Webmaster

    Dubai to host Somalia Investment Summit 2014

    The second Somalia Investment Summit 2014 takes place in Dubai in April 6th to 7th. This year’s summit theme is ‘Opening new possibilities’. Hosted by Somalia Economic Forum, Somali Investment Summit 2014 will focus on the abundant opportunities and exciting future prospect in rebuilding the State of Somalia. With widespread support from the Somali Government,…

    Read More

      It’s Somali vs Somali at TDSB

      “We are tired of being marginalized. We came to Canada to integrate, but it seems officials at the TDSB would like us to segregate ourselves into ghettoes.” Those are the words of Suban Abdullahi, mother of two kids in the Toronto school system and three more who have graduated and are now in university. She…

      Read More

        Hogaamiyihii Jarmal ka Bari Erich Honecker iyo Fidel Castro oo 1977 kii u dhagar-maleegaaya Soomaaliya

        Turjumaad: Maxamed Haaruun (mbiixi@gmail.com) Fiiro gaar ah: (Qoraalka aan halkan ku turjumay wuxu wax ka iftiiminayaa dhacdooyin taariikheed oo Soomaalida iyo dadyawga Geeska Afrika ba dhibaato ka soo gaadhay. Dhibtaas inteeda u badan, (naf iyo maalba) waxay ku habsatay Soomaalida, ilaa maantadan na dhacdooyinkaas raadkoodii waan la noolnahay. Arinta koleyba aniga si gooni ah ii…

        Read More

          Wasaarada Arrimaha Gudaha oo Cadaysay inay Dalka ka qabanayso Diiwaangelinta Cod Bixiyeyaasha {DHAGAYSO}

          Hargaysa 22.Jan 2014 (SDN)- Xukuumada Somaliland ayaa Maanta Cadaysay inay dalka ka qabanayso Diiwaangelintii Codbixiyeyaasha oo ah Mashruuc Sharci. Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade oo Shir Jaraa’id ku Qabtay Xafiiskiisa ayaa Sheegay inay Waajib tahay Sidii uu Muwaadin kastaa u qaadan lahaa Kaadhka Codaynta . Guji Halkan si aad Mobilkaaga Uga Dhagaysato…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisii oo Gaadhay London kana Warbixiyay Socdaalkii uu Ku Tagay Magaalada Paris Ka Daawo QURBEJOOG.COM

            Paris 22.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigiii uu Hogaaminayay oo Sadexdii Cisho ee u danbeeyay ku Sugnaa dalka Faransiiska ayaa Galabta Gaadhay magaalada London ee Cariga Ingiriiska . Weftiga Madaxweynaha ayaa Si diiran loogu soo dhaweeyay Madaarka  Magaalada London. Madaxweyaha iyo Weftigiisu ka Hor intii aanay ka ambo…

            Read More

              Kooxda Alshabaab oo Maanta dhaqan Geliyay Go’aankii ay Ku Maanaceen Isticimaalka Internet

              Muqdisho 22.Jan 2014 (SDN)- Falaagada argagixisada ah ee Al Shabaab ayaa maanta ka bilaabay deegaanada ay ka taliyaan ee Gobolada dalka Soomaaliya dhaqan gelinta go’aankii ay ku joojiyeen isticmaalka Adeega Internet-ka. Maleeshiyaad ka tirsan Al Shabaab ayaa maanta gudaha u galayay xarumaha shirkadaha Isgaarsiinta ee ku yaala degmooyinka Gobolada, iyagoo u kuur galayay in laga…

              Read More

                Wasiirul Dawlaha Madaxtooyada iyo Madax Kale oo Maanta Soo Kormeeray Wadooyin Dhismayaashoodu Socdaan Sawiro

                Hargaysa 22.Jan 2014 (SDN)- Wasiirul Dawlaha Wasaarada Madaxtooyada oo ay Weheliyaan Maareeyaha Hay’ada Horumarinta Wadooyinka Somaliland, iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Madaxtooyada ayaa Maanta Kormeer Indho Indhayn ah ku Soo Maray Wadooyin Dhismayaashoodu ka Socdaan Gobolada Galbeedka Somaliland. Mas’uuliyiintani Waxay Socdaalkooda ku Soo Mareen  wadooyinka wajaale ilaa kala baydh, Goraya-cawl iyo inta u dhaxaysa boorama…

                Read More

                  “Kunka Talaabo Hal Talaabo ayay ka Bilaabmaan Waxaan u Arkaa Wada Hadalada kuwo Midho dhal ah” Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Qurbejoog.com ka DAAWO

                  Hargaysa 22.Jan 2014 (SDN)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Isla Markaana ah Ku Simaha Madaxweynaha Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta Markii u Horaysay ka Hadlay Wada Hadalkii Somaliland iyo Somalia ku dhex maray Magalaada Istanbul ee Turkiga . Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Waxa uu ku dooday in Maxsuulka Wada Hadaladu ay ku danbayn…

                  Read More

                    Golaha Wasiirada oo la dhaariyay iyo Ra’iisul Wasaaraha oo bogaadiyay howlaha Baarlamaan​ka

                    Muqdisho, January 22,2014—-Golaha Wasiirada ee xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la dhaariyay, waxaana munaasabadda dhaarinta goob joog ka ahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuukumada Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, waxaana shir guddoominayay kalfadhigan oo ugu dambeeyey Golaha Baarlamaanka oo galay fasax hal bil ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. Golaha…

                    Read More

                      Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo ganafka ku dhuftay in Dekedda Berbera Jabuuti la hoosgeeyo iyo Wasiirada arinkaa Soo jeediyay oo fashilmay

                      London jAN 22,2014(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa daadifeeyay soo jidin ka timi qaar ka mida wasiiradiisa uu uGu kalsoon yahay oo soo jeediyay in dekedda Berbera la hoos geeyo ta Jamhuuriyada Jabuuti ee ay Carabtu maamusho. Wasiirada Madaxtooyada iyo Qorsheynta Qaranka oo arinkan damcay in ay u hoosgeliyaan madaxweynaha ayaa waxa faro geliyay qaar…

                      Read More

                        Madaxweynaha Somalia oo xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud ee NRC

                        Muqdisho, 22 Janaayo, 2014(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Norwegian Refugee Council (NRC) Mr Jan Egeland. Xoghahaya Guud ee NRC waxaa ku wehliyey booqashadan Magnhild Vasset oo ah Agaasimaha mashaariicda caalamiga ah ee NRC iyo Xasan Kheyre oo ah Madaxa Geeska Afrika ee NRC. Madaxweynaha ayaa…

                        Read More

                          Khudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

                          Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Guddoomiye Ku xigeennada Baarlamaanka, Madaxda Guddiyada Baarlamaanka iyo Dhamaan Xildhibaanada sharafta leh, A-Salaamu Caleykum Waraxmatullah, Sharaf weyn bey ii tahay inaan maanta idin kala soo qeybgalo xiritaanka Kalfadhiga 3aad ee baarlamaanka isla markaana aan idiin ku bogaadiyo doorkii wanaagsanaa ahaa ee aad sida wadaninimada leh aad u gudateen waajibaadkiinna Dastuuriga…

                          Read More

                            Madaxweyne Siilaanyo oo la Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibada ee Faransiiska,iyo Xubno ka Tirsan Aqalka Senetka {Ka Daawo Qurbejoog.com}

                            Paris 22.Jan 2014 (SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayay ayaa maanta Kulan la Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibada ee Dalka Faransiiska,Sidoo kale Waxay Weftigu Kulan la qaateen Golaha Senetka ee Waddanka Faransiiska . Paris SDN. Qurbejoog.com

                            Read More

                              Xukuumada Somaliland oo Ku dhawaaqday inay Qabanayso Diiwaangelintii Muwaadiniinta

                              Hargaysa 22.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda arimaha Gudaha ayaa maanta  ka qayb galay kulan balaadhan oo lagu daah furayey qorshaha diiwaangelinta muwaadinka somaliland. isagoo halkaa kaga dhawaaqay xeer nidaamiyaha qaadashada jinsiyadda Somaliland oo dhaqan geli doona bisha soo socota ee Febaury. Kulankan oo lagu qabtay Hotel Ambassador ee magaalada hargeysa waxaa ka soo qayb galay…

                              Read More

                                Xubnahii Xisbiga Ucid Laantiisa Uk oo wada hadal u bilaabmay xubno madaxda Kulmiye Maxaa u Sababa faalo gaara u firso u bahan

                                London 22Jan13(SDN)xubno sarsare oo ka tirsan xisbiga talada haya ee kulmiye ayaa dhawaan shirar gonigoni la galay xubno ka tirsan xisbiga ucid xubnahan ayaa ku kulmay huteel dhawaan laga furay galbeedka london shirarkan ayaa waxa looga hadlay sidii xubnahani ugu soo biri lahayeen iyo xilalka loo rabo iyo siday uga qayb gali lahayeen shirwaynaha kulmiye…

                                Read More

                                  Ethiopian Troops Join African Force in Somalia

                                  Mogadishu, 22 Jan 2014 (SDN) –Ethiopian troops in Somalia on Wednesday formally joined the UN-backed African Union force amid efforts to boost operations against Al Qaeda linked Shebab rebels, officials said. Hardline Shebab insurgents control large parts of rural southern Somalia, having been driven from a string of towns by the African Union mission in…

                                  Read More

                                    Wasiirka Madaxtooyad Istanbul ilaa Paris

                                    Hargaysa 22.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka hadlay socdaaladii uu ku tagay dalalka Turkiga iyo Faransiiska iyo kulamadii wufuudii uu ka mid ahaa ay labadaasi dal ku yeesheen. Wasiirku waxa uu sidaasi ku sheegay qoraal uu maanta ku daabacay mareegtiisa Internet-ka ee guusha.com, waxaanu qoraalkaasi oo dhamaystirani u…

                                    Read More

                                      Abwaan Axmed Aw Geedi oo Shaqadiisii hay’adda HAVOYOCO ku waayay Maanso uu todobaadkan u tiriyay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

                                      Hargeysa Jan.22, 2014 (SDN)- Abwaan Axmed Aw Geedi oo ka mida hal-abuurka Somaliland, ayaa shaaciyay in shaqadiisii gaarka ahayd ay galaafatay maanso uu todobaadkan u tiriyay xukuumadda uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo. Maansadan oo la magaac-baxday Garbo-diir, abwaanku wuxuu ku naqdiyay hab-dhaqanada xukuumadda xisbiga KULMIYE, iyadoo culays ka dhashay maansadaas oo xukuumaddu saartay hay’adda wadaniga…

                                      Read More

                                        Dareeno ka Dhashay Weerar uu Madaxa Gaadiidka Madaxtooyada iyo Laba Nin oo Kale ku qaadeen Qof Rayid ah

                                        Hargaysa 22.Jan 2014 (SDN)- Sida ay Wargeyska Haatuf u xaqiijiyeen dad goob joog ahi madaxa gaadiidka madaxtooyadda Somaliland Abshir Xasan Xaashi ayaa isaga oo wata laba nin oo dhar cah ah oo hubaysan ayaa habeen hore fiidkii weerar ku qaaday nin dhalinyaro ah oo ganacsade ah oo ku sugnaa macradka baabuurta lagu iibiyo ee xaafadda…

                                        Read More