Webmaster

    Caasimada Harraadan: Muuqashada Rajadii ugu Fiicnayd Abid ee Ifttiminaysa in magaalada Hargeysa ay Biyo ku Filan Heli doonto Mustaqbalka Dhow!

    Bristol Dec 30,2013(SDN)-Sida qof kasta oo Caqli lhi uu qiri karo waa hubaal biyo kama dhibcaan ah oo Xaqiiq ah in Caasimadeenu ay Ooman tahay, mana aha baahida biyo la’aaneed ee ka jirta Hargeysa mid ku kooban xaafadaha Qaarkood, waxa biyo la’aantu ay ka jirtaa guud ahaan Magaalada Hargeysa oo dhan, marka laga reebo guryo…

    Read More

      Somaliland: House and Deputy Speakers Strike Peace Deal

      Hargeisa, 30 Dec 2013 (SDN) -It was just last week that Deputy and Vice Deputy Speaker of Representatives, Bashe Mohamed Farah and Ali Yusuf Ahmed, respectively, placed a complaint to Hargeisa’s High Court against House Speaker, Abdirahman Irro. The compliant is about a committee reshuffle whereby the House Speaker implemented wide-spread changes without previous consultation…

      Read More

        Somaliland: Gaboye Youth Parley President Silanyo-(Video)

        Hargeisa, 30 Dec 2013 (SDN) -—Youthful members of the minority clan of Gaboye have engaged in discussions on establishing strategizes between the government and the Gaboye Academy for Development and Education-GADE with President Ahmed Mohamed Mohamud Silanyo. The meeting which was held at the presidential palace Sunday saw a candid exchange of views and ides…

        Read More

          Xaflad lagu Sagootinayo Labada Masuul Musharaxa Madaxweyne ku Xigeenka Xisbiga Ucid Mudane Cabdirashid Xasan Mataan iyo Mayar ku xigeenka casimada Hargeysa Mudane Cabdicasiis Maxamed Xaashi oo ka dhacday galbeeka London

          London 30Dec13 (SDN) Xaflad balaadhan oo aad u qurux badan oo si heer sare ah loo soo agaasimey oo ay ka soo qeyb galeen dhamaan madaxda sare iyo taageerayasha xisbiga ucid laantiisa Uk ayaa xalay lagu qabtay xafada Southall ee ku taal galbeedka magaalada London. Xafladan oo ay ka soo qeyb galeen murashaxa madaxweyne ku…

          Read More

            LONDON: Guddoomiyaha Xafiiska LONDON SLNTV oo fulinaaya amar uu soo saaray Maareeyahu oo uu kaga madnuucay dhamaanba xusbiyada mucaaridka iyo Agaasimaha Xafiiska LONDON oo mushaharkii kala baxsaday Shaqaalaha Qaarkood

            London Dec 30,2013(SDN)- Guddoomiyaha Telefishanka Qaranka Somaliland ee Dalka UK Cabdi Bacow, ayaa amar ku siiyey shaqaalaha iyo wariyeyaasha ka hawl-gala xarunta telefishanka ee London isla markaana ka mabnuucay in telefishanka laga baahiyo munaasibadaha ay qabsadaan Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo Waddani Isagoo fulinaya amar uu soo saaray Khadar Cali Gaas oo uu kaga…

            Read More

              Dedaal Laga Dhex Wado Isimada Puntland Oo Laba Garab U Kala Jabay Iyo Rajada Shacabka ee La Xidhiidha Khilaafka Taagan Xilligan Xaasaasiga ah

              Garowe:30-Dec-2013(SDN)-Iyadoo ay sii kala Fogaanayaan Isimada Puntland oo Khilaaf badani dhex yaallo, ayaa Haddana waxa socda isku Dayo la Doonayo in la isugu soo dhaweeyo si khilaafka meesha looga saaro. Dedaaladda la Doonayo in Khilaafka Meesha lagaga saaro, ayaa waxa wada Siyaasiyiin hore oo Maamulka soo maray iyo Khubaro uu Xafiiska Wakiilka Qaramada Midoobay Ee…

              Read More

                Qarax Xooggan Oo Maalintii Labaad Oo Isku Xigta Ka Dhacay Ruushka iyo Khasaaraha uu Keenay

                Moscow:30-Dec-2013(SDN)-Qaraxii Labaad ayaa muddo laba cisho Gudahood ah ka Dhacay Dalka Ruushka. Ugu yaraan 10-Qof ayaa ku dhintay tiro kalena way ku dhaawacmeen kadib markii gaadhi nooca lagu adeegto ah oo ku sugnaa magaalada Volgograd ee dalka Ruushka uu qarxay, sida ay baahisay wakaalda Interfax ee dalka Ruushka. Weerarkan ayaa dhacay Maanta oo Isniin ah,…

                Read More

                  Dawladda Xasan Sheekh Oo Go’aansatay Inay Ka Faa’iidaysato Khilaafka Al-shabaab, Ethiopia-na Ka Dalbatay Inay Gacan Ka Siiso Qabashada Hoggaanka Kooxda

                  Muqdisho:30-Dec-2013(SDN)-Dawladda Somalia ayaa la sheegayaa inay Haatan Go’aansatay inay Ka Faa’iidaysato Khilaafka kala jabiyey Kooxda Al-shabaab, iyadoo Haatan Dagaal ku ekaysay Goobo ay hore u fadhiyeen Kooxdaas lana wareegtay. Ciidanka Dawladda iyo Kuwa Ethiopia, ayaa Shalay Dagaal kula wareegay Deegaano Hoos taga Degmada Bardaale oo ah Halka ay imika kooxda Alshabaab isku soo hadhay, waxana…

                  Read More

                    Soomaalida Minneapolis iyo Madawga kale ee Magaaladaas oo kulan isu soo dhawaasho yeeshay

                    Minneapolis Dec 30,2013(SDN)-Xarunta dhaqanka ee Cedar ee ku taal magaalada Minneapolis ayaa dhawaan martigelisay kulan ay yeesheen Soomaalida iyo madawga magaaladaas ku wada nool. Kulanka ayaa looga wadahadalayay sida labada bulshadood oo khilaaf in muda ahi u dhexeeyay sidii ay isugu soo dhawaan lahaayee. Soomaalida iyo madawga kale ee magaalada Minneapolis ayaa horaantii sanadkan dhalintoodu…

                    Read More

                      Kooxaha Al-shabaab Oo Ku Hanjabay Inay Weerari Karaan Xarumaha Dawladda Ee Muqdisho, Shacabkana Farriin u Diray

                      Muqdisho:30-Dec-2013 (SDN)-Kooxaha Dawladda Somalia Dagaalka Kula Jira ee  Al-Shabaab ayaa sheegay  Inay wali Awood buuxda ku leeyihiin Caasimadda Muqdisho, isla-markaana ay Weerari karaan Xili Kasta Xarumaha Ciidamada Dawaladda iyo Kuwa AMISO. Guddoomiyaha Al-Shabaab ee gobalka Banaadir Sheekh Cali Maxamed Xuseen oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay Al-Shabaab in ay deeganno badan ka maamusho magaalada Muqdisho,…

                      Read More

                        “ Annagoo Aan Markii Horeba Lahayn Agaasime, Wasiir iyo Xildhibaan In Nalaga Qaado Xubintii Guddida Caddaalada Waxanu u Aragnaa……”Suldaan Daakir

                         Burco:30-Dec-2013(SDN)-Suldaanka Guud ee Beelaha Gaboobe, Suldaan Daakir Xasan Khaliif, ayaa isaguna si weyn uga soo horjeestay Haddalada la isla dhex maraya ee sheegaya in La Beddelaya Xubta Beeshiisu ku Leedahay Guddida Caddaalada Somaliland. Suldaanka oo la Hadlayey Saxaafadda, ayaa Tilmaamay inaanay Arrintaasi wax la Aqbali karo ahayn, isla-markaana ay waddanka sumcad xumo ku tahay in…

                        Read More

                          Somalis to Ask Lawmakers for Help Reducing Violence

                          The Cedar Cultural Center recently held an event in which Somalis and other members of the traditional African American community came together to celebrate similarities and promote unity. The effort to become closer comes after the cultures have experienced shootings and a brawl between Somali and African American students at South High in Minneapolis earlier…

                          Read More

                            Al Shabaab Ambushes On Govt Bases in Mogadishu

                            Mogadishu — According to local residents in Mogadishu, Witnesses say heavy fighting broke out between Somali Federal Government troops and Al Shabaab militants in Yaqashid and Huriwaa districts in Banaadir region. The deadly battle took place at Jiro-Garoob and Suuqa Xoolaha suburbs located in the two districts respectively after Al Shabaab militants launched an ambush…

                            Read More

                              “Siyaasada Marka la doonayo Waa wax facwayn oo u baahan daris iyo barasho xeel dheer oo Kugu Hagta Dhaqanka iyo Dhaqaalaha” Prof Axmed Ismaaciil Samatar {DHAGAYSO BARNAAMIJ AAD U DHEER}

                              Hargaysa 29.Dec 2013 (SDN)- Prof Axmed Ismaaciil samatar oo maalimihii ugu dambeeyay Ku sugnaa Dalka ayaa Lacture dheer ka jeediyay Jaamacada ADMAS qaybteeda Caasimada Somaliland Ee Hargeisa isagoo Kagag Hadlay Horumarka(Development) Waxanu tilmaamay in loo soo jeedsado sidii loo horumarin lahaa dalkan Somaliland isla markaan wax soo saar kala duwan looga samayn lahaa. Prof Axmed…

                              Read More

                                Madaxweyne Faroole iyo Siyaasiga Cade Muuse oo ku Heshiiyay n la taageero go’aanka ka soo baxa guddiga xallinta khilaafaadka {DHAGAYSO}

                                Garowe 29.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole iyo madaxweynihii hore ee Puntland Jeneraal Maxamuud Muuse Xersi (Cadde Muuse) ayaa  sheegay in ay gaareen is faham siyaasadeed oo la xiriira sidii ay dorashooyinka  Puntland ugu qabsoomi lahaayeen si nabad-gelyo ah. Faroole iyo Cadde Muuse oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa…

                                Read More

                                  Marwada Madaxweynaha Somalia oo Haweenka u soo Jeedisay in la Taageero Ra’isal Wasaaraha Cusub {DHAGAYSO}

                                  Muqdisho 29.Dec 2013 (SDN)- Kulankani oo ay soo qaban qaabisay marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro Cumar Xasan islamarkaana ay ka qeyb galeen haween Soomaaliyeed oo ka kala yimid gobolada dalka ayaa lagu taageerayay Ra’isul Wasaaraha cusub iyo Xukuumadda uu soo dhisi doono in ay la timaado howlkarnimo, waxaana ay kula dar daarmeen Xukuumadaasi in ay…

                                  Read More

                                    Hargeysa: Munaasibad Lagu Daah-furey Shirkadda Sahaminta Iyo Qodista Ceelasha Biyaha Ee HORN DRILLING COMPANY

                                    Hargeisa, 29 Dec 2013 (SDN) – Agaasimaha guud ee Wasaaradda khayraadka Biyaha Somaliland, Cabdirisaaq Jaamac Nuur, ayaa maanta xadhiga ka jaray shirkadda HORN DRILLING COMPANY, ayaa ah shirkad ka shaqeynaysa qodidda ceelasha biyaha iyo sahaminta goobaha ay biyuhu ku jiraan ee baahan in ceelal biyood laga qodo. Shirkadda HORN DRILLING COMPANY, oo ay aasaaseen dhalinyaro…

                                    Read More

                                      Golaha Guurtida oo Amray in la baadho masuuliyiinta ku shaqada leh Cashuuraha ay Booyadlaydu ka gadooday iyo Khasaaraha ka Dhashay

                                      Hargaysa 29.Dec 2013 (SDN)- Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa maanta guddi sagaal xildhibaan ka kooban u saaray baadhitaanka khasaarihii ka dhashay shaqo joojintii Booyadaha, mudaharaadkii Dadweynaha iyo Biyo la’aantii Hargeysa Gilgishay. Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa Amray Guddida in ay u yeedhaan masuuliyiinta saamaynta ku lahayd arrintan iyo Booyadlaydaba isla markaana ay…

                                      Read More