Webmaster

    Dawladda Somalia Oo Qiratay Joogitaanka Saraakiil Maraykan ah Oo Saxaafaddu Hore u Shaac Bixisay Warkooda

    Muqdisho:15-Dec-2014 (SDN)-Dawladda Federalka Somalia, ayaa markii ugu horraysay Xaqiijisay Warar Warbaahintu qoraysay oo sheegayey inay Saraakiil marayakan ahi ku sugan yihiin somalia. Siihayaha Xilka Wasiirka Gaashaandhiga dalka Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi oo la hadlay Idaacada VOA, ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka warqabto saraakiisha Mareykanka ee jooga Muqdisho. Wuxuu sheegay in saraakiishani ay…

    Read More

      Sababaha Dhabta ah ee Shirweynaha Kulmiye Hortaagan+ Madaxtooyadda Oo Si Toos ah Ula Safatay Garabka Samaale ee Farxad-geeraarka Ku Jira+ Hoggaanka Xisbiga Ee Dimuqraaddiyadda Neceb Oo Ceel La Dellegan

      Hargeysa:15-Jan-2014(SDN)-Wararka ku dhaw dhaw Guddida Qabanqaabada Shirweynaha Xisbiga Kulmiye, ayaa sheegaya inay diyaariyeen  in Muddo lix bilood ah dib loo dhigo Shirweynaha saddexaad ee Xisbiga Kulmiye oo qabanqaabadiisa loo igmaday. Haddaba shacabka Reer somaliland ayaa si weyn u hadal haya Dhibaatada aan laga gudbayn ee Haysata Xisbigii ay talada Waddanka u dhiibteen ee Kulmiye, waxana…

      Read More

        Ka Daawo Shabakada Qurbejoog Barnaamij Gaar ah oo ka Waramaya Shaqaaqadii Deegaanka Docolaha Iyo Qaabka Xal u Helista Is Maandhaafka

        Oog 14.Jan 2014 (SDN)- Weftigii uu horkacayey wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha ee JSL Md Cali Maxamed Warancadde oo weli ku sugan Gobolka Sool kuna hawlan dhexdhexaadinta labo ardaa oo isku deegaan ah oo ay todobaadkan dhexmareen iska hor’imaado dhiig ku daatay uu ka dhex dhacay  ayaa maanta waxa ay weftigu kulan la qaateen Labadda Beelood…

        Read More

          “Waxaan qirayaa in Puntland ay kajirto Dawladnimo rasmi ah, oo leh Ciidan xoogan” Madaxweynaha Cusub ee Punt land oo Xilkii La Wareegay

          Garowe 14.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha Cusub ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmiya xilka ugala wareegay Madaxweynihii hore ee Maamulkaasi Dr Cabdiraxmaan Faroole. Munaasibad lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Puntland ayaa waxaa ka soo qayb galay Madaxweyne xigeenkii hore iyo ka cusub iyo masuuliyiin kale. Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Faroole oo ka…

          Read More

            Wasiirka Biyaha iyo Maareeyaha Wakaalada Biyaha oo ka Hadlay Mashruuca Biyo Soo Saarka ee Xumbo Weyne {DHAGAYSO}

            Hargaysa 14.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Biyaha  Mudane Xuseen Maxamed Cabdille iyo Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa ayaa ka hadlay biyaha Caasimada iyo Hay’addaha Maalgelinaysa Biyaha Xumba weyne oo ay kulamo la yeesheen. Wasiirka iyo Maareeyuhu Waxay Sheegeen in Mashruucan Biyaha ee Xumba Weyne uu dhawaan bilaabmi doono kaas oo Qorshuhu yahay Sida ay Xuseen inuu…

            Read More

              Xisbiga Kulmiye iyo Maxaa kala Haysta Qabsashada Shirweynahooda oo dib loo dhigay Lix Bilood kadib

              Hargaysa 14.Jan 2014  (SDN)- Guddida qaban qaabada Shirweynaha 3aad ee Xisbiga Kulmiye ayaa la filayaa in ay si dhakhso ah ugu dhawaaqaan in ay guddi shirweynihii dib u dhigeen muddo Lix bilood ah, iyadoo ay ku sababayn doonaan khilaafka Xisbiga ka dhex jira dartii. Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland aya aToddobaadkii hore ku dhawaaqay in ay shirka…

              Read More

                Baarlamaanka Somalia oo Awood ku Muquuniyay Mudanayaal keenay mooshin ku saabsan wasiirro hore ee Xukuumadii Saacid

                Hargaysa 14.Jan 2014 (SDN)- Barlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta laalay mooshin looga soo horjeeday in xukuumadda cusub lagu soo daro xubno ka tirsanaa wasiirradii xukuumaddii hore ee kalsoonida baarlamaanka weysay ee uu hoggaaminayay Cabduqaadir Faarax Shirdoon. Kulan ay maanta xildhibaannada baarlamaanku ku yeesheen magaalada Muqdisho oo uu shir-guddoominayay guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan…

                Read More

                  Maxaad ka ogtahay fadeexada ku xeeran saami qaybsiga heshiiskii shirkada shidaalka DNO iyo dawlada Somaliland

                  Maxaad ka ogtahay fadeexada  ku xeeran saami qaybsiga heshiiskii shirkada shidaalka  DNO iyo dawlada Somaliland Waxay dhawaan Somaliland soo bandhigtay  heshiis ay la saxeexatay shirkad ka soo jeeda dalka Norway oo la yidhaahdo DNO oo shidaal ka sahamin doonta (block SL-18). Shirkadan DNO  oo laga leeyahay dalka Norway ayaa ah shirkad mug ahaan dhex dhexaad…

                  Read More

                    Ambassador Maxamed Jaamac Sifir oo Sharaxaad ka Bixiyay Sida ay Safaarada Somaliland ee Kenya u Shaqayso

                    Hargaysa 14.Jan 2014 (SDN)- Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Kiinya Dr Maxamuud Cabdilaahi Jaamac (Sifir) oo maanta u waramay warbaahinta dawladda ayaa faahfaahin ka bixiyey hawlaha safaaradda Somaliland ee Magaalada Nairobi. Safiirku waxa uu sheegay in safaarad ahaan ay ku guulaysteen inay adeegyo lagama maarmaan ah u qabtaan bulshada Somaliland ee dalka Kenya ku sugan…

                    Read More

                      Gaadhi caanoole ah Oo Shil ku galay Isha gobka, Oo ay ku Dhaawacmeen toban Qofood Oo laba Kamid ahi Xaaladoodu culus tahay

                      Hargeysa Jan 14,2014(SDN)-Gaadhi caanoole ah Oo Nooca lagu Magacaabo DYNA ah, Ayaa Casarkii Shil ku galay Kuna qalibmay Deegaanka ISHA GOBKA, Oo Ku yaala Duleedka Magaalada Hargeysa. Gaadhiga Oo Kasii amba Baxaayay Magaalada Hargeysa kuna Sii jeeday Uubaale, ayaa sida Uu Noo xaqiijiyay Xildhibaan Naasir Cabdi Iimaan Oo kamid ah Golaha Deegaanka Sallaxley. Waxaa Shilkaasi…

                      Read More

                        CAASHA DAANYEERO OO SOO DHAWEYN BALAADHAN LAGU QAABILAY

                        Caasha daanyeero waa daanyeer magac weyn ku leh caasimada Hargeysa aadna looga yaqaano. Caasha daanyeero waxa lagu arkaa xaafadaha dhexdooda oo ay had iyo jeer ku shiidayaan ama ku dhagaxtuurayaan ciyaalku. Hadaba dhawaan ayaa lagu war helay warbaahinta oo qaadaa dhigeysa Caasha daanyeero oo martiqaad ka heshay dalka Ingiriiska  uguna kicitintay halkaas safar gaaban oo…

                        Read More

                          Magacaabista Golaha Wasiiradda waxaa xaq u leh Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed

                          Beryahaan waxaad warbaahinta ka maqleeysa ee waxa la isku heysta Magacaabiista Golaha Wasiiradda hase yeeshe haddii ay taas jirto waa nacasnimo iyo dadnimo xumo heysata Dowladda soomaaliya oo dhan. Tusaale Haddii lugu magaacaabo Ra’iisal Wasaare waxaad xaq u leedahay in aad keensato Gole wasiiro ah oo aad soo xulatey laakin haddii ay noqoto mid adiga…

                          Read More