Webmaster

    Ururka xidhiidhka dhalinyarada Somaliland ee Uk ee lagu magacabo (Somaliland Youth Network)oo xafladii soo dhawaynta Moyerka Hargaysa qayb libaax ka qatay mahadna iska leh

    London 19Dec13(SDN)ururka xiriirka dhalinyarada somaliland oo urur dhawaan laga dhawaqay casimada Uk ee london oo xiriirinaysa dhamaan dhalinta reer somaliland ayaa waxay xalayto ka qayb qateen xaflad soo dhawayna oo soo qaban qabiyeen hablaha garoodi ee uk xafladan oo ah tii u heraysay oo si wada jira u qaban qabiyaan Ururada somaliland oo dhamaan ka…

    Read More

      Wasiirka Duulista Oo Shaqadii Taxi-yada Madaarka Hargeysa Kooto Ugu Xidhay Shirkadda Raaxo Oo Uu Leeyahay Wasiir Hore Oo Madaxtooyada Ku Xidhani

      Hargeysa:19-Dec-2013(SDN)-Dagaal iyo Gacan-ka-hadal ballaadhan ayaa saaka Garoonka Diyaaradaha Hargeysa ku dhex maray Taxi-layaasha ka xamaasha halkaas iyo kuwa u shaqeeya shirkadda baabuurta kiraysa ee Raaxo oo halkaas dhisme gaar u ah ka samaysanaysay. Sida noo sheegeen warar xogogaal ahi wasiirka Duulista  Somaliland Maxamuud Xaashi ayaa amar ku bixiyey inay shirkadda Raaxo Taxi Madaarka dhexdiisa ka…

      Read More

        Madaxweynaha J. F. Soomaaliya Oo Ka Tacsiyeeyay Geeridii Xildhibaan Sokorlin

        Muqdisho Dec 18 2013(SDN)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka tacsiyeeyey geeridii caawa ku timid Xildhibaan Xasan Muxumed Cali (Sokorlin) oo magaalada Muqdisho xanuun awgiis ugu geeriyooday. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa tacsi u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka, ku xigeenadiisa, xildhibaannada sharafta leh iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geeridii Xildhibaan Sokorlin oo caawa ku geeriyooday,…

        Read More

          Al-shabaab Oo Xalay Weerar Dhimasho iyo dhaawac Keenay Ka Fulisay Magaalada Wajeer iyo Walaaca Shacabka Oo Kor u Kacay

          Wajeer:19-Dec-2013(SDN)-Ugu yaraan Laba Qof ayaa ku Dhimatay Shan kalena waxa gaadhay dhaawacyo kala duwan kadib markii ay kooxo hubaysani xalay fiidkii Weerar ku qaadeen Magaalada Wajeer ee Gobolka W/Bari Kenya.  Dhammaan dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay waa dad rayid ah waxaana lagu weeraray mid ka mid ah xaafadaha magaalada Wajeer, kuwaas oo aan wali cidda…

          Read More

            Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Oo Yididiilo Ka Muujiyey Shirweynahooda, Daboolkana ka Qaaday Isu Soo Dhawaansho ay Mucaaridka La Gaadheen

            Hargeysa:19-Dec-2013(SDN)-Iyadoo ay haatan Soo Kordhayaan Niyad-xumada laga Muujinayo Qabsoomadda Shirweynaha Xisbiga Kulmiye ee ee u astaysan Dabayaaqada Bishan Gebegebada ah, ayaa waxa arrintaas ka hadlay Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac shabeel.  Jaamac Shabeel oo La Hadlayey Warbaahinta maalintii shalay, ayaa tilmaamay inuu raji fiican ka qabo inuu shirku  qabsoomo xilligii loogu talo galay,…

            Read More

              Madaxweyne Xasan Sheekh“Kuwii ka danbeeyey dilka Dhakhaatiirta waa in sharciga la hor keenaa”

              Muqdisho Dec 18,2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa si kulul u cambaareeyey dilkii waxashnimada ahaa ee loo geystey Dhakhaatiirtii Siiriyaanka iyo kuwii Soomaalida ahaaba, oo maanta lagu dilay agagaarka Siinka dheer ee duleedka Muqdisho. Madaxweynaha ayaa ku tilmaamay falkan mid lagu doonayo in sumcada, karaamada iyo sharafka Soomaaliyeed wax loogu…

              Read More

                Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddoomiye Cirro Oo Odayeyn Dheer Ka Dib Qasriga Madaxtooyada La Ikugu Keenay Iyo Nuxurka Wada Hadalladooda

                Hargeysa:19-Dec-2013(SDN)-Waxa markii ugu horraysay taariikhda tan iyo intii khilaafku soo baxay  kulan fool-ka-fool ah yeeshay Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro). Kulankan oo Maalintii shalay dhacay ayaa wax aka Odayeeyey Gudddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Oday Xaaji Cabid Xuseen (Cabdi waraabe) oo muddooyinkii ugu dambeeyeyba…

                Read More

                  Mayor ku Xigeenka Hargeysa oo la Kulmay Jaaliydayaha iyo Madaxda Bristol, Cardiff, iyo Sheffield(SAWIRO)

                  Bristol Dec 19,2013(SDN)-Mayor ku Xigeenka Caasimada Somaliland ee Hargeysa Mudane Cabdi Casiis Maxamed Xaashi “Cagoweyne” oo hawlo shaqo u jooga Dalkan Britain ayaa kulamo aad u balaadhan la yeeshay Maayorrada iyo Madaxda Jaaliyadaha magaalooyinka Bristol, Cardiff, iyo Sheffield ee Dalkan UK. Ugu horrayn Mayor ku xigeenka ayaa waxa uu kulan aad u balaadhan la yeeshay…

                  Read More

                  Capital One Cup Semi Finals 2013 oo La Isu Miciyolisanayo (By Jaahuur)

                  London-19-Dec-2013-(SDN) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula kacaynaa xagaaiyo Ingiriiska oo la isku feentey (Capital One Cup Semi Finals 2013). Koobkan oo aad looga qadiriyo carigaa Ingiriiska ayaa waxaa isku soo hadhay 4-ta Naadi ee kala ah Man United,Man City,Sunderland iyo West Ham United,laakiin aawey kooxihii kale ee caanka ahaa? Haddaba 4-tan Naadi yeey soo kala…

                  Read More

                    Madaxweyne Xalinta Cabashada Shaqaalaha Tv-ga ma Xaqa ayaad garabka saari, Mise Dulmiga?

                    Waxaa dhawaanahan warbaahinta ku soo noqnoqday wararka sheegaya in khilaaf xoogan oo lagu kala jabay kana dhexeeyay masuuliyiinta Wasaarada Warfaafinta oo ay ugu horeeyaan Wasiirka iyo Maareeyaha, taas oo ay barbar socotay cabasho shaqaalaha Tv-ga qaranku ka tirsanayeen sida ay sheegeen maamul xumo iyo qabyaalad aan gabasho lahayn oo uu ku kacay Maareeyaha Tv-gu ….

                    Read More

                      WAX YEELADU DABEECADAYDA AYAY KA MID TAHAY ?

                      Dabeecadaha dadku way kala duwan yihiin , oo qaarkood waxay leeyihiin , 1-Dabeecadda xayawaanka doogga cuna oo kale , kuwaas hami iyo qamigoodu yahay , wax lacuno -wax lacabo iyo shahwad uun . 2-Dabeecadda xayawaanka hilibka cunana , waa in uu wax dilo – wax burburiyo -wax gaado  colaad -nacayb wax ka baji – hanjabaad…

                      Read More

                        Dhaarta Kitaabka – Ta dhaqankana ha lagu daro

                        Ilaahow aanaan caqliga waayin. Ilaahow naga kori Cadaabta aduun iyo ta aakhiroba.       Waxaa la yidhi : La hubsayoo, Gorayo haad noqon weydey.       Sideedaba Soomaalidu, siiba ta Federaalka Soomaaliya (een shinkeedu buuxsamin) wali mey Fahmin waxa ay tahay “Dowladnimadu” ama Qaranimadu.       Hadii si walba la isugu dayey…

                        Read More

                          Somalia: Militants ambush doctors convoy killing 6

                          MOGADISHU, Somalia (AP) – Suspected armed Islamic militants on Wednesday ambushed a convoy carrying doctors near the Somali capital, killing six people, three of them Syrian doctors who were in the country giving medical assistance, officials said Wednesday. Capt. Mohamed Hussein, a senior Somali police commander, said the convoy came under attack in a semi-forested…

                          Read More