Hargaysa 12.Jan 2014 (SDN)- Beri oo Isniin ah Waxaa Caalamka Islaamka looga Dabaal Degayaa Xuska Dhalashada Ras’uulkeenii Suubanaa ee Muxamed Nabadgalyo iyo Naxariisi korkiisa ha ahaatee.
Wadamo badan oo Islaam ah ayaa Shaqooyinka fasax laga ahaanayaa Sidaa darteed waxaanu Shabakada Qurbejoog.com idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamijyadan oo ku Saabsan Siiradii Ras’uulkeenii Muxamed NNKH.
http://www.youtube.com/watch?v=JvSDJ284KZ8
http://www.youtube.com/watch?v=r0o04IO7Rj8
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
