Webmaster

    Somaliland People Already Held the Referendum

    By: Osman Awad Talks between Somalia and Somaliland have taken place in Istanbul, Turkey. Afterword, the delegations forwarded what they call Istanbul communiqué which states 9 principle points. Overall the communiqué is superficial and the conclusion says the government of Somaliland and the federal government of Somalia have to reach agreement on future relations. The…

    Read More

      Kenya: Embassies, Foreign Firms Issue Terror Security Alert

      Nairobi, 24 Jan 2014 (SDN) –Several European countries and foreign organisations operating in the country have cautioned their citizens and staff about impending terror attacks in Kenya. This follows the killing of senior Al Shabaab leaders in Somalia last week by the Kenya Defence Forces.  The British High Commission, International Rescue Committee and Finlays Horticulture…

      Read More

        “ waa la is khilaafi karaa, laakiin wax horumar Raggaadin kara oo Xoghaye” Maayarka Boorama

        Hargeysa 24.Jan 2014 (SDN)-Maayarka Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal Saleebaan Xasan Xaddi ayaa sheegay inaan wax khilaaf ahi wakhtigan u dhexayn isaga iyo maayar ku xigeenkiisa. Maayarka oo Hargeysa ku sugan ayaa warbaahinta u sheegay in Saxaafaddu buunbuuniso khaladaadka yare e arimaha shaqada ku saabsan ee masuuliyiintu isku qabtaan. “ waa la is khilaafi…

        Read More

          Taageerayaal Cududooda Ku Soo Biiriyay Xisbiga Waddani ee Gobolka Togdheer

          Burco 24.Jan 2014 (SDN)- Cuqaal,waxgarad,dhalinyaro, haween iyo taageereyaashii ugu badnaa ee ka soo jeeda beesha barriga Burco ayaa maanta ku soo biiray xisbiga mucaaridka ee WADDANI ka dib markii ay saluugeen isla markaana qawadeen xisbiga KULMIYE iyo xukuumadda ka dhalatay-ba. Xaflad xisbiga WADDANI ku soo dhaweynayay Taageereyaashan oo lagu qabtay Huteelka Deero ee Magaaladda Burco….

          Read More

            MADAXWEYNAHA Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa Wareysi gara siyey Wariyaha Mustafe Cabdi Xuseen {Shaafi} isaga oo ka hadlay arimo badan oo khuseeya Somalida Itoobiya Dawasho wacan

            London24Jan13(SDN) MADAXWEYNAHA Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa Wareysi gara siyey Wariyaha waa Mustafa Cabdi Xuseen {Shaafi} isaga oo ka hadlay arimo badan oo khuseeya Somalida Itoobiya Dawasho wacan

            Read More

              Qarax Khasaare Geystay Oo Gilgilay Xarunta Ciidamada Booliska Qaahira iyo Mudaharaaddo Dalkaasi Ka Bilaabmay

              Qahira:24-Jan-2014(SDN)-Wararka ka imanaya Dalka Masay ayaa sheegaya in Qarax weyni  saacado ka hor uu   Gilgilay Xarunta Guud ee Booliska Masaaridu ku leeyihiin Xarunta Qaahira. Mas’uuliyiinta ammaanka ee Masar ayaa sheegay in qarax weyn uu ka dhacay meel dibedda ka ah xarunta boliiska ee magaalada Qaahira, iyadoo Halkaasna uu khasaari ba’ani ka dhacay.   TV-ga…

              Read More

                Maraykanka Oo Ku Dhawaaqay inuu Kor U Qaadayo Dhaqdhaqaaqyadiisa Ciidan ee Somalia uu ku Leeyahay

                Washington:24-Jan-2014(SDN)-Waxa wali meel sare maraysa Dedaalka uu maraykanku ugu jiro inuu dagaal xooggan la galo Kooxaha islaamiyiinta ah ee ka dagaalama somalia oo ku fidaya meelo badan oo Gobolka ka mid ah. Warbixin lagu qoray wargeyska Los angeles Times ee ka soo baxa dalka Mareykanka ayaa muujineysa in dowlada Mareykanku ay  Haatan qorshaynayso inay Ballaadhiso…

                Read More

                  Ciidamada Naafada Soomaaliyeed Oo Ka Dhiidhiyey Ku Biiritaanka Ethiopia ee AMISOM, Baaqna u diray Dawladda

                  Muqdisho:24-Jan-2014 (SDN)-Waxa isa soo  taraya Dhaleecaynta ay Bulshada Somaliyeed u soo jeedinayso Ku Biiritaanka Ciidamada Ethiopia ee Amisom, waxana Haatan Arrintaas ka Dhiidhiyey Nadiibdarrona ku Tilmaamay Ciidamada Naafada soomaaliyeed. Afhayeenka ciidamada naafada xoogga, Cabdi Mahad Cali oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ayaan daro ay tahay ciidamada Ethiopia oo la ogyahay cadaawada kala dhexeesa…

                  Read More

                    Somalia iyo Dunida Kale (Halkan Ka Akhri Halka ay Marayaan Toddoba Dal Oo Soo Maray Xaalad Ka Xun Midda ay Somalia Soo Martay)

                    Reerkoodu waxey leeyihiin 500 oo geel ah, asaguna carab ayuu 5 geel ah u raacaa! Muqdisho:24-Jan-2014(SDN)-Nin Somali ah oo reerkoodu leeyihiin 500 oo geel ah ayaa ushaqeeya nin Saudi ah oo leh 5 geel ah.  5-taas geela ah ayuu u raacaa. Somalia dhaqaale weyn oo la horumarin karo ayey leedahey haddii nabad iyo daacadnimo loo…

                    Read More

                      Madaafiic Khasaare Geysatay Oo Xalay Lagu Weeraray Garoonka Diyaaraha ee Magaalada Muqdisho

                      Muqdisho:24-Jan-2014(SDN)- Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Agagaarka Garoonka Diyaaradaha ayaa Xalay lagu weeraray Madaafiic geysatay Khasaare Nafeed iyo mid maalba. Madaafiicda ayaa la sheegay inay ku habsatay Aqal ay deggenaayeen dad rayid ahi, waxana la xaqiijiyey dhimasho iyo dhaawac halkaas ka dhacay. In ka badan laba qof ayaa lagu warramay tirada wax gaadhay xalay waxaana dhacdadani…

                      Read More

                        Munaasibadda Xilwareejinta Madaxda Puntland Oo Qabanqaabadii Ugu dambaysay Ku jirta iyo Kala Fadhiisinta Wufuudda Oo Meel Fiican Maraysa

                        Garowe:24-Jan-2014(SDN)-Waxa Maanta Saacadaha soo Socda Lagu Wadaa inay Magaalada Garowe ka Qabsoonto Munaasibadda Uu Xilka kula wareegayo Madaxweyne Cabdiweli iyo ku xigeenkiisu. Munaasibaddaas ayaa haatan qabanqaabadii ugu dambaysay ku jirta, waxana halkaas gaadhay oo si weyn loo soo dhaweeyey madax kala duwan oo ka socota maamulada kala duwan ee dalka ka jira, madaxda ka socota…

                        Read More

                          “Xamarji Oo Badhasaab ah ayuu Nin Cadayga Burco ku Iibiyaa Xirsi Telefoon u soo Diyarayaa Oo Odhanayaa….” Guuleed Daahir

                          Hargeysa:-24-Jan-2014(SDN)-Guddoomiye Ku-xigeenkii Hore ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Sababaha Rasmiga ah ee uu Guddoomiye Xamarji uga Tegay Xilkii uu u Hayey Bulshada Gobolka Togdheer. Guuleed Daahir oo maalintii shalay Warbaahinta kula Hadlayey Magaalada Hargeysa, ayaa xusay inuu Xamarji shaqadiisii u gudan kari waayey oo u ga tegay Gacan-togaalayn…

                          Read More

                            Deeq yare iyo waayihii dugsigiisa(SHEEKO)

                            Waa maalin cusub iyo aroor cusub. Nabad iyo naruuro ayaa lagu waabariistay. Jawiga saaku waa mid deggan oo cagta iyo jabaqdu ku yar tahay. Laamida burburka iyo godadka badan ee uu lugaynayo waxaa ku weheliya oo si teelteel ah u maraya noole dumar u badan oo u jeeda jihada uu u jeedo; Waxaa soo tarraxa…

                            Read More

                              Somali PM meets Yemen’s embassy chargé d’affaires

                              MOGADISHU, Jan. 23 (Saba) – Somalia’s Prime Minister Abdul-Wali Sheikh Ahmed met on Thursday in Mogadishu with chargé d’affaires at the Yemeni embassy Fouad al-Zurqah. In the presence branch manager of Cooperative and Agriculture Credit (CAC) International Bank in Djibouti Ahmed al-Dhib, Ahmed and al-Zurqah discussed the economic relations between the two brotherly countries, the…

                              Read More