Hargaysa 17.Dec 2013 (SDN)- Taliyaha Guud ee Ciidamada Xeebaha Somaliland Admiral Axmed Aw Cisman Abdi ayaa Sheegay in Dawladaha Midawga yurub ay Somaliland ka Caawinayaan Qalabaynta iyo Tababarada Ciidamada Badda ee Somaliland.
Taliyaha Ciidanka Difaaca iyo Ilaalada Xeebaha ee Somaliland Waxa uu Hadalkan ka sheegay Mar uu Maanta Warbaahinta ugu waramayay Xafiiskiisa Caasimada Hargaysa .
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso Hadalka Taliyaha Ciidanka Difaaca Xeebaha
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/AdmiralAxmed.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
