muqdisho:Feb-04-2014(SDN)-Inta La Ogyahay Shan Qof oo Ray’id ahaa ku Dhaawacmay Madaafiic iyo Hoobiyayaal   Habeenkii Labaad oo Xidhiidh ah ku Soo Dhaceen Xaafado ka Tirsan Magaalada Muqdisho. Madaafiicdan ayaa ku Soo Dhacay Meelo kala Duwan oo ka Tirsan Magaalada, sida Xaafadaha Wardhiigley, Xamar-jajab iyo Boondheere, waxana ay ku Dul Dhaceen Meelo ay Dad Rayid ahi Deggen…

                    Read More

                      Khilaafyka Masuuliyiinta Wada-shaqayntu Ka Dhaxayso ee Xukuumadda Siilaanyo Oo Xadhkaha Goostay Iyo Laba Wasaaradood Oo Haatan U Xanniban Muranka Madaxdooda Dhex Yaalla+ Turxaanbixinteeda Oo Laga Sugayo Soo Noqoshada Madaxweynaha

                      Hargeysa:Feb-04-2014(SDN)-Waxa  Meel Xun Haatan Maraya Muranka iyo isqabqabsiga dhexyaalla Masuuliyiinta Ka Tirsan  Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee waliba isku Shaqada ah. Tiro ka mid ah Hay’adaha Dawladda Gaar ahaan kuwooda ugu Muhiimsan, ayaa Maalmihii ugu dambeeyey Masuuliyiinta Gacanta ku haysa uu ka soo yeedhayey Muran iyo Khilaaf dhexyaalla, waxana gebi ahaanba istaagtay wada-shaqayntii iyo isku Duubnidii…

                      Read More

                      Seattle Seahawks oo Markii Ugu Horeysey Hantidey Super Bowl XLVIII Kuna Khaarijisey 48-8 Denver Bronco.By Jaahuur

                      East Rutherford,Feb 03,2014-(SDN)- Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa Seattle Sea Hawks oo taariikhda markii ugu horeysey ku guuleystey Super Bowl XLVIII. Ciyaartan oo runtii aad u xiisa badneyd ahaydna Final waxaa foodda isla galey Seattle Seahawks iyo Denver Bronco. Aalaaba ciyaatan oo North America aad looga xiiseeyo (American Football) ayaa waxaa ka soo qeybgaley…

                      Read More

                        Xukuumad iyo TV Raqiisa oo ku galgalanaya Sumcada Shacabka iyo ta warbaahinta

                        London Feb 03,2014(SDN)-Xukuumada Somaliland oo ka duuleysa goaan ku saleysan baahin warbaahin in mudo ahba ku galgalaneysay mid ka mida adeegyada dunida ugu muhiimsan ayaa waxa haatan ay sababeysaa in sumcada reer Somaliland dhulka la jiido. Xukuumada Axmed Siilaanyo ee ka mid noqoshadeedu ay ku xiran tahay uun in cidi aaney kaa guulwadeysneyn ayaa qudheeda…

                        Read More

                          Imisa nooc…? by Faisal Jama

                          Ninkaas dheer ee dhuuban in muddo ahba goobtan waan ku arkayey ama isku arkaynay. Muddo Sannad iyo dheeraad ku dhaw oo goob aan halkan ka fogayn aan ka hawlgalayey usbuuc kasta ugu yaraan shan cisho oo ka mid ah saacaddan oo kale halkan waan ku hakanayey, isaguna meel uu kasoo rawaxaba halkan wuu imanayey; imaatinkiisu…

                          Read More

                            Prime Minister chairs Somalia Development and Reconstruction Facility meeting- “We must demonstrate to Somali people that this is an action orientated Government”

                            His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed today chaired the second meeting of Somalia Development and Reconstruction Facility (SDRF), saying: “We must demonstrate to the Somali people, and Parliament, that this will be an effective, action orientated Government.” Following the landmark New Deal Conference in Brussels in September 2013, co-hosted by the Somali Federal Government…

                            Read More

                              “Kartoonisku sharciga waxay kala mid yihiin saxaafadda kale, laakiin” Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta Solja

                              Hargaysa 03.Feb 2014 (SDN)- Xogyaha guud ee ururka saxaafadda Somaliland ee SOLJA, Maxamed-rashiid Muxumed Faarax, ayaa ka hadlay xayiraadda xukuumnadda Somaliland maanta saartay xafiisyadii Telefishanka Unversal ku lahaa Somaliland. Maxamed-rashiid Muxumed Faarax, oo maanta saxaafaddu waydiisay sida uu u arko xayiraadda Telefiishanka Universal, ayaa sheegay inaanu daawan barnaamijka xukuumaddu ka cadhootay ee xayiraadda keenay, balse…

                              Read More

                                “ Ma Jirto Wax aanu ka raali gelinayno Waayo meesha ma taalo Waxaanu u aragnaa in Somaliland ay diidayso Xoriyatul Qawlkii”. Gudoomiyaha Telefishanka Universal

                                London 03.Feb 2014 (SDN)- Maamulka Telefishinka Caalamiga ah ee Universal, ayaa si kulul u cambaareeyay tallaabada ay maanta Somaliland ku xirtay Xafiiskii uu TV-gu ku lahaa Somaliland. Shir jaraa’id oo uu maanta qabtay Wasiirka Warfaafinta ee Somaliland C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa wuxuu ku sheegay in Somaliland ay xirtay Xafiiskii Telefishinka Universal ee Somaliland. Wasiirka,…

                                Read More