Webmaster

    Komiishanka Doorashooyinka oo Mudeeyay Wakhtiga ay qabsoomayso doorashooyinka Madaxtooyada,Baarlamanka iyo Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha {DHAGAYSO}

    Hargaysa 07.Dec 2013 (SDN)- Gudida Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta Shaaca ka qaaday in Doorashooyinka Baarlamanka iyo Madaxtooyadu ay dalka ka qabsoomi doonto Badhtamaha Sannadka 2015ka ee soo socda . Afhayeenka Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Mudane Maxamed Xirsi Geele ayaa Shir Jaraa’id oo uu Xafiiskiisa ku qabtay waxa uu ka warbixiyay Hawsha Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo uu sheegay…

    Read More

      Mushaharka shaqalaha tvga qaranka Somaliland ee uk oo garaya £20kun oo gini iyo shaqale aan wasarada ka tirsanayn oo mushaharka qata

      london (SDN) SHaqale hore uga tirsanaa tvga qaranka somaliland laantiisa uk oo la soo xiriiray shabakada wararka qurbejeeg ayaa ka hadlay musuqmasuqa ka jira tvga qaranka siiba qarada  yurub isaga oo xubnahan oo magacooda sheegin ayaa waxay shegeen in agasimahii hore ee tvga qaranka uu shaqalaysiyey dhawr xubnood oo isku beel yihiin taas oo shaqalaha…

      Read More

        Madaxweyne,Ha U arkin Inay Ishayaan wasiirka & maareeyuhu Ee waxa Is Nacay Dhamaan Shaqaalaha Telefishanka iyo Maareeyaha

        Xaalada,cakiran ee ka taagan wasaarada warfaafinta,ayaa ha mid ka sii daraysa oo keeni karta gadood ka yimaada shaqaalaha oo ka dhan ah maareeye khadar xasan cali gaas, Dareenka,shaqaalaha ayaa siwayn, looga dareemay cadho xoogleh, iyo shirar gooni,gooni ah oo shaqaaluhu kaga arinsanayaan,talaabadii ay qaadi,lahaayeen,hadii madaxtooyadu ku adkaysato in  la soo celiyo maareeye khadar xasan cali…

        Read More

          Xisbiga Ucid oo Ku baaqay Isu Soo Bax loogu Hiilinayo Xoriyatul Qawlka Saxaafada

          Hargaysa 07.Dec 2013 (SDN)- Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeeka Ucid Waxaa Uu Ku War galinayaa Dhamaan Taageerayaashiisa Iyo Cidkasta Oo Daneyneysa Xoriyatul Qawlka Saxaafada Jamuuriyada Somaliland In Ay Nagala Soo QaybGasho Banaan Bax Salmiya Oo Ku Beegan Xuska Maalinta Caalamiga Ah Ee XUQUUQUL INSAANKA (Salaasa) 10-12-2013 Banaan Baxan Oo Ah Mid Muwaadinkastaa Xaq Dastuuriya U leeyahey…

          Read More

            Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Magaalada Jig Jiga kaga qayb galaya Munaasibada Xuska Qoomiyadaha Itoobiya

            Hargaysa 07.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL Md Axmed maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho rasmi ah ugu  ambabaxay wadanka Itoobiya ka dib markii uu casuumad rasmi ah ka helay dalkaasi. Madaxweynaha Somaliland Waxaa safarkiisa oo qaadan doona muddo labo cisho ah ku weheliya mas;uuliyiinta kala ah, wasiirka wasaaradda Madaxtooyada…

            Read More

              Madaxweyne ku xigeenka oo sifo is xanbaar ah kaamboolka warfaafinta ku soo geliyay Maareeyihii Musuq Maasuqa ku eedaysnaa iyo dacwada Shaqaalaha

              Hargaysa 07.Dec 2013 (SDN)- Madaxweyne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici ayaa saaka subaxnimadii ku kalahay wasaaradda warfaafinta iyo telefishanka Qaranka si uu ugu kuur galo khilaafka maamul ee u dhaxeeya wasiir Cukuse iyo maareeye Khadar cali gaas, kuwaasoo ay la kala safteen Shaqaalaha wasaaradaasi. Madaxweyne kuxigeenka somaliland ayaa kulan la yeeshay madax waaxeedyadda wasaaradaasi waxaanu ka…

              Read More

                Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia Oo Si Qiiro Leh Uga Hadashay Geeridii Ku timi Neslon Mandella

                Paris:07-Dec-2013(SDN) –Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia, ahna Ra’isal wasaare ku-xigeen Marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, ayaa si cilmiyeysan uga hadashay geerida Madaxweynihii hore ee Konfur afrkiga Neson Manedela, waxana ay ku tilmaantay Halyey ka Baxay qaaradda Madow. Marwo Fozia ayaa sheegtay in Mandella ahaa nin ay soomaalidu u baahanayd in ay wax badan kaga dayato, maadaama…

                Read More

                  Cali Gurey:Lamaan yaabi xubnaha Xaqsoor ee yidhi ” maafishtaba keena ee Kulmiye ku biiray. Lakiin waxan la yaabay…..

                  Hargeysa Dec 07,2013(SDN)-Guddoomiyaha ku-xigeenka sadexaad ee xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Md Cali Gurey ayaa qoraal uu dhigay bogiisa Facebook waxa uu uga waramay xubno ka tirsanaa urur siyaasadeedkii hadhay ee Xaqsoor oo ku biiray xisbiga Kulmiye. Md Cali Gurey ayaa sheegay in xubnaahaasi ay ka xishoon waayeen in munaasibada ku biirida Kulmiye ay ku…

                  Read More

                    Magacyada Shan Soomaali ah Oo Lagu Xidhay Dalka Namibia iyo Sababta Eeddooda

                    Windhoek:07-Dec-2013(SDN)-Shan Qof oo Soomaali ah ayaa maalintii Arbaciid ee Toddobaadkii ina Dhaafay lagu xidhay Dalka Naamibia. Soomaalidana ayaa lagu eedeeyey inay sharcidarro waddankaas ku galeen, waxana loo dhaadhiciyey jeelasha waaweyn ee dalkaasi ku yaalla. generic for clomid Shanta ruux ee Soomaalida ee lagu xidhay dalka Namibia ayaa waxay kala yihiin Yuusuf Huni, Aadan Ismaaciil Xersi,…

                    Read More

                      Koox Marwo Aamina Waris Hoggaaminayso Oo Madaxweyne Siilaanyo Ku Dirqiyaya Soo Celinta Maareeyihii TV-ga Dawladda iyo Dhaqdhaqaaqyo Daneed Oo Madaxtooyada Jaahwareeriyey

                      Hargeysa:07-Dec-2013(SDN)-Khilaafkii waayadanba ka dhex taagnaa Wasiirka warfaafinta iyo Maareeyaha Telefishanka qaranka somaliland, ayaa haatan waji cusub yeeshay, isla-markaana khilaaf kale o oculus  ka dhex abuuray Xooggaga ka dhex jira madaxtooyada dalka looga arrimiyo. Sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyey ee madaxtooyada ka soo baxa, waxa haatan jira dedaallo cusub iyo dagaal lagaga fal celinayo dagaal…

                      Read More

                        XAQSOOR MA ANAA KA HADHAY?

                        XAQSOOR mabda’ baan ugu xishay. Daryeelka dacalladaan ku raacay. Kala-lulashada, dheelitir baa ka roon baan is idhi. Dalka dawadiisa la hel baan is idhi! Dantu waa Xaqsoor baan is idhi. Hamow been baa la yidhi! Doorashadii 2012ka waa mur iyo deebaaq la odhay. Sinnaani waa timo-sacab la yidhi. Sabaalaynta Xaqsoor la badi! Runi, run tagtay….

                        Read More

                          “Nabad baynu haysanaa laakiin Nabadda ma hayaan Kulmiye iyo afartan wasiir ee meesha fadhiyaaye waxa leh dadka, Sheikh Aadan Siiro

                          Hargeysa:07-Dec-2013(SDN)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan-siiro) ayaa si kulul u dhaliilay  Hannaanka ugubka ah ee dhawaanahan xukuumaddu ku cabudhinayso muwaadiniinta u dhalatay waddanka. Sheekh Aadan siiro ayaa maalintii shalay Masaajidka uu khudbadda ka Akhriyo ka jeediyey Khudbad dheer oo dhinayo badan taabanaysay, waxana uu farta ku fiiqay in xukuumadda looga baahan yahay inay u  dheg…

                          Read More

                            Taliye Fadal Oo Ka Hadlay Sarkaal La Sheegay In Hargeysa Lagu Toogtay Iyo Wariyayaal Muddo Xidhan

                            Hargeysa:-7-Dec-2013(SDN)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa  markii ugu horraysay ka Hadlay Sarkaal ka tirsan ciidanka amaanka somaliland oo warbaahinta qaarkeed sheegeen in Hargeysa lagu dilay. Taliyaha oo shalay waraysi siinayey qaar ka mid warbaahinta Somaliland, ayaa tilmaamay inaanay hore warbaahintu caado ugu lahayn inay ciidanka ka Baahiso warar been abuur ah…

                            Read More

                              WARMURTIYEED UU SOO SAARAY MUSHARAXA M/WEYNE XIGEENKA XISBIGA UCID iyo FARIIMO UU UKALA DIRAYO XUKUUMADDA, GOLAYAASHA IYO SHACABKA S/LAND

                              Hargeysa Dec 07,2013(SDN)-Musharaxa madaxweyne ku-xigeen ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa qoraal uu saxaafada gaarsiiyay uga waramay xaaladaha dalku marayo isla markaana Xukuumada talooyin u soo jeediyay. “Waa lagama-maarmaan in la dhowro geeddi socodka nabadda iyo dumuqraadiyadda S/land, waana waajib saaran dhammaanteenba in aynu meel uga soo wada jeedsano jiritaanka iyo adkaynta qaranimadan curdinka…

                              Read More

                                Somaliland: One voice and one target is the vision of Somaliland people, division do not make a nation: By Omer Mohamed Jama

                                The national consultation conference announced by Somaliland political parties has been a hotly debated issue over the past months and became one of the most debated issues among the  Somalilanders. It has caused political divisions, differences as well as massive chaos among the innocent peace-loving people of Somaliland. Neither government nor political parties are perfect…

                                Read More

                                Qori Tuurkii Koobka Kubbadda Cagta ee Aduunka oo Lagu Kala Qaxay Iyo (Group Of Death,Germany,Portugal,Ghana,USA) DAAWO-By Jaahuur.

                                Salvador-06-Dec-(SDN) Saaxiibayaa faqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo Salvador oo lagu kala faraxashey isku aadkii ama qori tuurkii 32-da dawladood ee ka qeybgalaya koobka kubadda cagta ee aduunka ee lagu qaban doona dalka Brazil 2014 xagaaga soo socda. Qormooyinkeenii hore ayeynu ku soo qaadaney isku aadkan maanta lagu kala qaxay,haddaba tababarayaashu maxay ka yidhaahdeen?…

                                Read More

                                  Dugsiyada Gaarka ah oo Fadhataysi ba’an ku haya Macalimiinta ka hawl gala Dugsiyada Dawliga ah iyo Wasiirada Waxbarashda oo ku Mashquushay Shaqo ka duwan ta Wasaaradeeda

                                  Burco 06.Dec 2013 (SDN) Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay soo xoogaysanayay in Dugsiyada gaarka ahi ay bililiqo baahsan ku hayaan Macalimiinta Xulka ah ee ka hawl gala Goobaha Waxbarasho ee dawladu maamusho,isla markaana ku baayacaya dhaqaale ka badan ka ay Xukuumadu siiso. Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa waxaa ka soo yeedhaya Cabashooyin ay soo…

                                  Read More