Webmaster

    Xukuumada Federaalka oo Diyaarad u diraysa Koonfurta Sudaan si looga soo daabulo dadka Somaliyeed ee ku dhex jira Dagaalka Sokeeye ee Wadankaas

    Muqdisho  29.Dec 2013 (SDN)- Sida ay xaqiijisay Siihayaha Wasiirka arimaha dibada Xukuumadii Saacid Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta diyaarad waxa ay udireysaa Koonfurta dalka Suudaan, halkaasi oo ay ku sugan yihiin Soomaali badan oo sameeyay dagaalada dalkaasi ka socda. Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa sheegtay in diyaaradaan ay direyso maanta Dowladda…

    Read More

      “Xukuumada Somaliland ee Musuqa iyo qaraaba kiilku dishooday iyada ayaa ka masuul ah biyo la’aanta hargaysa” Xisbiga Ucid

      Hargaysa 29.Dec 2013 (SDN)- Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Ucid Waxaa War-Saxaafadeedkan Cod Xoogan Ku Canbaareynayaa Rasaasta Nool Nool ee Lagu Laynayo Dadka Shacbiga Ee Sida SALMIGA AH uga Mudaharaadayey Biyo La,aanta Ku Dhacdey Mudo Saddex Cisho Ah, War Xukuuumada Ka Soo Baxdeyna Aaney Jirin Sidaas Waxaa lagu sheegay Warsaxaafadeed uu soo Saaray Xisbiga UCID kuna…

      Read More

        Madaxweynaha Somaliland oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Dhalinyarada Beesha Gabooye Daawo

        Hargaysa 29.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay dhalin yarada beesha gabooye oo ay hogaaminayeen guddiga akadamiga (Academy)-ga horumarka, iyo waxbarashada ee beeshaasi.   Kulankan oo u jeedadiisu ahayd sidii loo dardar gelin lahaa hawlaha  waxbarasho ee lagu horumarinayo beeshaasi, ayaa ugu horayn waxa uu madaxweynuhu…

        Read More

          Xoogag Hubaysan oo ku soo Fool leh Magaalada Bor ee Konfurta Sudan

          Juba 29.Dec 2013 (SDN)- Ciidanka militariga ee dalka South Sudan ayaa sheegay in kumanaan dhalinyaro ah oo hubeysan, daacadna u ah madaxweyne kuxigeenkii xilka laga qaaday, Riek Machar ayaa kusoo jeedaan magaalada uu ciidanka dawladdu qabsaday ee Bor. Arrintan ayaa imanaysa xilli bulshada caalamku ay ku hawlan tahay xabbad-joojin dalkaas ka hirgasha. Philip Aguer oo…

          Read More

            Djibouti to Send More Troops to Somalia

            Djibouti, 29 Dec 2013 (SDN) -—Djibouti’s President Ismail Omar Guelleh says his country will send more troops to violence-ridden Somalia within the next three weeks. Guelleh told VOA’s Somali service his country will deploy one more battalion to boost its troop presence in central Somalia. He said operations will soon begin to liberate the town…

            Read More

              Gudi uu Golaha Wakiiladu u saaray Falkii Fashilmay ee lagu Khaarajin rabay Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile

              Hargaysa 29.Dec 2013 (SDN)- Fadhigii maanta ee golaha ee wakiiladda oo uu shir gudoominayay  gudoomiyaha golahaasi mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi [ cirro]  ayaa guddi u saaray  baadhitaan iyo warbixin ku soo sameeya falkii lagula kacay xildhibaan maxamed faarax qabile  ee ka dhacay caasimada  hargaysa. Gudidaas oo ka kooban shan xubnoo d oo kala ah Garyaqaan…

              Read More

                Dawlada Kuwait oo adduun dhan Afar milyan iyo afarboqol oo kun ugu deeqday Somaliland

                Hargaysa 29.Dec 2013 (SDN)- “ Wasaaradda Duulista Hawadda iyo Gaadiidka Cirka ee Somaliland waxay halkan ku soo gudbinaysaa faahfaahin la xidhiidha Mashruuca cusub oo dawaladda Kuwait inoogu deeqday. Ka dib markii uu guulaystay mashruucii hore ee 10 milyan ee doolar ka koobnaa ee dawladda Kuwait inagu caawisay, lacagtaas oo ku kala baxday mashaariic laga fuliyey…

                Read More

                  Ciidamada Xooga Dalka Somalia oo Nidar ku Galay inay Sannadka Cusub Hilfaha u laabi doonaan Alshabaab

                  Muqdisho 29.Dec 2013 (SDN)- Taliyaha ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, ayaa shaaca ka qaaday qorshooyin ka dhan ah Ururka Al-Shabaab ee Dowladda Soomaaliya dagaalka kula jira. Taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed Generaal Daahir Aadan Cilmi Indhoqarshe, ayaa sheegay in ciidamada xooga dalka Soomaaliya ay kuguda jiraan abaabul ka dhan ah Ururka Al-Shabaab. Sanadka cusub ayuu sheegay…

                  Read More

                    Maxay ka wada hadleen Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Badhasaabada Gobolada oo Kulan Albaabadu u Xidhnaayeen Hargaysa ku Yeeshay

                    Hargaysa 29.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha jsl  Mudane Cali Maxamed  Warancadde ayaa maanta  gudoomiyeyaasha gobolada dalka kulan albaabadu u xidhanyihiin kula yeeshay xarunta wasaarada arimaha gudaha. Wasiirka oo kulankaasi ka dib warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in kulankaasi kaga wada hadleen gudoomiyeyaasha gobolada dalka  arimo la xidhiidha dadaalada horumarineed ee ka socda gobolada…

                    Read More

                      Masar oo dhabahii colaadaha Sokeeya cagta saartay

                      Qaahira Dec 29,2013(SDN)-Ciidamada amaanka dawlada Masar iyo qaar ka mid ah ardeyda wax ka barata ayaa iska horimaad ku dhexmaray jaamacada Al Azhar iyo jaamacado kale oo dalkaa ku yaal. Ciidamada ayaa ardeyda mudaharaadeysa ku tilmaantay in ay yihiin taageereyaasha madaxweynihii xilka laga tuuray ee Morsi. Rabshadaha oo dhimasho sababay ayaa ku so beegmaya xili…

                      Read More

                        Ciidanka Ammaanka Muqdisho Oo Gacanta ku Dhigay Kooxo Bam-gacmeed Ku Weeraray Hutel Saxafi

                        Muqdisho:29-Dec-2013(SDN)-Ciidanka Ammaanka Muqdisho, ayaa la sheegay inay Gacanta ku hayaan Saddex qof oo looga shakiyey inay Ku Lug lahaayeen Bam-gacmeed aan waxyeello geysan oo xalay lagu Tuuray Afaafka Hore ee Huteel Saxafi ee Magaalada Muqdisho. Bam gacmeedkan oo lagu tuuray Hotelka abaarihii 8-dii fiidnimo ee xalay ayaa kooxaha tuuray ay saarnaayeen gaadhi, kuwaasoo markii dambe…

                        Read More

                          Burcad-badeeda Soomaalida oo sanadkan dhamaaday aan Markab qura gacanta ku dhigin

                          Nairobi Dec 29,2013(SDN)-Burcad badeeda Soomaalida oo dhawr sano ka hor malaayiin doolar ka sameeyay afduubashada maraakiibta isaga gooshta baddaha Soomaalida ayaan sanadkan qabsan markab quraata. Burcada Soomaalida ayaa sanadii 2009kii waxa ay gacanta ku dhigeen 46 markab oo uu ka mid ahaa Maersk Alabama oo dhawaan film laga sameeyay. Sanadii 2010kiina waxa ay Burcad-badeeda Soomaalida…

                          Read More

                            Cuqaasha, Culimada iyo Waxgaradka Soomaaliyeed Oo Taageeray Musharaxa: Mohamud Noor Ee Minneapolis 60B “Daawo Sawirida”.

                            Minneapolis Dec 29,2013(SDN)-Mohamud Noor oo ah musharaxa u taagan doorashada waaxda 60B ee ka mida deegaanda magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota, degaankaan oo ah meelaha ay qurbojoogta Soomaaleed sida aadka ah uga muuqato, ayaa waxaa taageero buuxda u balanqaaday Cuqaasha, Culimada iyo Waxgaradka Soomaaliyeed ee degan Magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota. Markii xafladii gaarka ahayd…

                            Read More

                              Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Muquurtay Kulan Ganacsato Soo Abaabushay oo uu La Yeelan Lahaa Cali Maxamed Geeddi iyo Kooxdiisa

                              Nairobi:29-Dec-2013 (SDN)-Ilo-wareedyo Lagu Kalsoon yahay, ayaa Qurbejoog.com u xaqiiyey inay fashilmeen isku dayo la rabay in Madaxweyne Xasan sheikh lagu kulan siiyo Kooxda ka soo horjeedda Xukuumaddiisa ee uu Hoggaamiye Cali maxamed Geeddi. Madaxweynaha oo muddo kooban joogay magaalada Nairobi, ayaa la sheegay in koox Ganacsato soomaaliyeed oo halkaas Deggeni isku dayeen inay iska hor…

                              Read More

                                Trust: The driving force behind many Somali traders’ success

                                The phenomenal growth of Somali businesses in Kenya’s commercial towns and urban centres is an envy to any would-be entrepreneur or business person. From the often frequented restaurants in Nairobi’s Central Business District to well-stocked boutiques their business models have created a massive economic touch, which cannot be overlooked. Behind this upward curve though is…

                                Read More

                                  Wasiir Samaale Oo La Sheegay Inuu Dhameeyey Khilaafkii Shirguddoonka Wakiillada Iyo Cirro iyo Baashe Oo Shalay Golaha Wada Guddoomiyey

                                  Hargeysa:29-Dec-2013(SDN)-Shirguddonka Golaha Wakiillada Somaliland oo muddooyinkii ugu dambeeyeyba Fiintu dhex miranaysay, isla-markaana, dacwaddoodu gaadhay Maxkamadda Sare, ayaa la sheegay in arrintoodii si hoose loo soo af jaray. Khilaafka Shirguddoonka ayaa la sheegay in badidiisa la dhameeyey jimcihii ina dhaafay, markaas oo lagu kulan siiyey Hutel Mansor ee Magaalada Hargeysa, waxana warar Hoose Qurbejoog.com u xaqiijiyee…

                                  Read More