Webmaster

    Somali Spice

    East African Restaurant is the quiet but self-assured new kid in Spenard. While its décor is dominated by remnants of the space’s previous German restaurant identity — walls coated in red and black striped wallpaper, an old piano, a stein for a tip jar, even the tables and chairs — the new tenant’s additions of…

    Read More

      Guddoomiyaha Jaamacada Camuud oo taariikh nololeedkiisa ka waramay

      Hargeysa Jan 23,2014(SDN)-Professor Saleebaan Axmed Guuleed oo ah Guddoomiyaha Jaamacadda Camuud ee ku taalla magaalada Boorama ee Gobolka Awdal oo ah Xaruntii koowaad ee lagu dhigo tacliinta sare ee Somaliland ayaa wareysi taariikhi ah kaga warramay sooyaalkiisa nololeed sida gu’gii iyo goobtii uu ku dhashay, dhismahooda qoysnimo sida waalidiinta, guulaha u qabsoomay iyo caqabadaha uu…

      Read More

      Labada Xiddig ee Reer France Ribery Iyo Benezma oo Lagu oogey dacwad Iney u Galmoodeen Gabadh Aan qaan gaadhin.(By Jaahuur)

      Paris-23-Jan-2014-(SDN)Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa labada xiddig ee reer France Ribery iyo Benzema una kala ciyaara Real Madrid iyo Bayern Munich ayaa la maxkamadeynayaa,markii lagu soo oogey iney u galmoodeen gabadh aan qaan gaadin oo lagu  magacaabo Zahia Dehar, Rebery oo 30-don jir ah kaalinta 3-na ka galeyna abaalmarinta Baloon d’Or iyo Benzema oo…

      Read More

        Prime Minister chairs first Cabinet, telling ministers: “We must rise to and overcome challenges that lay ahead”

        His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed today chaired Cabinet for the first time since appointing his Cabinet.  The Prime Minister set out his plans and vision for Somalia and told Cabinet that the expectation and responsibility resting on their shoulders is great. “My Cabinet and I are in no doubt of the challenges that…

        Read More

          Ra’iisul Wasaaraha oo shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee golaha Wasiirada(SAWIRO)

          Muqdisho, January 23,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan xubnaha golaha Wasiirada ee shalay la dhaariyay, waxaana kulankan diirada lagu saaray qaabka ugu haboon ee ay golaha Wasiiradu ula wareegi lahaayeen Xafiisyada Wasaaraddahooda.   Kulankan ayaa markii uu soo idlaaday waxaa warbaahinta la…

          Read More

            Somaliland: So Corrupt We Are

            By: Aden Deeq Help comes in the form of teaching, showing and leading by example. The people running the country misuse the money just as they have done with their existing funds that our country often ignores its own poor. Worse still, the government is corrupted and do not spend enough money in education to…

            Read More

              Wufuud Tiro Badan Oo Si Xawli ah ugu Qulqulaysa Garowe Oo Berri ay Ka Dhici Doonto Munaasibad Ballaadhani Iyo Dalalka Jaarka Oo Cid U soo Diri Doona

              Garowe:23-Jan-2014(SDN)-Waxa Dhaqdhaqaaqyo badan laga Dareemayaa Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland Oo Maalinta Berri ah lagu qaban doono Munaasibadda Caleemosaarka madaxda Cusub ee Puntland.   Maanta Oo Khamiis ah ayaa la filayaa in Garoowe ay gaadhaan wafuud ka kala socota Maamulada Juba, Ximan & Xeeb, Galmudug, & dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo aan wali la…

              Read More

                Ra’sial wasaaraha somalia Oo Ballan Ku Qaaday Inuu Wasiirradiisa Ka Ururin Doono Baasaboorrada Ajaanibka ah ee ay Sitaan

                Muqdisho:23-Jan-2014 (SDN)-Ra’isal wasaaraha cusub ee Somalia Cabdiweli Sheekh Maxamed, ayaa markii ugu horraysay Afkiisa kaga Dhawaaqay Tallaabo Hirgelinteedu Wax Badan ka tari karto Shaqo xumada lagu sheego Qurbejoogga wasiirrada ka noqda Somaliya. Ra’isal wasaaraha oo habeenkii xalay ka Hadlayey munaasibad madaxtooyada loogu qabtay Baarlamaanka oo fasax dheer gelaya, ayaa isagoo ka jawaabay su’aalo laga weydiiyey…

                Read More

                  Kooxda Al-shabaab Oo Habeenkii Xalay Madaafiic ku Tuurtay Goobo Xaasaasi ah Oo Ku Yaalla Magaalada Kismayo iyo Warwar cusub oo Maamulkaas Soo Foodsaaray

                  Kismaayo:23-Jan-2014 (SDN)-Kooxaha islaamiyiinta ah ee Alshabaab ayaa Maalmahan dambe  Faro Baas ku haya Magaalada Kismayo iyo Deegaanada ku xeeran.  Kooxahan ayaa habeenkii xalay weerar culus ku ekeeyey magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada Hoose, waxana ay halkaas ku tuureen Hub culculus ee waliba ay la Eegteen Goobo Xaasaasi ah. Goobjoogayaal ku sugan Kismaayo ayaa  sheegaya  in…

                  Read More

                    Nuxurka Khudbado Madaxda Soomaalidu Xalay K a Jeedisay Munaasibad Ballaadhan Oo Lagu Sagootinayey Fasaxa ay Galeen Mudanayaasha Baarlamaanka

                    Muqdisho:23-Jan-2014(SDN)-Waxa Habeenkii Xalay Xarunta Aqalka Madaxtooyada Somalia lagu qabtay Munaasibad Ballaadhan oo lagu sii sagootinayey Xidhitaanka Kalfadhiga 3-aad ee Golaha Shacabka Somaliyeed oo Haatan Fasax Gelaya.   Munaasabadda oo aheyd mid si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari waxa uu u sameeyey XIldhibaannada Golaha Shacabka…

                    Read More

                      Guuleed Daahir Oo Aakhirkii Damiin Lagu Daayey iyo Xukuumadda Oo Diidday inay Caddayso Kiiska ay Ku Haysato

                      Hargeysa:23-Jan-2014(SDN)-Waxa Shalay Galab Xorriyaddiisa dib u helay Guddoomiye-ku-xigeenkii hore ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar oo Muddo Bil ku dhaw Xabsiga ku Sugnaa. Wararka la Xidhiidha Sii Deynta Guuleed ayaa sheegaya in kaliya lagu sii daayey Damiir, walina si rasmi ah Xorriyad buuxda looma siinin. Sii dayntiisa ayaa ku timi culays badan oo waxgarad iyo…

                      Read More

                        Guddoomiye ku-xigeenka UCID oo ka Jawaabay hadal ka soo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya:GODKA LAGU CADAABYOW MUXUU GO’UHU BEEN SHEEGAY!

                        Hargeysa Jan 23,2014(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka sadeaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Cali Gurey ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeeray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in midnimada Soomaaliya ay tahay muqadas. Cali Gurey ayaa hadalkiisan oo uu dhigay facebook waxa uu u qoraa sidan: Somalia waxa la yidhaa Somalia. Midnimadeedu inay…

                        Read More