Webmaster

    Fasixii Shaqaalaha Somaliland ee Curashada Sannadka Cusub oo dib loogu riixay Khamiista waa Maxay Sababtu.

    Hargaysa 31.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Maxamud Axmed Bare Garaad ayaa Shaqaale Weynaha Somaliland ku Wargaliyay inay Fasax ka noqon doonaan Hawlihii Shaqo ee ay Ummada u Hayeen Maalinta Beri ah ah Curashada Sannadka Cusub ee 2014ka Taariikhdu tahay 01.Jan ee Sannadka Cusub ee 2014. Warsaxaafadeed uu soo saaray Wasiirka…

    Read More

      Magaalada Garowe oo lagaga dhawaaqay Liiska Murashixiinta Punt land AKHRISO MAGACYADA Iyo Saamiga Gobolada { DHAGAYSO}

      Garowe 31.Dec 2013 (SDN)- Gudiga ansixinta & xalinta khilaafaadka Baarlamaanka ayaa  kaga dhawaaqay xarunta Golaha Wakiilada xubnihii rasmiga ahaa ee Baarlamaanka cusub ee Puntland shanta sano ee soo socota (2014 ilaa 2018). War qoraal ah oo ka soo baxay Gudiga ayaa lagu sheegay kadib markii Gudigu arkay qoraalka beeluhu ku soo xuleen xildhibaanada iyo kala…

      Read More

        Wasaarada Maaliyada Somaliland oo Sheegtay inay Wax ka bedel ku samaysay Cashuuraha {DHAGAYSO

        Hargaysa 31.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Somaliland Mudane Cabdi Casiis Maxamed Samaale ayaa maanta la Kulmay Gudidii Golaha Guurtidu u Xilsaaray Shaqaaqadii Khasaaraha Sababtay ee ka dhacay Caasimada Hargaysa isla markaana ay Sababtay Kor u Kicii Booyadaha Biyaha . Shirkan oo ahaa Mid albaabadu u Xidhnaayeen ayaa markii uu dhamaaday Waxa uu Wasiirku…

        Read More

          Wasiiro kormeer ku tegeen Wadada isku xidha Wajaale iyo Kala baydh oo 12 KM la dhamaystiray

          Hargaysa 31.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ay wehelinayaan Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale, Wasiirka Wasaaradda Warshadaha Mudane Abiib Diiriye Nuur, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga Mudane Bashiir Cabdi Xariir iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada ayaa maanta waxa ay kormeer ku tegeen Wadada isku…

          Read More

            Haweenka Puntland oo aan ku faraxsanayn qoondada ay ka heleen baarlamaanka cusub

            Garowe 31.Dec 2013 (SDN)-Haweenka Puntland ayaa muujiyay sida aanay ugu faraxsanayn qoondada ay ka heleen baarlamaanka cusub ee uu yeeshay maamulka Puntland. Guddoomiyaha dalladda nabadeynta haweenka Puntland Xaliimo Maxamed Faarax ayaa wax laga xumaado ku tilmaantay in 66-da  xubin ee golaha wakiillada ay ku jirto hal haween oo kaliya oo lagu magacaabo Raxmo Cabdixabiib Jaamac….

            Read More

              Wasaarada Tamarta oo ka warbixisay Waxqabadkeedii

              Hargaysa 31.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka wasaarada  Macdanta iyo tamarta jsl mudane xuseen cabdi ducaale ayaa maanta ka warbixiyay  waxaqabadkii u qabsoomay wasaarada tamarta iyo biyaha. Wasiirka wasaarada Macdanta iyo tamarta oo xafiikiisa shir jaraaid ku qabtay ayaa sheegay  in madaxweynaha jsl   markii uu arkay ahmiyada biyuhu ay u leeyihiin nolasha ibno aadamka in uu u sameeyay…

              Read More

                Jaaliyadda Soomaalida ee Uk oo Xaflad soo Dhawayn ah u samayey Raysal wasaraha Cusub Cabdiwali Sheekh Axmed

                London 31Dec13 (SDN) Jaaliyadda Soomaalida ee Dalka Uk ayaa Magaalada London ku Qabtay Xaflad soo Dhawayn ah oo ay ku soo Dhawaynayan rasul Wasaaraha  Soomaaliya Mudana Cabdi Wali Shiikh Axmed taasoo ay kasoo Qayb galayn Boqolaal Soomaali ah oo ka kala socda Dhamaan Jaaliyadaha Soomaalida ee ku Dhaqan Dalka Uk.xafladan aya waxa lagu daah furay…

                Read More

                  Sideebay dawladu dhaqaalaha dalka u kordhisaa kharashaadka aan loo baahnayna u yaraysa

                  London Dec 31,2013(SDN)-Waan idin salaamay dhammantiinba dadka maqaalkan akhrisanayaw.  Horta anigu dalkii Somaliland ma degeni laakin sida ay dawladu wax u maamusho war iguma seegana oo wax walba warbaahintaan kala socda. La iskuma hayo Xukuumadan waxbadan way qabatay.    Waxana amaan mudan waxqabadkii ugu danbeeyay ee ay imika talaabsatay sida darajada Ciidamada oo dhamaan la…

                  Read More

                    Dowladu xilkasnimo ayay muujisay

                    maalintii sabtididii waxa qeybo ka mid ah magalada hargeysa si yar uga bilaabmay bananbax ay dadku kaga cabanayeen biyo la’aan soo food saartay mudo sadex/afar maalmood ah taasoo ka dhalatay booyadaha biyaha u dhaamiya xaafadaha magaalada Hargeysa oo ka biyo diiday xeerk takaalifta ee ay xukuumadu dhawan ku so rogtay dhaman gaadiidka kala duwan, si…

                    Read More

                      Lix Ruux Oo Dumar U Badan Oo Aano Loogu Laayey Deegaanada Wardheer iyo Iyo Galduduud

                      Caabudwaaq:31-Dec-2013(SDN)-Dilal Qorshaysan oo Aanooyin Qabiil Salka ku haya, ayaa Ka Dhacay   Gobalka Wardheer oo ku yaalla Ismaamulka Somalida Itoobiya iyo degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud. Ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in 6 qof lagu dilay tuulada Waal oo hoostagta gobalkaasi Wardheer ee Soomaalida Itoobiya, iyadoo dilalkaasina loo aanaynayo Utumo hore oo qabiil. Dilka ka…

                      Read More

                        Telefoonkii Madaxwene Xasan Sheekh Oo Siro Badani Ku Duugnaayeen Oo La Sheegay Inuu Kenya u Gacan Galay

                        Nairobi:31-Dec-2013(SDN)-Warar Lagu Kalsoon yahay oo Laga Helayo Safaaradda Somalidu ku Leedahay Nairobi, ayaa Sheegaya in Telefoono uu Madaxweynuhu lahaa uu kaga Tegay Diyaar uu la socday, kuwaas oo Kenya ay gacanta ku dhigtay. Taleefonadan ayaa la sheegay in uu madaxweynaha kaga tagay diyaarad dhawaan uu ka soo raacay Nairobi markii uu ka qaybgalay shirkii madaxda…

                        Read More

                          Sarkaal Cusub Oo Qaramada Midoobay U Soo Magacowday Arrimaha Somalia

                          New York:31-Dec-2013 (SDN)-Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon, ayaa  Philppe Lazzarini u magacaabay Ku-xigeena Wakiilka Gaarka ah ee Somalia u qaabilsan, isla markaana ka shaqayn doona Isku xidhka Arrimaha Bani’aadanimda. Mr. Lazzarini, ayaa u dashay dalka Switzerland, wuxuu la shaqeyn doonaa ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee QM, Nicholas Kay,kaasoo madax u ah…

                          Read More

                            Wasiir Xirsi Oo Dhibkii Shacabka Ka Soo Gaadhay Xeerkii Uu Gadh-wadeenka Ka Ahaa Kula Galgshay Mucaaridkiisa

                            Tog-Wajaale:31-Dec-2013(SDN)-Wasiir Xirsi ayaa  Mudaharaadkii dhawaan shacabka Reer Hargeysa kaga Cabanayeen Biyo La’aanta ku Eedeeyey mucaaridka. Wasiirka oo Shalay ka Hadlayey Madal lagu furayey waddo laga Hirgeliyey Deegaanka Wajaale, ayaa si cad u sheegay in Dhacdadaas ay Buunbuuniyeen Kooxaha Mucaaridka ahi, waxana uu indhaha ka qarsaday Dhibkii biyo La’aaneed ee shacabka Haleelay. Wasiir Xirsi ayaa Gebi…

                            Read More

                              Doorashada Puntland Oo Kaabiga Inagu Haysa, Duruufaha Ku Xeeran Iyo Werwerka Shacabku Ka Qabaan Inay Saamayso Nabadgelyada ay Haystaan

                              Garowe:31-Dec-2013(SDN)-Marka laga Yimaaddo Dhismaha Dawladda Laga Sugayo Ra’sal Wasaare Saacid, Arrinka labaad ee Somalidu ugu hadal haynta badan tahay waa Doorashooyinka la filayo inay Horraanta sanadkan ka qabsoonto Maamulka Puntland oo aan Sansaankeedu wanaagsanayn. Intii muddo ahayd waxa Magaalooyinka waaweyn ee Deegaamada Puntland ka socday Olole ay wadeen Musharixiin u taagan xilka madaxweynenimo, kuwaas oo…

                              Read More

                                SOMALILAND: The Grave Robbers of Hargeisa

                                When British explorers at the end of the 19th century first made their way across the vast deserts of what is today Somaliland, they were surprised to find a landscape strewn with numerous and puzzling stone tumuli, graveyards, and crumbling towns. The largest of these, long known to locals but first explored by A.T. Curle…

                                Read More

                                  Liiska Magacyada Xildhibaanada Cusub ee Puntland iyo Deegaanada Ay Ka Soo Kala Jeedaan

                                  Garowe:30-Dec-2013(SDN)-waxa goor dhaweyd lagu dhawaaqay liiska Rasmiga ah ee Xildhibaanada Maamulka Puntland yeelan doono. Mudanayaahsa baarlamaanka Puntland ayaa la dhamaystiray, iyagoona ahaa markii hore  44-mudane lana shaciyay magacyadooda.  waaxaa haatan si toosa noo soo gaadhay nuqulka Xildhibaanada oo dhmaystiran. Warar  kale ayaa  sheegaya in xildhibaanada 44 ay yihiin ansax kuwa kalena xoogaa aronkooda muran kajiro…

                                  Read More

                                    Nuxurka Kulan Saddex Geesood ah Oo Maanta Jilbaha ay Is Dhigeen Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Wakaaladda Biyaha iyo Xubno ka Tirsan Booyadleyda Hargeysa

                                    Hargeysa:30-2013(SDN)-Daminta Xaaladdii Dhibka keentay ee ay ka Biyo Diideen Gaadiidleyda Hargeysa Biyaha u Dhaamisa ayaa haatan si Habsami leh uga socota Xarunta Wakaalada Biyaha Hargeysa. Waxa Maanta Kulan albaabadu u xidhan yihiin Xarunta Wakaaladda Biyaha Hargeysa ku Dhex Maray Shan Xubnood oo ka socda Gaadiidleyda Biyaha Magaalada U dhaamiya, Xubno ka socday Wasaaradda Arrimaha Gudaha…

                                    Read More

                                      Wasaarada Arrimaha dibedda Soomaaliya oo dad ka soo daad gureysay Suudaanta Konfureed

                                      Muqdisho:30-Dec-2013 (SDN)-Dawladda Federalka Somalia ayaa ku Guulaysatay inay Soo Daad Gurayso Qayb ka mid ah Dadkii Somalida ahaa eek u Dhibaataysnaa Dalka Konfurta Sudan oo Qulqulatooyin Badani ka Taagan yihiin. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia Fosiya Yuusuf Xaaji Aadan, ayaa ku Guulaystay inay markii ugu horaysay Garoonka Diyaaradaha Ee Aadan cadde ka soo Dejesio Hormadii ugu…

                                      Read More