Syria oo sagaalkii Maalmood ee u danbeeyay ay dagaalo ku dhinteen 700 oo ruux
Aleppo Jan 13,2014(SDN)-Dagaalo mudo socday oo ka dhex dilaacay meeliishaadka kala taageersan xoogaga ka soo horjeeda xukuumada Bashaar A l Asad ee dalka Syria ayaa waxa ku geeriyooday dad aad u faro badan maalmihii ina dhaafay. Meliishaadka Mucaaridka oo ka kooban kooxo dhawr ah oo Islaamiiin xagjir iyo qaar qunyar socoda ayaa dagaalo ka dhex…
