Maxkamadaynta Afar Dhalinyaro Soomaali ah oo ka socota Magaalada Nairobi
Nairobi 22.Jan 2014 (SDN)- Maxkamadaynta 4 dhalinyaro Soomaali ah oo loo haysto inay ka tirsan yihiin kooxdii weerartay suuqa Westgate ayaa ka socota magaalada Nairobi ee xarunta u ah wadanka Kenya. Dacwad oogayaasha maxkamada ayaa dhalinyaradaan ku eedeynaya inay ka tirsan yihiin Xarakadda Al-Shabab isla markaana ay qeyb ka ahaayeen kooxdii bishii September ee sanadkii…
