Webmaster

    Wasiirka Khayraadka Biyaha oo Ceerigaabo ku Daahfuray Mashruuca Hawlgalinta Caafimaadka Dhamayska Tiran, Iyo Dhagax dhigid Xarunta Wasaaradiisa Ka DAAWO QURBEJOOG.COM

    Ceerigaabo 27.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Khayraadka Biyaha ee Somaliland Mudane Xuseen Axmed Cabdule ayaa Maanta Dhagax dhigay Xarunta Wasaaradiisu ku Yeelanayso Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta u ah Gobolka Sanaag. Sidoo kale Waxa uu Wasiirka Wasaarada Biyaha oo Wakiil ka ah Wasiirka Caafimaadka ee Somaliland uu Maanta Daahfuray Mashruuca Hawl galinta Caafimaadka dhamayska Tiran,kaas oo hore…

    Read More

      Geeddi-Socodka Dimuqradiyada Somaliland,Iyo Baahida Aragti Hormood Ah Oo Hoggaamisa? Qaybta Kowaad Qoraa Aadam Muuse Jibriil

      Halkan waxaanna akhristayaasha uga soo tebinayaa qoraalo ku saabsan lahaansha Aragtida aqoonta ku dhisan (Vision) ee madaxda siyaasadda, ama la’aanteedu sida ay u saamayso hagidda siyaasadda dalkasta. Aniga oo ka shidaal qaadanaya waayo-aragtidii Somaliland inti ay jirtey. Waana iskuday aan isku deyayo in aan dib u eego Geeddi Socodkii siyaasadeed ee somaliland, iyo waxa laga…

      Read More

        “Wax Shirgudoon la Yidhaa oo La Wadaagaa Ma Jiraan,Gudoomiye ayaanu ka Dhignay,Soo Daatadii ayaanu halkan ka Bilownay” Xildhibaan Tukaale

        Hargaysa 27.Jan 2014 (SDN)- Xildhibaan Bashiir Tukaale oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ayaa Sheegay in Xeer hoosaadka ay maanta ansixiyeen uu meesha ka saarayo Magacii Shir gudoon isla markaana ay u badaleen Gudoomiye . Waxaa kale oo Mudanahan oo Xubin ka ah Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani uu ku dooday inay Golaha ka…

        Read More

          Mashruuc lacag lagu Amaahinayo 826 Qof oo Hargaysa ka Furmay

          Hargaysa 27.Jan 2014 (SDN)- Wasiiru dawlaha  wasaarada xanaanada xoolaha JSland Mud,Cabdiraxmaan  Jaamac Cabdalla, ayaa maanta ka furay huteel Maansoor  kulan howleed ku saabsan   Mashruuc  lagu kaalmaynayo danyarta  kala duwan ee Beeralayda, Xoola dhaqatada iyo kaluumaysiga, Mashruucaas oo dad dhan   sideed boqol iyo lix iyo labaatan Qof Lacag dayn ah lagu amaahinayo taas oo waafaqsan shareecada…

          Read More

            “Weerarkaani waxa uu argagexisada ka reebaya in ay hoy ka dhigtaan dalka Somalia” Ra’isal Wasaaraha Somalia

            Muqdisho 27.Jan 2014 (SDN)- Xukuumada Somalia ayaa xaqiijisay maanta oo Isniin dilka Hogaamiye ka tirsan dhaq dhaqaaqa Al-shabaab oo Habeenimadii xalay lagu dilay weerarka cirka ah oo ka dhacay Koonfurta Somalia. Ra’iisul wasaaraha xukuumada Somalia Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa kusoo qoray bartiisa uu ku leeyahay Twiterka war uu ku xaqiijinaayo dilka Axmed Abdelkadir Amu…

            Read More

              “Duqeynta diyaaradaha Maraykanka ayaa geystay walaalkaas ayaana ka mid ahaa dadka geeriyooday” Afhayeen u hadlay Alshabaab

              Baraawe 27.Jan 2014 (SDN)- Hogaamiye ka tirsan Xarakadda Al-Shabab oo la yiraahdo Abu Max’ed oo la hadlay wakaaladda wararka AP ayaa xaqiijiyay in duqeyntii ka dhacday tuulada Haawaay ee G/Sh/hoose ay uga geeriyoodeen saraakiil sar sare oo Soomaali iyo ajaanib iskugu jira. Abu Max’ed oo hadal kooban siiyay wakaaladda AP waxaa uu xaqiijiyay in dadka…

              Read More

                Golaha Wasiirada Somaliland oo Yeeshay Shir aan Caadi ahayn iyo Qaraaro ay ka soo Saareen Ka DAAWO QURBEJOOG.COM

                Hargaysa 27.Jan 2014 (SDN)- Fadhi aan Caadi ahayn oo ay Maanta Isugu Yimaadeen Xubnaha Golaha Wasiirada ee Somaliland Isla markaana uu Shir Gudoominayay Ku Simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Goluhu ku Meel mariyay qorshaha qaadashada kaadhka Jinsiyadda  oo wasaaradda daakhiligu ay bixin doonto bisha Feberwari ee fooda…

                Read More

                  Prime Minister closes 2014 Program conference: “I want my government to be close to the people”

                  His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed today chaired the second day of a two-day Cabinet conference on 2014 Program of government at Villa Hargaysa. The second day of the working session was attended by Cabinet ministers and representatives from the international community, including: United Nations, African Union, European Union, Turkey, United Arab Emirates and…

                  Read More

                    Ra’iisul Wasaaraha oo soo gabagabeeyey kulan looga hadlayay qorshaha xukuumada ee 2014

                    Muqdisho, January 27.2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta soo gabagabeeyey kulankii labada cisho soconayay ee looga hadlayay qorshaha xukuumada ee sanadka 2014, waxaana kulankan maanta si gaar ah loogu casuumay xubno matalayay beesha caalamka, dalalka deeqbixiyeyaasha, iyo safaaraddo. Kulanka ayaa waxaa furay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed isaga…

                    Read More

                      Puntland: Ma loo dhan yahay

                      Inta aan qoraalkan dulucidiisa u gelin, waxaan jeclahay in aan idiin sheego in saxafiga ay tahay waajib saaran in uu si cadaalada ah u tabiyo wararka – in uusan eex gelin, cabsi galin, ama ku cisin saxiibadiis, qabiilkiisa ama qof dowlada ugu jira. Saxafiga waxaa saaran masuuliyada Anshaxa Saxaafada “Journalistic Ethics” . Qoraakaan dulucdiisa oo…

                      Read More

                        Cuqaal Si adag uga Hadlay Dil Sadex Cisho ka Hor loogu Gaystay Degmada Oog Xubin ka Tirsanayd Gudida Doorashooyinka ee Gobolka Saraar

                        Caynabo 27.Jan 2014 (SDN)- Cuqaasha, Xildhibaanadda Golaha deegaanka  iyo waxgaradka deegaankaasi ayaa shir jaraa’id oo ay  ku qabteen magaaladda Caynaba ee xarunta gobolka Saraar ayaa waxay cambaareeyeen Dilkii ALLE ha u naxariistee Cabdi Aadan Jaamac (Cabdi Raambe) oo ka mid ahaa xubnihii komishanka doorashooyinka ee degmadda Caynabo oo lagu dilay degmada Oog saddex maalmood ka…

                        Read More

                          Fal Celinta Mudanayaasha Aqalka Wakiilada ee ku Wajahan Wax ka bedelka Xeer Hoosaadkooda {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 27.Jan 2014 (SDN)- Xildhibaanada Aqalka Wakiilada ayaa Siyaabo kala duwan uga Hadlay Wax ka bedelka iyo Kaabista ay ku Ansixiyeen Xeer hoosaadkii Golaha Wakiilada oo Mudo Sadex Sanno ah ay Gacanta ku hayeen Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiiladu . Mudanayaal badan oo Fadhigii Maanta ka soo Xaadiray ayaa aaminsan in Goluhu qaaday Wadadii…

                          Read More

                            Qaabkii uu Golaha Wakiiladu ku Meel Mariyay Xeer Hoosaadkooda,Xaraaradii Fadhigii Maanta {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 27.Jan 2014 (SDN)- Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada JSL oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Md Cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi ayaa ansixiyey xeer hoosaadka golahaasi oo lagu sameeyey wax ka bedel iyo kaabis. Gudoomiyaha gudida joogtada ah ee golaha wakiilada Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa mudanayaasha u akhriyey xeer hoosaadka golaha wakiilada ee lagu sameeyey…

                            Read More