Webmaster

    Hargeisa deputy mayor (Councillor Abulaziz Mohamed Hashi) posses all concepts and successful qualities to become a future Leader

    Hargeisa deputy mayor (Councillor Abulaziz Mohamed Hashi ), who is at present in official visit to UK, has all concepts and successful qualities to become a future Leader. Today December 18, 2013, he will meet and address the Diasporas here in London with regard all the issues in general in Somali-land local governments and in…

    Read More

      Xaflad lagu soo dhawaynayey Mayor ku xigeenka Hargaysa Cabdicasiis Cago wayne oo soo qaban qabiyeen Hablaha Garoodi Uk oo ka dhacday London

      London 19Dec13 (SDN) Xaflad aad iyo aad loo soo agasimay oo ay soo qaban qabiyeen hablaha garoodi ee uk oo lagu soo dhawaynayey maayor ku xigeenka Casimada Somaliland Mudane Cabdi casiis Maxamed Xaashi Cagawayne aya waxay ka dhacday bartamaha caasimada London xafladan oo ka soo qayb galeen dad wayno aad u tiro badan iyo xisbiyada Mucaaradka…

      Read More

        Madaxweyne C.raxmaan Faroole oo ugu Hanjabay Murashixiinta ka qayb galaya doorashada Madaxtinimo inuu ka qaadi doono talaabo Sharci {DHAGAYSO}

        Garowe 18.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land C.raxmaan Maxamed Faroole ayaa ugu Hanjabay Murashixiinta kula loolamaya Xilka Madaxtinimo ee Punt land inuu ka qaadi doono Talaabo sharciga Waafaqsan,Hadii ay Joojin Waayaan Sida uu ku dooday Burbur ay la rabaan Maamul Goboleedka uu Hogaamiyo . Madaxweyne Faroole Waxa uu sheegay in Sidii ay hawshu…

        Read More

          Guddiga Mashruuca dhismaha Wadada-cad ee Hargeysa iyo Sallaxlay oo beeniyay war laga faafiyay wada-hadal dhexmaray Guddigooda iyo Wasiirka Madaxtooyada

          Hargeysa December 18, 2013 (SDN)- Guddiga mashruuca dhismaha Wadada-cad ee xidhiidhisa magaalooyinka Hargeysa iyo Sallaxley, ayaa beeniyay war laga faafiyay booqasho uu Isniintii doraad Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Xirsi Cali Xaaji Xasan ku tegay jidkaas dhismihiisu socdo iyo nuxurka wada-hadal dhexmaray guddiga mashruucaas iyo Wasiirka. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu soosaaray Xoghayaha Fulinta guddiga mashruuca dhismaha…

          Read More

            Afar Dhakhtar oo u kala dhashay Suuriya,iyo Somalia iyo ilaaladoodii oo Maanta lagu khaarajiyay Duleedka Muqdisho

            Muqdisho 18.Dec 2013 (SDN)- Ugu yaraan 6-qof oo sadex ka mid ah ay ahaayeen Dhakhaatiir sadex ay u dhasheen dalka Suuriya iyo mid Soomaali ah ayaa maanta loogu geystay Fal Khaarajin ah Duleedka Muqdisho, gaar ahaan halka lagu magacaabo Siinka Dheer oo 15-km dhinaca Koofureed kaga beegan Muqdisho. Dhakhaartiirta la dilay ee Ajabiga iyo Somalida…

            Read More

              Xuska Maalinta Muhaajiriinta oo Hargaysa lagu qabtay iyo Wasiirka Dibu dejinta oo ka hadlay

              Hargaysa 18.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka wasaarada dib u dajinta JSL Md Axmed Cabdi Kaahin ayaa maanta ka qeyb galay munaasibad  lagu xusayay  maalinta muhaajiriinta   adduunka oo lagu qabtay xarunta la talinta gaarka  ah ee muhaajiriinta MRC ee magaaladda hargaysa. Xafladan oo ay kazoo qeyb galeen madaxa xafiiska MRC hayadaha I O M UNHCR ururada xuquuqul…

              Read More

                Wasiir ku Xigeenka Caafimaadka Somaliland oo Xogwaran Siisay Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                Hargaysa 18.Dec 2013 (SDN)-Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Caafimaadka ee Jamhuuriyada Somaliland Marwo Nimco Xuseen Qawdhan ayaa Xogwaran gaar ah oo ay Maanta Siisay Shabakada Qurbejoog.com waxay ku faahfaahisay Qorshaha Waxqabad ee u Suuro galay Sannadkan sii Galbanaya ee 2013-ka. Marwo Nimco Xuseen Qawdhan waxaa kale oo ay Sharaxaad ka bixisay Hawl galada u qoondaysan Wasaaradeeda…

                Read More

                  Murashixiinta doorashada Punt land oo Isimada ugu baaqay inay soo faro geliyaan Khilaafka iyaga iyo Madaxweyne Faroole

                  Garowe 18.Dec 2013 (SDN)- Musharrixiinta u taagan xilka madaxtinnimo ee maamulka Puntland ayaa codsanaya in isimada, waxgaradka iyo ganacsatada reer Puntland ay soo kala dhex galaan khilaafka u dhaxeeya musharrixiinta iyo madaxweynaha talada haya Cabdiraxmaan Faroole. Cabdullaahi Siciid Samatar oo ah guddoomiyaha musharrixiinta xilka madaxweyne ee maamulka Puntland ayaa sheegay in ay doonayaan doorasho xalaal…

                  Read More

                    There is identical history or similarity between Ho Chi Minh- the Vietnamese leader who liberated Vietnam in 1975 and Mohamed Hashi Lixle, the founder of SNM liberation Army in 1981.‏

                    There is identical history or similarity between Ho Chi Minh– the Vietnamese leader who liberated Vietnam in 1975 and Mohamed Hashi Lixle, the founder ofSNM liberation Army in 1981.  After the war had ended, the former capital of South Vietnam, Saigon was re-named as Ho Chi Minh City, the leaser’s name to remember and recognition for his role for the liberation…

                    Read More

                      Mayor ku xigeenka Caasimadda Hargaysa Cabdicasiis Maxamed Xaashi oo kulamo la yeeshay madax dalka Ingiriiska ah.

                      London 18Dec13(SDN) Moyer kuxigeenka Caasimadda Somaliland Cabdi Casiis Maxamed Xaashi oo dhawaanahanba  ku sugnaa dalkan Ingiriiska ayaa kulamo gaar-gaara kula yeeshay madax ka tirsan dalkan Ingiriiska. Moyer kuxigeenka Cabdi Casiis Maxamed Xaashi ayaa u muuqda nin dhalinyaro ah oo dadaalo dheeraada sameynaaya inta uu ku jiro safarkiisa dalkan Ingiriiska isaga oo dhawaana la kulmi doona qaar ka mid ah jaaliyadda…

                      Read More

                        Baarlamanka Federaalka Somalia oo dib u dhigay Ansixinta Ra’isal Wasaaraha Cusub una balamay Sabtida Soo Socota

                        Muqdisho 18.Dec 2013 (SDN)- Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in Sabtida soo socda uu codka kalsoonida u qaadi doono raysul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed. Xoghayaha guud ee baarlamanka Soomaaliya, Cabdikariim Xaaji Cabdi (Buux) ayaa warbaahinta u sheegay in arrimo farsamo dartood dib loogu dhigay cod u qaadista raysul wasaaraha. Waxaa lagu…

                        Read More

                          War Naxdin leh Kooxda Alshabaab oo Laba Ruux Gawrac dhegta ugu Jiiday

                          Wanla-Weyn 18.Dec 2013 (SDN)- Kooxda Argagixisada ah  ee Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa inay labo ruux ku gowracday tuulo 25 km u jirta degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha hoose. Goobjoogayaal ayaa Warbaahinta u sheegay in labada qof ay ahaayeen rayid. Wararka ayaa sheegaya in dilka uu dhacay kaddib markii uu iska hor-imaad dhexmaray ciidamada dowladda…

                          Read More

                            Somaliland weligeed kuma guulaysan doonto Midho-dhalka dimuqraadiyadda ay doonayso haddii aan la xoojin xorriyadda saxaafadda sida madaxa banaan dawladda ugu sheegta dhaliilaheeda

                            Hargaysa 18.Dec 2013 (SDN)- Golaha Guddida Ilaalinta iyo Difaaca Suxufiyiinta Dunida ee Magacooda loo soo gaabiyo CPJ ayaa ka hadlay xayiraadii xukuumadda Somaliland kula wareegtay xarunta dhexe ee Wargeyska HUBAAL iyo xadhigii aan Waaranka Wadan ee xabsiga lagu dhigay laba kamid ah Hawl-wadeennada HMN. CPJ oo habeenkii Isniintii Qoraal ka soo saartay xafiiskooda qaabilsan bariga…

                            Read More

                              Midawga Yurub Oo Taliye Cusub U Magacaabay Tababarradooda Hawlgalada Somalia

                              Brugseles:18-Dec-2013(SDN)-War qoraal ah oo ka soo baxay Midowga Yurub ayaa sheegay in Tababarrada Hawlgallada askarta Somalia laga soo rari doono Dalka Uganda loona soo wareejin doono Magaalada Muqdisho, maadaama uu ammaan haatan halkaas ka jiro. Ururka Midowga Yurub ayaa soo magacaabay taliye cusub oo u dhashay dalka Talyaaniga laguna magacaabo General Massimo Mingiardiagacaab oo noqonaya…

                              Read More

                                Faroole:“Waxaan u sameeyey Qado Sharaf, waa diideen, Dhaqanka Soomaalidana ceeb ayey ku tahay!”(DHEGEYSO)

                                Garoowe Dec 18,2013(SDN)-Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland ayaa ka waramay kulan uu dhawaan la yeeshay mushariixiinta xilka kula tartamaya horaanta sanadka ina soo haya. Madaxweyne Faroole ayaa shir jaraaid oo uu qabtay uga waramy waxyaabihii ay isaga iyo musharixiintu ku kala boodeen. [peckplayer id=”1″ sound=”http://somalimidnimo.com/audio/121713faroolejawaab.mp3″]

                                Read More

                                  Cududda Xildhibaanadii Saacid Taageersanaa Oo Baqdin Gelisay Ra’isal Wasaaraha Cusub iyo Ansaxintiisa Oo Dib Loo Dhigay

                                  Muqdisho:18-Dec-2013(SDN)-Waxa Soo Baxaya warar Dheeraad ah oo la xidhiidha Sababta Baarlamaanka Somalia Dib ugu dhigay Ansaxinta Ra’isal wasaaraha Cusub ee Dhawaan la Magacaabay. Sababta Keentay in dib loo dhigo ansaxintiisa, ayaa lagu sheegay shaki soo baxay oo sheegaya inay jiraan cudud aan la dhayalsan Karin oo ka soo horjeedda ansaxintiisa, kuwaas ooh ore u taageersanaa…

                                  Read More

                                    Somalia Oo Ku Dhawaaqday In Ciidanka Ethiopia ka mid noqday AMISOM

                                      Addis Ababa:18-Dec-2013(SDN)-Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in ciidamada Ethiopia ee ku sugan Soomaaliya ay si rasmi ah uga   mid noqdeen hawlgalka Midowga Afrika ee AMISOM.   Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Addis Ababa, Axmed Cabdisalaan Xaaji Aadan oo la hadlay xarunta wararka  Ethiopia ee Wolta ayaa xaqiijiyay ciidamada Ethiopia in ay ka mid…

                                    Read More