Wasiirka Madaxtooyada oo dalka ku soo laabtay Kana hadlay Talaabadii Lagu Xayiray Telefishanka Universal {DHAGAYSO}
Hargaysa 03.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada ee Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Mudo Bil ku dhow dalka ka maqnaa ayaa galabta dib ugu soo laabtay Caasimada dalka ee Hargaysa. Wasiirka oo Warbaahinta ugu waramayay Qolka nasashada ee madaarka Cigaal ayaa Sheegay inuu ka mid ahaa Weftigii Somaliland u matalayay Wada hadaladii…
