Webmaster

    Shaqaalaha Telefiishanka Qaranka oo Shaaca ka Qaadey Sababta ay Dareenkooda Ugu Cabireen Warbaahinta

    Hargaysa 06.Dec 2013 (SDN)- Shaqaalaha telefiishanka Qaranka oo Shaaca ka Qaadey Sababta ay Dareenkooda Ugu Cabireen Warbaahinta Kadib Markii ay warabaahinta qaarkood been Iyo Waxba kama jiraan ku tilmaameen eedaha iyo fadeexada Culus ee Dul Hoganaya Meereeyihii Telefiishanka qaranka isla markaana lagu duud siinayo Xuquuqda ka Maqneyd shaqaalaha telefiishanka, laguna qarinayo Eexda,Takoorta,Musuqa,Qabyaalada, iyo maamul Xumada…

    Read More

      Xildhibaan ka Tirsan Baarlamanka Somalia oo Maanta ku nafwaayay Qarax Miino oo lala Beegsaday agagaarka Madaxtooyada

      Muqdisho 06.Dec 2013 (SDN)- Madaxda dawlada Somalia  ayaa ka tacsiyaysay geerida xildhibaan Maxamed Warsame (Faysal) oo maanta lagu dilay qarax miino oo lagula eegtay agagaarka xarunta madaxtooyada Soomaaliya. Allaha u naxariistee xildhibaanka ayay wararku sheegayaan in miino loogu xiray gaarigiisa, taas oo qaraxday xilli uu marayay agagaarka madaxtooyada. Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud…

      Read More

        Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt Land iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Gaadhay Magaalada Jig Jiga iyo Ujeedada Socdaalkooda

        Garowe 06.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole iyo wafdi uu hoggaaminayo  ayaa ka qayb-galaya xuska qowmiyadaha dalka Ethiopia oo 9-ka bishan ka billaabanaya magaalada Jigjiga ee dalka Ethiopia. Madaxweyne Faroole oo maanta ka dhoofay  garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ayaa sheegay in safarka uu ku tagayo Jigjiga uu yahay  mid horay loo qorsheeyey, isla markaana uu…

        Read More

          Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Jig Jiga

          Jig Jiga 06.Dec (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (CIrro) ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey caasimadda Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia ka dib markii uu martiqaad rasmi ah ka helay dhigiisa Dalka Ethiopia oo ku martiqaaday ka qaybgalka xuska maalinta qoomiyadaha Ethiopia oo sannadkan loo asteeyey in lagu qabto magaalada Jigjiga ee dawlad deegaanka…

          Read More

            Maayar ku xigeenka Caasimada Hargeysa Cabdicasiis Cagawayne oo si wayn logu soo dhaweyey Heathrow Airport

            London 06DEC(SDN) Maayar ku xigeenka Caasimada Hargeysa Cabdicasiis Cagawayne oo soo gadhay boqortooyada wadanka Ingriiska Mayarka  ayaa waxa  Gagida diyaaradaha ee Heathrow ku soo dhaweeyeen dadwayne  aad u tiro badan oo ka kala yimid gobolada wadankan uk ka koban tahay  ,Waxa kale oo dadkii soo dhaweeyey ka mid ahaa Safiirka wareega ee  Somaliland Mudane Kaysar Cabdilaahi…

            Read More

              Obama:Falkii u horeeyay ee Siyaasadeed ee aan sameeyay waxa uu ahaa mid aan ku taageerayay Mandela

              Washington Dec 06,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obaama ayaa ka hadlay Noloshii iyo Geerida ku timi Nelson Mandela ayaa sheegay in halgankii Mandela uu saameyn weyn ku yeeshay noloshiisa. “Talaabadii Siyaasadeed ee u horeysay ee aan qaaday ebid waxa ay aheyd ka qeybgalka isu soo bax lagu dalbanayay siideynta Mandale”ayuu yiri Obama. Madaxweynaha dalka Mareykanka oo…

              Read More

                Beesha Dhex Iyo Inta Kale

                          Afeef  ” waan afeefanayaa eedi ha iga hadhee” Kasmo baadhistan tan iyo habeenkii ay maankayga ku soo dhacday, waxa iga guuxayay halkeed ka bilawdaa, iyo sidee u sigib-tirtaa, aniga oo maanka ku haya, xanafta iyo eedaha ka buuxa, kasmo baadhistan, waayo, waa adagtahay, qof inta oo jilibka u laabtay, yidhi waar horta maxaa ina…

                Read More

                  Xildhibaano Ku eedeeyay dawlada Soomaaliya in ay Dastuurka dalka Xadgudub ku tahay Xariga Suxuufiyiinta Shabeele

                  Muqdisho 06,2013(SDN)-Dawlada Soomaaliya ayaa weli xabsiga ku heysa maamulihii Iddaacada Shabeelle ee Muqdisho iyo weriye Maxamed Bashiir ka dib kolkii ay baahiyeen wareysi ay bixisay suxuufiyad Muqdisho uu ku kufsaday Wariye ka hawlgala warbaahinta dawlada. Beesha Caalamka iyo ururada u dooda Xuquuqaha aadanaha ayaa hore u canbaareeyay xabsiga Gabadha la kufsaday iyo hawlwadeenada Shabeelle. Waxa…

                  Read More

                    ZUMMA:Qarankeena waxa uu waayay Wiilkii ugu caansanaa,Shacabka Koonfur Africa waxa ka dhintay Aabahood

                    Johansberg Dec 06,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Koonfur Africa Jacob Zumma ayaa ahaa shakhsigii caalamka u sheegay in uu dhintay madaxweynihii u horeeyay ee Dimuqraadiyad dalkaas ka hirgeliyay Nelson Mandela. Nelson Mandela ayaa dhashay Sanadii 1918kii waxaana dhalay Kaabo Qabiil ku nool dhul qabaaileedka Bariga Gobolka Cape. Waxa uu Mandela noqday shakhsigii u horeeyay ee Qabiilkiisa waxbarta waxaanu…

                    Read More

                      Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Oo Jawaab Ka Bixiyey Warar Saxaafaddu Ka Baahisay

                      Bufalo:06-Dec-2013 (SDN)- Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xilligii Xukuumaddii Sheekh Shariif, Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa jawaab ka Bixiyey Hadallo muddooyinkii ugu dambeeyey ay warbaahinta soomaalidu ka qoraysay. Ra’iisal wasaare Farmaajo, ayaa Beeniyey jiritaanka Wararka sheegaya in Madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud uu ka Codsaday inuu u dhiibo Jagada  uu banneeyey Ra’iisal wasaaraha Baarlamaanku Xilka ka qaaday…

                      Read More

                        Hammi aan rumoobeyn!

                        Caqli iyo garasho lama wada sinna, Hammi si ayaad hadda u fasiranaysaa, niyadaada Su’alo badan ayaa ka guuxaya, Tolow hammigan baas ee aan rumoobeyn muxuu ahaa? Se haddii uu hammi jiro side ayaanu u rumoobeyn ba’? adba! Xaqiiqda waadaxa ah ee jirta manta hadii isku si aynu wax u aragno ama aad fekrad ahaanba tafsiiran…

                        Read More

                          “heshiiskani ma-gafayaal Buu lahaa iskaaya Hortaagay oo Xaafaddeena ka soo jeeda, haddii ay wasiirro tahay iyo haddii ay xildhibaano tahayba” Qabo

                          Hargeysa:06-Dec-2013 (SDN)-Maxamed Ibraahim Qabo oo  Ka mid ahaa Xubnihii Miisaanka lahaa ee maalintii shalay ku Biiray Xisbiga Kulmiye, ayaa ka hadlay Caqabadihii ka hor yimi xilligii ay heshiiskan dhiraadhirinayeen. Maxamed Ibraahim waxa uu  ugu horrayn ku Gooddiyey in ay Adag tahay in Xisbiga Kulmiye Xaqsoor la’aantii uu horumar  sameeyaa, waxana uu tilmaamay inuu Xaqsoor yahay…

                          Read More

                            Xildhibaan Ibraahim Kacaan Oo Jawaab Dheddig-nimo ah Ka Bixiyey Tallaabadii Xukuumaddu Gabiley Kaga Celisay Madaxda UCID

                            Hargeysa:06-Dec-2013(SDN)-Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe (kacaan) ayaa jawaab aan qaan-gaadh ahayn ka Bixiyey Tacaddigii ay xukuumaddu dhawaan Madaxda Xisbiga Ucid kaga Hor istaagtay Gelitaanka Magaalada Gabiley oo uu Xildhibaanku ka soo jeedo. Xildhibaan Ibraahim Kacaan oo ka mid ah xubnaha xilligan ee la safan Guddoomiye Muuse Biixi, ayaa mar uu shalay ka hadlayey munaasibad Xisbigu ku…

                            Read More

                              Shirkii Golaha Wasiirrada Ee Shalay Oo Loo Baajiyey Soo Dhweynta Reer Xaqsoor Oo Marwadu Ka Qayb-gelaysay

                              Hargeysa,:06-Dec-2013(SDN)-Shirkii Toddobaadlaha ahaa ee Madaxweynuhu Toddobaad kasta Maalinta Khamiista Golihiisa Wasiirrada kula yeelan jirey xaruntiisa Madaxtooyada ayaa Maalintii shalay Loo Baajiyey Munaasibad  Lagu soo Dhaweynayey Hormo ka mid ah Urur-siyaasadeedii Xaqsoor. Munaasibadda  Lagu soo dhaweynayey Xubno ka mid ah  ururkii xaqsoor iyo Taageerayaashooda, ayaa waxa Gadh-wadeenka ka ahaa Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo        Aamina…

                              Read More

                                Ethiopia: International Trade Fair and Bazaar opens in Jijjiga Town

                                An international trade fair and bazaar organized in connection with the 8th Nations, Nationalities and People’s Day opened in Jijjiga town, Somali Regional State on Tuesday, Walta Information Center reported. Trade State Minister Ali Siraj and Speaker of the Somali Regional State Council, Mohamed Reshid, opened the trade fair jointly organized by the Somali Regional…

                                Read More

                                  WAR DEG DEGA:Nelson Mandela oo geeriyooday

                                  Johansberg Dec 05,2013(SDN)-Waxa maanta aqalkiisa Ku geeriyooday halyeeygii reer Koonfur Africa Nelson Madela oo mudo dhawr bilooda xanuunsanaa. Nelson Mandela ayaa xukuumadihii Kala duwanaa EE dalka Koonfur Africa xabsiga Ku Hayden mudo sodon sanadood Ku dhaw. Mandela iyo ururkiisii ANC ayaa dagaal ba’an waxa ay u galeen sinaanta dadka madowga iyo cadaanka mudo aad u…

                                  Read More