Webmaster

    Somaliland & Somalia Talks Road Leads to Nowhere?

    By Abdirahman Mohamed Dirye  Somaliland foreign minister Yonis Bihi announced the stalled talks will resume in Turkey very soon, this announcement comes after a minister from Mogadishu said they stipulated the talks to start with Somaliland, of the phrase of independence from the dialogue be removed which sent heart-breaking message to Somalilanders all over the…

    Read More

      Gudoomiyaha Gudida Doorashada Punt land oo Faahfaahin ka Bixiyay Lacagta ay Murashixiinta ka qaadan halka ay ku dhacayso

      Garowe 06.Jan 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Guddiga Doorashada ee Puntland ayaa sheegay inay gacanta ku hayaan codsiyo ka yimi dhanka murashaxiinta. Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad  ayaa sheegay lacagta looga qaadayo Murashaxiinta is-diiwaan galinta inay ku dhici doono Bankiga Dhexe ee Dowladda Puntland ayna ka mid noqon doono dhaqaalaha Umadda loogu addeego. Xil. Saadiq Abshir ayaa sidoo…

      Read More

        Baarlamanka Somalia oo Hakad geliyay Meel Marinta Sharciga Kalluumaysiga {DHAGAYSO}

        Muqdisho 06.Jan 2014 (SDN)- Kulan ay maanta Magaalada Muqdisho ay ku yeesheen Golaha Baarlamanka Soomaalia ayaa waxaa ay dib ugu dhigeen in ay Ansixiyaan Sharciga Kaluumeysiga Dalka. Kualanka maanta ayaa waxaa Shir Gudoominayey Gudoomiye Kuxigeenka 2-aad ee Baarlamaka Jeylaani Nuur iikar, Gudoomiyaha Gudiga Baarlamanka u xilsaaran Kaluumeeysiga ayaa Baarlamaka ka hor aqriyey waxii ay qabten….

        Read More

          Haddii Cid Shahaado sharaf lagu Siinayo Hano-qaadka TV-ga Qaranka Madaxweynaha Ayaa Istaahila

          Hargaysa 06.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa  u qalma haddii cid shahaado sharaf lagu gudoon siinayo hano-qaadka Telefishanka qaranka. Isaga ayaa istaahila in bilad iyo maamuusba lagu siiyo.marka laga qiyaas qaato xoolaha iyo xooga uu geliyay wasaaradda warfaafinta waaxaheeda kala duwan.   Madaxweynaha Somaliland waxa uu ka dhabeeyay balan-qaadyadii uu…

          Read More

            Wasiirka Macdanta iyo Tamarta oo Ka Warbixiyay Shirkado ay Heshiisyo Macdan iyo Shiidaal baadhis ah la Galeen {DHAGAYSO}

            Hargaysa 06.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka wasaarada Tamarta iyo Macdanta Eng Xuseen Cabdi Ducaale ayaa mudanayaasha warbixin ka siiyey hawlaha balaadhan ee ay wasaaradiisu qaranka u hayso, isaga oo sheegay in ay qabato hawlaha soo saarista, kala xadaynta iyo horumarinta Tamarta iyo Macdanta. Wasiirku waxa uu sheegay intii ay isku jireen Tamarta, Macdanta iyo Biyuhu in…

            Read More

              BERBERAAY XAGEED U SOCOTAA……..?

              Waxaa ayaan darro ,sharaf xumo,xushmo la’aan iyo is qadarin la’aan,baal marsan sharciga iyo Distoorka dalka u yaal noqotay,markay mas’uuliyiinta G/Saaxil si badheedh ah oo aan gabasho lahayn ugu dhaartey una diiday,muwaadin u dhashay dalkan oo ka mida muwaadiniinta caanka ku ah ka qayb galka horumarka dalkan oo aan dhib iyo hadimo toona lahay oo dalkiisa…

              Read More

                Madaxweynaha oo xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee IGAD {DHAGAYSO}

                Muqdisho 06.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee IGAD Ambassador Mohamed Abdi Afey oo bishii December loo magacaabay xilkan cusub. Ambassador Afey oo si weyn loo yaqaano isla markaana aad u fahamsan arrmaha Soomaaliya ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsanyahay inuu maanta…

                Read More

                  “Haddii Xukumada Siillaanyo isku koobto shirka wadahadalada Somaliland iyo Somaliya, anaga ka Xisbiyo mucaarid ahaan, waxaanu somaliya la furri doona Wadahadalo ” Faysal Cali Waraabe

                  Hargaysa 06.Jan 2014 (SDN)- Guddomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay in haddii xukuumada Siillaanyo ay kaligeed isku koobto wadahadalada Somaliya ay la geleyso in iyaguna ay talaabo qaadi doonaan taas oo ah in iyaguna ka Xisbiyo mucaarid ahaan ay wadahadalo gaar ah la yeelan doonaan somaliya oo ku aadan…

                  Read More

                    Firm Tackling Somali Piracy Expecting £12m Turnover

                    Mogadishu, 06 Jan 2014 (SDN) -More than 120 specialist security consultants – ex-Royal Marine contractors – deliver Port2Port’s services across the globe. A security firm which works to tackle Somali piracy on ships is expecting a turnover of more than £12million – two years after it was founded. Port2Port Maritime Ltd is headquartered in Manchester…

                    Read More

                      Agaasimaha Tvga HCTV siciid Cabdi saleebaan oo waraysi gaban siyey qurbejoog ayaa waxa uu shegay in uu galay tvga HCTV sateliteka Galaxy19 oo laga daawado Waqooyiga Ameerika

                      London06Jan13(SDNAgaasimaha tv ee qarada yurub  hctv siciid Cabdi saleebaan  ayaa waraysi gaban oo uu siyey qurbejoog.com xafiiskooda uk ayaa  Waxa uu ugu bishaaranayaa Shacbi-weynaha somaliyeed ee ku dhaqan maraykanka iyo  canada laga bilaabo 01.01.2014 ay ka daawan karaan Sateliteka Galaxy- 19 is located at 97 Degrees West taas  oo kor u qadaysa in bulshawayntaas ay ku…

                      Read More

                        “Warqada uu Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland isugu yeedhayo Guddiga Fulinta ee waliba uu ugu yeedhayo gurigiisa uu ku noolyahay Waa Waxba kama Jiraan” Maxamed Kaahin iyo Muranka Mar kale ka Dhex taagan Xisbiga Kulmiye

                        Hargaysa 05.Jan 2014 (SDN)-Shirweynaha 3aad ee xisbigha KULMIYE waxa uu ku mudaysanyahay 21/01/2014, hawshii shirweynaha  waxa gacanta ku haya Gudiga Qabanqaabada ee loo xilsaaray diyaarinta iyo abaabulka shirweynaha, waxaanna u qabsoomay guddiga:   1.       In la doortay  Guddoonkii Guddiga oo kala ah; Guddoomiye, Guddoomiye-ku-xigeenno, xoghaye iyo Afhayeen 2.      Waxay diyaariyeen  xeer-hoosaadkii hagayey hawlaha Guddiga 3.     …

                        Read More

                          Wasiirka Macdanta iyo Tamarta oo Maanta Hortagay Golaha Wakiilada

                          Hargaysa 06.Jan 2014 (SDN)-Fadhigii maanta ee golaha wakiilada JSL oo uu shir gudoominayey gudoomiyaha golahaasi Md C/raxmaan Maxamed C/laahi(cirro) ayaa warbixin ka dhagaystay wasiirka wasaarada Tamarta iyo Macdanta Eng Xuseen Cabdi Ducaale. Wasiirka wasaarada Tamarta iyo Macdanta Eng Xuseen Cabdi Ducaale ayaa mudanayaasha warbixin ka siiyey hawlaha balaadhan ee ay wasaaradiisu qaranka u hayso, isaga…

                          Read More

                            USA:Ciidamadayadu dib uguma noqon doonaan dalka Ciraaq

                            Baqdad Jan 07,2013(SDN)-Dagaalo iyo qaraxyo ay boqolaal dad ahi ku dhinteen ayaa maalmhii ina dhaafay ka dhacay dalka Ciraaq oo amaankiisu xumaaday intii ka danbeysay kolkii ay ciidamadii Mareykanku dalkaa isaga bexeen bishii April. Dagaaladan soo cusboonaadey ayaa walaac gaar ah ku haya dawlada Mareykanka oo daneyneysa in dalkaasi aanu gacanta u gelin cid aan…

                            Read More

                              Jabhadaha Syria oo dalbanaya in dagaalyahanada Shisheeye dalkooda ka baxaan

                              Aleppo Jan 07,2013(SDN)-Jabhada xoreynta Syria ayaa digniin ay u dirtay dagaalyahanada shisheeye ee ka garab dagaalama ciidamada Islaamiyiinta ee dawlada Islamiga Ciraaq iyo Sham waxa ay xabsiga dhigtay dagaalyahano kor u dhafaya 200 oo shisheeye. “Iminka waxaan mar kale ku celineynaa in aynaan dooneyn dagaal yahano ajaanib ah oo Syria sii joogaan,ma dooneyno argegixiso dalkeena…

                              Read More

                                Tribal Supremacism in Somali-land‏

                                Supremacism is the belief that a particular clan, race, species, ethnic group, religion, gender, class, belief system or culture is superior to others and entitles those who identify with it to dominate, control or rule those who do not.Economic inequality (also described as the gap between rich and poor, income inequality, wealth disparity, or wealth…

                                Read More