Webmaster

    R.Wasaare Cabdiweli Sh. Axmed oo ka tacsiyeeyay geeridi ku timid Aw-jaamac Cumar Ciise

    Muqdisho, December 6, 2013—– Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka hadlay geerida ku timid tariikh-yahanka Soomaaliyeed, ahaana Qoraaga, Sheekh Aw-Jaamac Cumar Ciise oo xalay ku geeriyooday cisbitaal ku yaala dalka Jabuuti oo uu muddooyinkii u dambeeyey ku xanuunsanaya.   Ra’iisul Wasaaruha Soomaaliya waxaa uu si gaar…

    Read More

      Baarlamaanka Cusub ee Punt land oo Dhagaysanaya Khudbadaha Musharixiinta Xilka Madaxtinimo

      Garowe 07.Jan 2014 (SDN)- Baarlamaanka cusub ee Puntland ayaa goor dhowayd soo gabagabeeyay dhageysiga khudbadaha musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha maamulka Puntland. Waxaa barnaamijkooda ka hor akhriyay baarlamaanka 11 musharraxiin oo u taagan xilka madaxweynenimo ee Puntland. Musharraxiinta ayaa khudbahooda waxay ahaayeen kuwo isku dhow, waxayna ballan-qaadeen inay ka hor marinayaan maamulka Puntland dhinacyada dhaqaalaha,…

      Read More

        Magacaabistii Wasiirrada Xamar Oo Caqabad Noqotay, Xilal Muhiim ah Oo Beeluhu Isku Garbinayaan Iyo Madaxweyne Xasan Oo Kulamo Gaar ah La Leh Xildhibaano Ka Soo Jeeda Beesha Daarood

        Muqdisho:-07-Jan-2014 (SDN)-Wali waxa ay Caqabad adagi ka Taagan tahay Hannaanka soo xulidda  Golaha wasiirrada cusub ee Dawladda Federalka somalia, waxana jira Baaqyo ka imanaya Beelo saluugsan cidda  meteli doonta. Arrinan ayaa keentay in madaxweyne Xasan uu soo farogeliyo xurgufta ka taagan Magacaabista Golaha, waxana uu xalay  xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia kula kulmay xildhibaano kasoo…

        Read More

          Guddida Ammaanka Puntland Oo Amarro Culus ka Soo Saaray Dhaqdhaqaaqyada Gaadiidka Inta Doorashadu Socoto

          Garowe:07-Jan-2014(SDN)- Iyadoo Saacado Kali ahi Ka Dhiman Yihiin Xilligii rasmiga ahaa ee loo qoondeeyey Inay Qabsoonto Doorashada Madaxtinimo ee Maamulka Puntland, ayey Guddidda Nabadgelyada ee Arrintaas loo xilsaaray Soo Saareen Awaamiir culus oo dhinaca ammaanka ah.   Guddiga Amniga Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay in la joojiyay gaadiidkii isaga kala gooshi jiray gudaha deeganada Puntland…

          Read More

            Muqdisho: Askari Nabad-sugid ah Oo Xalay Xaaskiisii Qudha Ka Gooysay

            Muqdisho:07-Jan-2014(SDN)-Waxa Xalay Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Xaafadda Xamar Jajab Lagu Dilay Askari ka tirsan Ciidanka Dawladda Gaar ahaan Waaxda Nabad-sugidda. Dilka Askariga ayaa la sheegayaa inay Geysatay Haweenay uu qabay oo magaceeda lagu sheegay Faadumo Zubeer, iyadoo dadkii La Deriska ahaa sheegayaan inuu jirey khilaafka dhinaca qoyska ah oo in muddo ahba soo taxnaa kaas…

            Read More

              Khilaafkii Kulmiye Oo Sii Cuslaaday, Madaxweyne Siilaanyo Oo Soo Farogeliyey iyo Warbaahinta Dawladda Oo Diidday Inay Faafiso Warkii Xisbigu Ku Daadifeeyey Shirkii Saylici Ku Baaqay

              Hargeysa:07-Jan-2014(SDN)-Waxa meel halis ah mar kale maraya khilaafkii murugsanaa ee boqnaha gooyey xisbiga Talada Somaliland Haya ee Kulmiye. Khilaafkan oo dhawaan uun soo Laba kacleeyey, ayaa la sheegayaa inuu Haatan Gaadhay inaan waxba la isula Hadhin oo warbaahinta la iska canaanto, iyadoo Garabka Muuse Biixi si toos ah ganafka ugu dhufteen Baaq kaga yimi dhinaca…

              Read More

                Waa Xukuumadii ugu waxqabadka badneyd ee waa maxay xiisaduhu? …..Waa su’aal ay dadku isweydiinayaan

                 Hargeysa Jan 07,2014(SDN)-Amuurtani ayaan ku falanqeyn doonaa qormadayda waxanan gundhig uga dhigay laba arrimood oo sabab istaraatiijiya u noqon kara dhacdooyinka aan jawaabta u raadineyno. Marka ugu horeysa waxa aan shaki ku jirin in xukuumada Siilaanyo ee talada haysaa ay tahay tii ugu waxqabdka badneyd maamuladii soo maray Somaliland. Marka laga eego mashaariicda horumarineed ee…

                Read More

                  Xukuno dil ah oo ay Maanta Maxkamada Ciidamada Somalia ku fulisay Askar ka Tirsan Dawlada Federaalka

                  Muqdisho 06.Jan 2014 (SDN)- Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa subaxnimada maanta oo Isniin ah waxa ay xukun dil ah ku fulisay askari ka tirsanaa ciidamada qalabka sida ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Xukunka oo ka dhacay Iskoolka Booliska ayaa waxa goob joog ka ahaa gudoomiyaha Maxkamada Liban Caliyow. Askariga xukunka lagu fuliyay…

                  Read More

                    War degdega Xoghayaha Arimaha Gudaha ee Xisbiga UCID Abdi M.Saleiman(Mingiste) oo xilkii hayey iska casilay

                    London 07Jan13(SDN) waxa goor dhawayd xafiiska qurbejoog uk soo gaadhsiyiey is casiladisii xoghayaha arimaha gudaha iyo xidhiidhka gobolada iyada oo u qoran sida tan Iska casilaad Xilkii Xoghayaha Arimaha Gudaha ee aan ka hayey Xisbiga UCID iyo Xubinnimadiiba (Runtii waa wax lala yaabo,hadalka Gudoomiyaha Xisbiga UCID,ee ah Xisbiyada Macaaridka ah waxay wada hadalo la furayaan…

                    Read More

                      Somaliland: “Politicians Must Act On National Interests And Not Personal Gains”-Ambassador Awil

                      Hargeisa, 06 Jan 2014 (SDN) -Ambassador Hussein Ali Duaale (Awil) who was also the former Minister of Finance during the Riyale Administration’s term in office issued a message to Somaliland politicians. He urged more unity and an additional focus on national interests rather than personal benefit. Ambassador Awil, situated in Nairobi Kenya, spoke to our…

                      Read More

                        Madaxda Dhaqanka ee Gobolka Awdal oo Baaq u diray Jaaliyada iyo Ganacsatada Gobolkaasi inay ka qayb galaan Deked u samaynta Lughaya

                        Boorama 06.Jan 2014 (SDN)- Shir jaraa’id oo ay maanta qabteen salaadiinta waawayn ee gobolada galbeedka Somaliland ayaa waxa ay kaga dareen celiyeen dhismaha dekeda Lughaya, waxana uu shirkan Jaraaid ku soo beegmayaa waqti ay dadka qurbojooga ah ee ka soo jeeda galbeedka Somaliland ay ku hawlan yihiin sidii qaadhaano loogu talo galay dekeda loo gaadhsiin…

                        Read More

                          Madaxweyne Cumar Xasan Al Bashiir oo Maanta Markii Labaad Socdaal ku Tagay dalkii ka Go’ay ee Konfurta Sudan {DHAGAYSO}

                          Juba 06.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha Sudaan Cumar Al Bashiir ayaa maanta waxa uu gaaray magaalada Jubba ee Koonfurta Suudaan. Wasiirka Warfaafinta S/Sudan Ahmed Bilal oo la hadlay Idaacada VOA qaybteeda English-ka ku baxda ayaa sheegay Albashiir inuu yahay qof aqoon badan u leh xal u helida arimaha ka taagan Koonfurta Sudan isla markaana uu gacan wanaagsan…

                          Read More