Webmaster

    Wax ka badalida sharciga Socdaalka wuxuu keeni karaa ka qaadista dadka British ka ah ee looga shakiyo Argagaxisada Passport ka iyo Dhalashada.

    Dadka British ka ee looga shakiyo ama loo qabto argagaxisada waxay waayi karaan ama laga qaadi karaa passport yadooda iyo dhalashadooda iyadoo la raacayo badalka daqiiqadii ugu danbeesay sharciga socdaalka ee uu sameeyay Home Secretary. Badalka sharciga cusub, oo soo jeediyeen safka danbe kuwaas oo aad ugu baahi qabay in la meel mariyo sharci adag…

    Read More

      DADKA IYO DAAQA IYAMAA DARAN?!

      Wuxuu kor-jooge ka ahaa in muddo ah Beer uu aad jeclaa in mar kasta (Gu’ iyo Jiilaal) ay cagaar ahaato, sababtoo ah waxay lahayd qalabkii waraabka iyo Biyihii oo ku filnaa, waxa ay ku taalay Magaalada Hargeisa, waa magaalo madaxda JSL isla markaana ah xarunta dhaqaalaha iyo siyaasada hogaanka u haysay Gobolkan yar eeuu ka…

      Read More

        Ka Daawo Qurbejoog.com Kulankii Madaxweyne Siilaanyo la Qaatay Jaaliyada Liverpool

        Liverpool 02.Feb 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Kulan aan loo dhamayn la Yeeshay Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Wadanka Uk gaar ahaan Magaalada Liverpool . Madaxweynaha oo Socdaalkiisa Ingiriisku uu la Xidhiidho Hawlo Caafimaad oo uu u Joogo dalka Ingiriiska ayaa Kulankan waxa uu Qaar ka Mid aha Jaaliyada…

        Read More

          Somaliland oo Daqiiqado Gudahood ku Sii daysay Xubno ay Sheegeen inay Maxkamad la Tiigsan doonaan

          Hargaysa 02.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Warfaafinta Somaaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse  ayaa sheegay in la sii daayey Maanta 3 xubnood ee ka tirsanaa Madaxtooyada Dowlada Federaalka Soomaaliya kuwaasoo shalay lagu xidhay Saldhiga Airport-ka Cigaal ee Magaalada hargeysa. Xubnaha ka tirsanaa madaxtooyada Dowlada Federaalka oo dib u helay xoriyadoodii ayaa la sheegay inay ku wajahnaayeen…

          Read More

            Wasiirkii Arrimaha Dibada oo Madal loo dhan yahay Maanta ku Wareejisay Xilkii Wasaaradaas SAWIRO

            Muqdisho 02.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta xilka kala wareegay Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo xukuumaddii hore ka tirsaneyn, xilkana si ku-meel-gaar ah u sii haysay. Fowsiya oo ka hadashay xafladdii xil-wareejinta ayaa sheegtay in muddadii ay xilka heysay ay wasaaraddu samaysay horumar la taaban karo, waxayna…

            Read More

              Wasiirka Ganacsiga iyo Maareeyaha Dekeda Berbera oo u baxay Dalal African ah iyo Qadiyada Shirkada Balore ka DAAWO QURBEJOOG.COM

              Hargaysa 02.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Ganasciga Somaliland imagesMaxamed C/laahi Cumar iyo Maareeyaha Dekedda Berbera Eng: Cali Xoor xoor ayaa manta ka dhoofay madaarka Hargeysa, waxaanay safarkooda ku sheegeen mid ku waajahan dhawr Dal oo Afrika ah.   Labada Masuul oo duhurkii ka dhoofay madaarka Hargeysa ayaa xusay in  safarkoodu yahay sidii ay usii ambaqaadi lahaayeen…

              Read More

                Madaxweynaha Somalia oo ka Hadlay Maxsuulkii Shir Madaxeedkii Midowga Africa

                Muqdisho 02.Feb 2014 (SDN)- Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka war bixiyay shir madaxeedkii Midowga Afrika ee uu uga qeyb-galay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Xasan Sheekh ayaa sheegay in shirka looga hadlay arrimo khuseeya siyaasadda iyo horumarinta qaaradda Afrika. Madaxweynaha ayaa xusay intii uu joogay Addis Ababa in uu…

                Read More

                  Masrixiyadii Ciidanku ku soo bandhigeen Xuska Aasaaskooda {Anba Faydniye Waxba Ha I Farrin} {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 02.Feb 2014 (SDN)- Munaasibad Balaadhan oo Lagu Xusayo Sannad Guurada 20aad ee ka soo Wareegtay Markii la aasaasay Ciidamada Qaranka Somaliland 2dii Bishii Feb 1994kii ayaa Maanta lagu Qabtay Taliska Guud ee Ciidamada Qaranka ee Caasimada Hargaysa. Ka Sakow Khudbadihii Madashaasi ay ka Jeediyeen Madaxda Qaranka iyo Kuwa Ciidamadu Waxay Fanaaniintu halkaasi ku soo…

                  Read More

                    Wasiir Xirsi oo ku Hanjabay inay Sanka Caano ka Keeni doonaan Gudoomiye Cirro iyo Mucaaridkiisu markay soo Noqdaan

                    Liverpool 02.Jan 2014 (SDN) Wasiirka Madaxtooyada iyo Wadooyinka Somaliland md Xirsi  oo xalay ka qeyb galay Kulan Weftiga madaxweynuhu kula yeeshay Magaalada liverpool Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Dalka UK  ayaa halkaas ka jeediyey Khudbad isugu jirto Xogwaran,Faan iyo Hanjabaad uu direy Mucaaradka Xukuumada. Wasiirka oo ka hadlaaya Mucaaradada Golaha Wakiilada oo sii Xoogaysatey Maalmihii…

                    Read More

                      Xukuumada Somaliland oo Xabsiga u Taxaabtay Madax ka Tirsan Madaxtooyada Somalia oo Hargaysa Yimid

                      Hargaysa 02.Feb 2014 (SDN)- Maamulka Somaliland ayaa sheegay in ay garoonka magaalada Hargeysa ka qabteen shalay galab saddex ma’suul oo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya. Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Cali Maxamed Waran-cadde ayaa u xaqiijiyay warbaahinta in saddexdan qof ay qabteen xilli ay doonayeen inay si dhuumaaleysi ah ku galaan magaalada Hargeysa. “Saddexda xubnood waxaa…

                      Read More

                        Golaha Wakiilada oo Gudi Talo Bixineed u Saaray Xeerka H.I.V/AIDS

                        Hargaysa 02.Feb 2014 (SDN)- Fadhigii maanta  ee golaha wakiiladda jsl oo uu shirgudoominayey gudoomiyaha  golahaasi Md C/raxmaan Maxamed C/laahi (cirro) ayaa gudi u saaray xeerka hay’adda xakamaynta cudurka Aydhiska. Gudoomiyaha golaha wakiilada ayaa mudanayaasha ku war galiyey in ay maanta u balansanaayeen in ay ansixiyaan xeerka hay’adda xakamaynta cudurka Aydhiska, taas oo ay ka dhalatay…

                        Read More

                          Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Fariin Digniin ah u Diray Maamul Goboleedka Punt land Xuska Ciidanka Qaranka {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 02.Feb 2014 (SDN)- Madaxweyne ku xigeenka jamhuuriyada Somaliland Md C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (SAYLICI) ahna ku simaha madaxweynaha Somaliland oo munaasibadaasi ka hadlay ayaa waxa uu dhambaal hambalyo ah u diray dhamaan ciidamada qaranka iyo xaasaskooda  waxana uu u rajeeyey in ilaahay inay sanadkan kiisa kale bashbash iyo barwaaqo ku gaadhaan isaga oo geesta kalena…

                          Read More

                            Taliyaha Ciidanka Qaranka oo ka Hadlay Marxaladihii Ciidan Weynaha Somaliland {DHAGAYSO}

                            Hargaya 02.Feb 2014 (SDN)- Taliyaha guud ee ciidamada qaranka Somaliland sareeye gaas Ismaaciil Maxamed Shaqale ayaa waxa uu isna dhambaal hambalyo ah u diray dhamaan xubnaha ciidamada qaranka iyo xaasaskooda waxana uu ka waramay waxyaabaha u qabsoomay ciidamada qaranka Somaliland ee sanadkii la soo dhaafay, isga oo sheegay in bixinta darajooyiku ay dhiiri galisay ciidamada…

                            Read More

                              Xuska 20 Guurada Aasaaska Ciidamada Qaranka oo lagu Bilay Munaasibad Balaadhan

                              Hargaysa 02.Feb 2014 (SDN)- Madaxweyne ku xigeenka jamhuuriyada Somaliland Md:c/raxmaan c/laahi ismaaciil saylici ahna ku simaha madaxweynaha ayaa maanta ka qaybgalay munaasibada xuska sanad guurada 20-naad ee aas aaska ciidamad Qaranka Somaliland oo ku beegan 02 bisha febaury. Munaasibadan oo ahayd mid si heer sare ah loo sooo agaasimay ayaa wax aka soo qayb galay…

                              Read More

                                Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Ayaa Hambalyo Iyo Bogaadin U Diray Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.

                                Hargaysa 02.Feb 2014 (SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa wuxuu Hambalyeeyey Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland iyo qoysaskooda caruur iyo xaasasba dabaal-degga 20-guurada ka soo wareegtay markii la aasaasay oo maanta oo Axad ah ku beegan. War-Saxaafadeed laga soo saaray xafiiska Warfaafinta xisbiga WADDANI  ayaa u dhignaa sidan:-   “Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Ahna Gudoomiyaha…

                                Read More