Webmaster

    The Women of Al-Qaeda

    Riyadh, Asharq Al-Awsat—Although the fighting in Syria has been accompanied at every stage by warnings about the spread and growing influence of jihadist groups, it has shone a spotlight on a development which has taken everybody by surprise: the increasing involvement of female militants in the activities of Al-Qaeda and its offshoots. Sisters in arms…

    Read More

      Muran iyo Is Jiid-jiidasho Cusub Oo Xisbiga Kulmiye Ka Dhex Qarxay Oo Sababtay In Madaxweyne Ku xigeenku Maanta Kulan Iskugu Yeedho Guddida Fulinta

      Hargeysa:06-Jan-2014(SDN)-Iyadoo muddadii loo cayimay Shirweynah Xisbiga Talada Somaliland Haya ee Kulmike ay Ka Hadhsan tahay Muddo aad u koobani ayaa waxa soo Baxaya Muran iyo Is Jiidjiidasho u dhaxaysa Xisbiga iyo Xukuumadda oo arrimo dhawr ah isku waafiqi la’. Sida ay sheegayaan wararka u dhuun daloola Arrimaha Xisbiga Kulmiye, waxa  haatan taagan si afraganwaa la…

      Read More

        “Puntland Waa Tusaale Wanaagsan Oo Somalida Inteeda Kale Ku Dayan Karto, Guddoomiyaha Cusub Ee Baarlamaanka Waan Aqaan oo Waa Nin Ka Mid Ahaa….” Cali Maxamed Geeddi

        Nairobi:06-Jan-2014(SDN)-Ra’isal wasaarihii hore ee Somaliya  Cali Maxamed Geeddi ayaa si weyn usoo dhaweeyey Doorashadii Baarlamaanka ee Puntland Maalmo ka Hor  ka dhacday. Ra’isal Wasaare Cali Geeddi oo Dareenkiisa ka Bixinayey  isbeddelka ku yimi Hannaankii Hoggaamineed ee Baarlamaanka Puntland, ayaa xusay inuu Aqoon fiican u leeyahay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Siciid Xasan Shire oo uu sheegay…

        Read More

          Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaallo Faraha La Iskula Tegay Oo Degmada Jannaale Ku Dhexmaray AMISOM Iyo Al-shabaab

          Jannaale:06-Jan-2014(SDN)-Xaaladda Deegaanka Jannaale ayaa la sheegayaa inay Saaka Deggen tahay kadib markii ay Halkaas isku faro saareen Kooxda Al shabaab iyo Ciidamo ka tirsan kuwa Amisom oo halkaas fadhiisimo ku lihi. Alshabaab ayaa  shalay casarkii weeraray fadhiisimo ciidanka dowladda iyo AMISOM ay ku leeyihiin Jannaale gaar ahaan barta kontaroolka ah oo ciidamo badan ay ku…

          Read More

            Natiijada Kulan Albaabadu u xidhnaayeen Oo Xalay Dhex Maray Ra’isal Wasaare Cabdiweli iyo Xildhibaano Ka soo jeeda Beesha Daarood

            Muqdisho:06-Jan-2014(SDN)-Ra’isal wasaaraha xilka ku cusub ee soomaaliya ayaa sheegay inuu xalay fiidkii hore shir albaabadu u xidhan yihiin la qaatay xildhibaano Baarlamaanka ka tirsan oo ka soo jeeda Beesha Daarood. Kulanka oo ahaa mid uu albaabka u xidhan yihiin, ayaa la sheegay in looga hadlay magacaabiista Golaha cusub ee wasiiradda iyo beesha in la siiyo…

            Read More

              Hargeysa:Dayaca Dadka Ku Nool qaybta Dhimirka oo Cirka Isku Shareeray iyo Haweenay Maskaxda Ka Jirranayd Oo Dhagax Qudha Kaga Jartay Midka Kale Oo Xarunta Kula Noolayd

              Hargeysa:06-Jan-2014(SDN)-Waxa Haatan Halkii ugu xumayd maraya Cisbitaalka Guud ee Hargeysa gaar ahaan Qaybta Waallida, iyadoo Xaaladdu gaadhay in Dadkii ku jirey ay Nafta iska Gooyaan. Sida ay saraakiil ka tirsan Khakhtarku u sheegeen Shabakadda Wararka ee Qurbejoog.com, waxa laba Habeen Ka hor xarunta Dhimirka ee Hargeysa Hospital Qudha laga gooyey Haweenay Maskaxda wax uga dhinnaayeen…

              Read More

                Daawo Sawiro (Xafladii caleemasaarka Suldaanka Guud ee Qurbajoogta Somaliland (Suldaan Xaaji Axmed Diiriye Aw- Guleed) ka dhacay London

                London 06Jan13(SDN) Waxa  magaaladda London lagu caleemo Saaray Suldaanka Guud ee Qurba-Jooga Somaliland: Suldaan Xaaji Axmed Diiriye Aw Guleed oo ah shakhsiyad aad looga yaqaano dalkan Ingiriiska.  Xafladda oo aad u balaadhnayd waxa soo buux dhaafiyey shacab weynaha reer Somaliland oo ka kala yimid Daafaha Dalkan Ingiriiska iyo dibadaba. Xafladda Suldaanka lagu caleemo saarayey ayey…

                Read More

                  Madarasadda Barashada Quraanka Kariimka ee Shaadibiya oo sanadkan Ardaydii ugu badnayd ka Aflaxday.Dawasho wacan sawiro

                  London 6Jan13(SDN)Madarasadda Barashada Quraanka Kariimka ee Shaadibiya oo sanadkan Ardaydii ugu badnayd ka Aflaxday. Madarasada Shaadibiya oo ku taala Bariga magaalada London gaar ahaan Degmada Tower Hamlet ayaa sanadkan waxa ka aflaxay islamaarkaana dhamaystay dafcadii sideedaad oo ahayd ardaydii ugu badnayd ee dhamaysa quraanka kariimka kuwaas oo isugu jiray wiilal iyo habloba waxa ay tiradoodu…

                  Read More

                    Xukuumad Umadeeda Cadaw Ku Ah

                    Garawshiyo xumida indho adayga ayay kaga dartay! waa odhaahda aay ku sifaysay hooyo biyo la’aan ka cabanaysay oo waliba intaa raacisay in xukumadani aanay ogayn inay umadu oomantahay ee aay u qabto in xukunka lagu haysto. hadalka hooyada markaan eegay walee xaqiiq weeye waayo waatii aay yidhahdeen goolaha guurtidu gudi ayaan u saaraynaa. arin gudi…

                    Read More

                      “Waxaan Idiin Cadaynayaa in Sannadka 2015-ka ay Hargaysi Heli doonto Biyo ku Filan” Maareeyaha Wakaalada Biyaha {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 05.Jan 2014 (SDN)- Maareeyaha wakaaladda Biyaha ee Hargaysa Mudane Ibraahin Siyaad Yoonis ayaa Sheegay  in mashruucii biya galinta midawga yurub uu u socdo sidii loogu tala galay, isla markaana ay sanadka labada kun iyo shan iyo tabanka ay ku rajaweyn yihiin in boqolkiiba todobaatan caasimada Hargeysa ay hesho biyo ku filan, waxana uu meesha…

                      Read More

                        “Waxaa Xalay nala Soo Xidhiidhay Madaxweynaha Somalia iyo Wasiiradiisii oo naga dalbaday in dib loo dhigo Shirka” Wasiirka Arrimaha Dibada {DAAWO}

                        Hargaysa 05.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Amuuraha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Maanta Cadeeyay in  dawlada somaliya ay cudurdaar u soo gudbisay ku Saabsan in shirkii Wada Hadalka labada dal oo loo balansanaa inuu Salaasada Soo Socota ka furmo Wadanka Turkiga aanay  ka soo qaybgali karin balse waxa uu…

                        Read More

                          Dhambaal Tacsiyeed Marxuum Surwaalle. AHN

                          Inaa lilaahi wa inaa ilaahu raajucuun TACSI KU SAABSAN GEERIDII MARXUUM: MAXAMED AXMED XASAN (SURWAALLE) Anigoo ah Garyaqaan Xasan Cali Xasan (Banfas), oo ku hadlaya magaca Ururka Qareenadda Somaliland (SOLLA) waxaan tacsi u dirayaa Guud ahaan shacabka Somaliland geeridii naxdinta lahayd ee ku timid marxuum Maxamed Axmed Xasan oo ku magac dheeraa (Surwaalle) oo lagu…

                          Read More

                            Maxaan U Liicnay? (Qormo)

                            Soomaalida maanta nool waxay ka mid tahay ummadaha adduunkan ku imtixaanan ee kunka nooc oo saxariir iyo silic ah muta maalin iyo habeen kasta. Qof kasta oo Soomaali ah ee miyir qaba maanta waa ka warhayaa in dalkiisu sifo kastoo xun saami ku filan uu ka haysto -dhaqaale xumo, caafimaad darri, nabadgalyo la’aan, dheg xumo,…

                            Read More

                              “Ma Ogin Wax laga Wada Hadlayo,Sidaa aad Shacabkoow uga Shakisan Tihiin ayaan idinla qabnaa” Jamaal Cali Xuseen {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 05.Jan 2014 (SDN)- Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Mudane Jamaal Cali Xuseen ayaa Sheegay Gelinkii hore ee Maanta in Xukuumada Somaliland aanay Wax Fursad ah Siinin Xisbiyada Mucaaridku inay Qayb ka noqdaan Ergada Somaliland u Matalaysa Wada Hadalada u dhexeeya iyada iyo Somalia . Jaamaal Cali Xuseen Waxa uu dareen…

                              Read More