Webmaster

    Somaliland: Safari Travel Tour and Culture (STTC) Wins ‘Best Tour Operator’ Award 2013-(Photos)

    Hargeisa 13 Jan 2014 (SDN) – Recognized for its valuable contribution in the tour, travel and hospitality sectors of Somaliland, Safari Travel Tour and Culture (STTC) was honoured with the prestigious title of “Somaliland’s Leading Luxury Tour Operator and Destination Management Company of 2013. The award was given in a glittering ceremony held on last…

    Read More

      Madasha Wada Tashiga oo Naqdiyay Siyaasada Cusub ee Wasiirka Arrimaha Dibad,Aragtidooda Dooda Qaran,iyo Xadhiga Muwaadiniinta {DHAGAYSO}

      Hargaysa 13.Jan 2014 (SDN)- Madasha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa Xukumada Siilaanyo dhaliilo u jeediyey, iyaga oo saluug weyn ka muujiyey hanaanka maamul ee madaxweynaha tallada talka haya. Waxa kale oo ay dhaliileen Siyaasada Arrimaha Dibada oo ay sheegen in aan la garaneyn meel ay u jeedo, waxa kale oo ay ka hadleen qodob kale…

      Read More

        “Magaalada Burco Saaka Ma Joogaan Maayarkii,Ku Xigeenkiisii Iyo Xildhibaanadii Golaha Deegaanku” Waa Maxay Sababtu

        Burco 13.Jan 2014 (SDN)- Maayarka Magaalada Burco iyo Koox xildhibaano ah oo uu hor kacayo ayaa saaka u anba baxay dhinaca deegaamadii ay shalay dirirtu ku dhex martay Labada beelood wada dega Deegaanka DOCOSHA, waxana Xildhibaanada iyo maayarkuba cidleeyeen guud ahaan xafiisyadii looga arriminayey Degmada Burco gaar ahaan xaruntii Dawladda Hoose iyadoo aanu xattaa Magaalada…

        Read More

          Madaarka Hargaysa oo Noqday Goobta Cabashada Iyo Mudaharaadka Tagsiilayaasha iyo Awaamiir hor leh oo Wasiirka Duulistu soo saaray

          Hargaysa 13.Jan 2014 (SDN)- Tagsiilayaasha Madaarka Hargeysa ayaa maanta sameeyey mudaharaad balaadhan oo ay ku dhigeen jidka gala Madaarka, halkaas oo ay isugu soo baxeen. Tagsiilayaasha ayaa ka cabanaya qorshe cusub oo wasiirka Duulistu ku soo rogay kaasoo ay toddobaadkii in ay shan cisho madaarka ka shaqeeyaan labada kalena shirkad kale oo gaar loo leeyahay….

          Read More

            Dad Somali ah oo Ka Badan Laba Kun oo Ruux oo Boqortooyada Sucuudigu Soo Masaafurisay Iyo Xildhibaan Dalxa oo ka Hadlay

            Muqdisho 13.Jan 2014 (SDN)- Guddiga arrimaha dibadda ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay Soomaali badan oo laga soo tarxiilay waddanka Sacuudiga tan iyo bishii December ee sanadkii la soo dhaafay. Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah mudaneyaasha baarlamaanka kana tirsan guddiga arrimaha dibadda ee baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay…

            Read More

              Magacaabista Golaha Wasiiradda waxaa xaq u leh Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed

              Beryahaan waxaad warbaahinta ka maqleeysa ee waxa la isku heysta Magacaabiista Golaha Wasiiradda hase yeeshe haddii ay taas jirto waa nacasnimo iyo dadnimo xumo heysata Dowladda soomaaliya oo dhan. Tusaale Haddii lugu magaacaabo Ra’iisal Wasaare waxaad xaq u leedahay in aad keensato Gole wasiiro ah oo aad soo xulatey laakin haddii ay noqoto mid adiga…

              Read More

                Somaliland: Professor Ahmed Ismail Samatar in Gar-gaar House in Hargeisa Somaliland on 06/01/2013

                By: Abdilahi Ali Hassan John Recently I have visited to Somaliland Republic on December this year to participate some activities planned to come about in the country including Kulmiye Party conference and so many other significant meetings that have been on my personal schedule politically and socially, in order to strengthen fully the appropriate communications…

                Read More

                  Editorial: Transparency and Accountability Remains Foreign to Silanyo Administration

                  By: Horn Newspaper There have been several dealings between multinational corporations, whether in the oil industry or companies hoping to sign the lease to national ports, and yet this administration refuses to divulge public information on such dealings. It’s the continued closed-door, alleyway, hidden in the dark style that this administration is adamant on establishing…

                  Read More

                    Ethiopia and Somaliland Agree To Establish Short and Long-Term Transit Cooperation Mechanisms

                    Hargeisa 13 Jan 2014 (SDN) – Ethiopia and Somaliland have agreed on Monday (January 06, 2014) to exercise maximum efforts for the establishment of short and long-term transit cooperation mechanisms which will help to seek mutually agreed workable directions on modalities of Ethiopia’s maximum usage of Somaliland ports. In a meeting held between the Ethiopian…

                    Read More

                      Iran, Somalia Vow to Expand Ties

                      Tehran, 13 Jan 2014 (SDN) –Senior parliamentarians from Iran and Somalia, in a meeting in Tehran on Monday, expressed hope that the bilateral ties between the two friendly states would witness further enhancement in various sectors, particularly in parliamentary fields. During the meeting, First Vice-Speaker of the Iranian parliament Mohammad Hassan Aboutorabi Fard said Tehran…

                      Read More

                        Madaxweynaha Somaliland oo Dhaqan Geliyay Xeer ay Baahi badan u Qabeen dadka Naafada ah

                        Hargaysa 13.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xeer madaxweyne oo Sumadiisu tahay JSL/M/XERM/249-2232/012014 uu ku dhaqan geliyey xeerka Adeegga Naafada ee Dhismayaasha. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay:                 Qodobka90aad ee Dastuurka Jamhuuriyada Somaliland Markuu Arkay:                 Qodobka 19aad ee Dastuurka Jamhuuriyada Somaliland Markuu Arkay:                 In deegaanka ku xeeran dadka naafada ah u…

                        Read More

                          Weftigii Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Kulamo kula Yeeshay Deegaanka Oog Cuqaasha Jiidaas iyo Deegaankii Dirirtu Shalay ka Dhacday oo Nabdoon

                          Oog 13.Jan 2014 (SDN)- Weftigii xukuumadda Somaliland ee uu horkacayey wasiirka wasarada Arimaha gudaha ee JSL MD Cali maxamed warancadde ee maalintii shalay u gurmaday dhibaatadii ka dhex dhacday beelo reer guuraa ah oo degan Gobolka sool ayaa magaalada Yagoori ee Gobolkaasi kulan balaadhan kula yeeshay Cuqaasha iyo waxgaradka deegaankaasi. Wararka ka imanaya deegaankaasi waxa…

                          Read More

                            Somaliland oo Si Mug leh looga Dabaal Degay Xuska Dhalashada Ras’uulkeenii Muxamed NNKH Iyo Madaxda Sare ee Qaranka oo ka Qayb gashay

                            Hargaysa 13.Jan 2014 (SDN)- Iyadoo guud ahaan caalamka islaamka gaar ahaana Somaliland si weyn maanta looga xusayo munaasabadda dhalashada rasuulkeenii suubanaa ee Muxamed NNKH ayaa Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil (Saylici ) waxa  uu ka qaybgalay munaasabad balaadhan oo xuska dhalashada Nebiga loogu sameeyey Hotel maansoor ee magaalada hargeysa. Munaasabadaasi oo ay…

                            Read More

                              XIsbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Oo Jeelka Ku Booqday Gudooomiye Ku Xigeenkii Hore Ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar

                              Hargaysa 13.Jan 2014 (SDN)- Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka Ah ee WADDANI oo ku booqday Saldhigga Dhexe ee Magaalada Hargeysa  Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar oo xukuumadda Somaliland kusoo xidhay magaalada Hargeysa ka dib markii saqdhexe ciidamada RRU-du ugu daateen gurigiisa oo ku yaal magaaladda Burco. Masuuliyiintan booqashada ugu tagay gudoomiye ku…

                              Read More

                                Dablay Hubaysan oo Magaalada Gaalkacayo Ku Qudh Gooyay Ganacsade Caan ah iyo Xaalada Magaaladaas oo Ruxmaysa

                                Gaalkacayo 13.Jan 2014 (SDN)- Koox Hubeeysan ayaa Xalay ku dilay Nin Ganacsade ah Xaafada Garsoor ee Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Maamulka Puntland. Ganacsadaha lagu dilay Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa Magaciisa lagu soo gaabiyey Xuseen,kaas oo ka mid ahaa  Ganacsatada Suuqa Magaalada Gaalkacyo. Wararka ayaa sheegaya in Dilka ay Fuliyeen Labo Wiil oo ku Hubeysnaa Bastoolado…

                                Read More

                                  Boqortooyada Sucuudiga Oo Wariye Wax Ka Qoray Ciqaab Uga Dhigtay Inay Somalia U Mustaafuriso

                                  Riyadh:13-Jan-2014(SDN)-Boqortooyada Caynaanka u Haysa Waddanka  Sacuudiga oo caan ku ah cabudhinta Saxaafadda iyo Xorriyadda Hadalka ayaa ku kacday Arrin ka Yaabisay Dadka Somalida ah iyo dunida kaleba. Tallaabada ay dawladda Sucuudigu qaadday, ayaa noqotay mid waddankeeda kaga mustaafurisay wariye sucuudiyaan ah oo wax ka qoray Boqortoyada, iyadoo ninkaasi loo mustaafuriyey waddanka Somalia.   Cumar Cusmaan…

                                  Read More

                                    Ciidamo Tiro Badan Oo Saaka Lagu Soo Daadiyey Waddooyinka Garowe iyo Shacabka Oo Isweydiinaya Sababta Keentay

                                    Garowe:13-Jan-2014(SDN)-Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Garowe ee Caasimadda Gobolka Nugaal ayaa Saaka Ku Waabariistay Ciidamo tiro badan oo lagu soo daadiyey waddooyinka magaaladaas.   Ciidankan oo aan u jeeddadooda wax badan lagu Ogayn ayaa u muuqda qaar sugay ammaanka Magaalada Garowe, waxana Haatan ka hor uu madaxweynaha Cusub ee Maamulkaas dhawaan loo doortay uu amar ku…

                                    Read More

                                      Weerar Khasaare Sababay Oo Xalay Loo Geystay Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Amisom

                                      Muqdisho:13-Jan-2014(SDN)-Wararka laga Helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kooxaha Alshabaab ee Dagaalka Kula Jira Dawladda Somalia ay Habeenkii Xalay Weerar Gaadmo ah ku qaadeen Goobo ay ku sugnaayeen Ciidanka AMISOM. Weerarkan oo Lagu sheegay inuu ahaa qarax lala eegtay Ciidanka Amisom ayaa khasaare weyn gaadhsiiyey ciidamadii lala beegsaday, waxana jira warar muujinaya in dhimasho badani…

                                      Read More